| Total Comments 2 | Start A New Comment |
| Post Info | Comment |
| Posted By: CAABI Posted On: Jul 29, 2009 Views: 813 | MAXAA UGU WACAN HORUMAR LAAANTA AWDAL MARKA HORE WALAALAYAASHAYDA CAALAMKA KU KALA BAAHSAN WAXAAN UDIRAYAA SALAAN AAD UQAALIYA . BACDA SALAAN WAXAAN RABAA INAAN KU BOORIYO DHALIN IYO WAAYEELBA INAY KA TALIYAAN MUSTAQBALKA DHALINTA REER AWDAL OO AAD IYO AAD UDHIBAN TAHRIIBKA DALKA IYAGAA UGU BADAN WAXAANA UGU WACAN CAMAL LA IDA HAYSATA DALKA GAAR AHAAN AWDAL WAAYO WAXAAN ODHAN KARAA GOBOLADA KALE WAA AY I NA DHAAMAAN XAGA SHAQO ABUURISTA IYO HORUMARKA GOBOLADOODABA . MARKAA WAXAAN RABAA HAL SU AAL AH IN LA ILA OGAADO MAXAA KEENAY DIBU DHACA GOBOLKA YAASE LAGU HALAYNAYAA DHULKA IYO DADKA WALAALAYAAL SU AASHAAS HALA IIGA JAWAABO CIDII JECEL HORUMARKA AWDAL AYAAN LA HADLAYAA NABADEEY |
| Posted By: Xassan Posted On: Oct 23, 2008 Views: 960 | Tahniyad saaxiibayaal iyo walaalayaal run ahaantii aadbaan ugu faraxsanahay inaan maqlo dhalinyar gobolka awdal ka soo jeeda oo dadaal noocan oo kale ah samaynaysa run ahaantii aadbaan idiinku hambalyaynayaa waxanan idin leehay dadaalka halkaa ka wada anaguna waan idin garab taaganahay aniguna ka shakhsi ahaan wixii an qaban karo diyaarbaan u ahay waanan idinla soo xidhiidhayaa wasalaam. xassan newzealand |