Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: evening dresses 2010

Posted On: Jul 6, 2010
Views: 1230
http://www.mypromdresses.co.uk/

Aw, this is a really quality site.


Posted By: Gacal

Posted On: Oct 14, 2006
Views: 1560
Waxaas Day, Waxa Kasokeeya Day

Waxaa nasiib wanaaga in Daarood kuwiisa waxgaradakaa oo meesha ka doodayay ay u arkeen in wax kasta ay ka muhiimsantahay jiritaanka iyo isku xirnaashaha Daarood. Waa xaqiiq in hadii aan u dhaqano sidii awoowayaasheenii hore oo magaca Daarood kahormarin jiray qilaaf kasta oo dhexdooda kujira, inaan natiijadii ay gaareen iyo magicii ay jiilalkoodi ku dhexlahaayeen aan ku yeelanayno. Maanta Daarood cidina kama badna cidina kama dhul badna. Bal eega dhulka Soomaalidu dagto 3/4 waxaa ladhihi karaa Daarood baa tagan. Galgaduud, Mudug, Bari, Sanaag, Sool, Kililka 5aad oo dhan, Gedo, Jubooyinka, Gobolada Kenya maxaaba kasoo haray?. Intaa dadka jooga hadii ay isjeclaadaan oo danahooda kashaqeeyaan ma u malaynaysaa inay cid kale u baahanyihiin. Hada waa in Daarodism dib u bilaabato. Runtaan idiin sheegayaaye waxa Maxkamada guushooda ka dambeeya waa Hawiye oo is leh Darood ha ceeboobo. Waxay ogyihiin ayagoo 15 sano kuguulaysan waayay inay wadanka nabad ka dhaliyaan ayagoo madax looga dhigay dawlado badan oo iyagu isku ogolaan waayay, hadii mida C/laahi Yuusuf guulaysato inay ZERO-C noqonayaan. Khilaafku meelkastuu ka jiraa, balse waxaa guulaysta qoladii dantooda ka hormarisa juruqjuruqda ku jirta. Maantay dhul Daarood ayaa Cayr kusoo duulay, dhulkaliyana uma socdaane qadiyada Daarood oo dhan bay rabaan inay dhulka hoos galiyaan. Marka waxaan fali lahayn anagay na jirtaa. Waxaad ku ogaanaysaa Kismaanyo inaan Absame ka talin ama nin Daarood ah, goormay Xeerkii Daarood ka mid ahayd in Gabdhaha iyo caruuraha xabsiyada lagu guro. Ilaahow aanan waxaas Ogaadeen u nisbayn. Waa nimankii kunka shilin Soomaaligaa nafta ugoonjiray waxa saa yeelaya. Waase lagayaabaa mid Daarood ah oo maalayacni ah inuu ku taageero, balse loo joojin maayo. Daarod is raac!


Posted By: Aden Hiirad

Posted On: Oct 14, 2006
Views: 1598
Yaan la degdegin

Walayaal waad salaamantihiin bahda All Wadani,
Marka hore waxaan is weeydiinayaa maxaa keenay su'aasha ah barre ma mideyn karaa beeshiisa,
Barre waa nin siyaasi ama hogaamiye ciidan ah ee ma aha beesha cuqaasheedi iyo ugaasyadeedi,mana aha ruux ay u dorteen dadku inuu iyaga hoggaamiyo dooxada la yiraa ayuu madax u ahaa haddana waa un saraakiisha somaliyeed ee u halgamaysa meel inay isaga qoraan siyaasadda.marka beeshu horta kuma xirna midnimadeeda iyo midninmo la'aanteeda Barre.
Arrinka kale ee doodda ka dhexdhalatey ee labada beelood ee mareexaan iyo ogaadeen.
waxaan horta is weeydiinayaa ilaa iyo hadda ogaadeen socda oo meel qabsadey ma arag ee wadaad xasan turki la yiraa oo la socda maxaakimt ayaa meesha jooga.
marka ogaadeen hadduu meel qabsanayo teer iyo waag cumar jees waa joogeen jubbooyinka waxay qabsadeenna maana arag ee waxba yaysan maqalka xasan turki iyo madoobe kiiska isaga waalin.illeen siyaasad ogaadeen meesha kuma imaan kumana jogaane.

midda kale mareexaan waxaan weeydiin lahaa meehsa dadka yimid waa run oo Barre waa ka qaateen jagadi laakiin dhibka idin gaarey ma la mid baa mooryaan idinka qabsatey meesha, faiidadase aad ka helki kartaan in maxkamaduhu meesha joogaan iyo in mooryaan iyo jirri ka taliso keebaa ganacsigiina, horumarkiinna iyo nabadgelyada meesha u fiican.marka xamaasadda magaca qabiilka meesha laga bixiyo oo ilaahay dartii loo hadlo.

Waxaan kale oo weeydiin lahaa dadka jubbooyinka oo dhan qabiil kastaba in lugta la isqabto oo hore loo dhaqaaqi waayo oo qolaba qalada kale dagaal ku oogto iyo in shaqo iyo horumar loo jeesto oo siyaasad aan meel gaareeyn la isku mashquulin iyo dhiig iyo burbbur keeba inoo habboon.

Ugu dambayn waxaan soo jeedin lahaa xamaasadda ogaadeenimada haddi aan laga deeyn meesha waxa keenaysaa in meeshu u muuqato meel aan la aamini karin oo qabiil ah aanan maxkamadaha laga dhawaajinayana run ahayn.

midda kale haddii aan usoo jeesto maxaakimta islaamiga ah iyo raagaa u arrimiya miyaanay maxkamaduhu ogeeyn cadawgi ugu xoogweeynaa addunka inuu toosh ku raadinayo cid walbana uu u kaashanayo burburintooda maxaa ku kallifaya shacabkooda inay wax aan macno lahayn iyo siyaasad iyo maamul kula colloobaan. May dadka diinta baraan kulana taliyaan wanaagaa una oggolaadaan dadku cidda ay doonaan in ay u doortaan qofki maamuli lahaa maxaa ku kallifay hal mar inay meel walba qori la istaagaan.
soo ma oga dadkaan ay ka dhasheen dad qabiil ka kooban oo xasaasiyad badan ka dhaxayso oo nabarro badan iyo cuqdado badan ka dhexeeyaan inay yihiin hadana aan diin badan aqoon, aadna u baahan, una xukun jecel inuu yahay.
miyaanay ogayn qofka siyaasiga somaliga ah haddi la yiraa adiga meel heblo laguu dhiibayaa inuu diin iyo qarannimo iyo sharaf midna dib u eegeyn.
miyaanay ogeeyn dadka haddi la yiraa hayado cunno idiin wada iyo mashaariic ayaa gadaal laga soo riixayaa ee dakaan iska kiciya in hooshka ay maalin qura kugu qaadayaan.
miyaanay ogeyn nin u dhashay reer hebelki aad ogeeydeen ayaa meesha ka taliya in ay reer hebel yaanu idin xukumin darteed diinti uga baxayaan .
walaalayaal ha iska dhigina dad alien ah oo cirka ka yimid waa taqaanniin dadkiinna.
ilaa aad diinta bartaan oo xiqdiga, iimaan la'aanta qabyaaladda iyo is nacaybka uurkooda laga sifeeyo inaad xukunkooda ku degdegtaan waxay un soo dedejinaysaa burburkiinna iyo u kaalmeynta cadawgiinna inuu dadkiina idinku laayo dembigasna adinku qayb weeyn baad ku leedihiin ee dadka uun gaalo raacyo ha ku tilmaamina waayo ilaahay wuxuu yiri ma sima yihiin kuwa wax yaqaan iyo kuwa aan wax aqoon.
waadna taqaannaan xaddiiski naebigeenna ee ninki deeqda ku qanci waayey ee rasuulka cayaay marki loo hawoodey in la dilo uu nebigu deeq kale ugu darey ilaa uu farxay uu amaaney nebiga markaasuu nebigu scw isku tilmaamay arrinka sidi nin neef geel ah ka fakadey oo la wada eryadey ilaa marki lagu daalay ninki lahaa yiri war bal iigu kaadiya oo neefka magaciisi ugu yeeryeeray neefkina intuu ku soo guuxay dib ugu soo labtey sidaasna ku qabsadey. Haddii marki hore qoorta loo dheereyn lahaa ninkaasi naarta ayay ku ridi lahaayeen.
walaayaal sidaas baa allheena weeyn subx wat. ugu tilmaamay rasuulkeenna mid u turid badan oo naxariis badan.
Haddi aan tusaale laga dhigan rasuulkeenni suuban scw oo aan xikmad wax lagu wadin meeshi wax laga billabayt ayada oo kusoo noqotey umbaa la arki doonaa.


Posted By: DUULANAEi

Posted On: Oct 14, 2006
Views: 1488
website kaan ma ALLCEELDHEER BAA MISE ALL WADANI

WAR WAXAA WA LALAYAABO AH OO ANIGA IAGA FAJICISAY MEESHAAN ALLWADANI LA YIRAAHDO MA ALLCEELDHEER BAA? MAXAA YEELAY BAL WALAALEYAAL EEGO WARKA IYO AKHBAARTA ALLCEELDHEER KU JIRTA KADIBNA EEGA KUWA ALLWADANI KU JIRA XITAA WAA ISKU QORMO WAA ISKU WAR WAA ISKU FIGRAD MARKA ANAGA OO DADBADAN OO KAMIDA AKHRISTAYAASHA ALLWADANI WAXAAN ISLAGARANAY IN ALLWADANI UU YAHAY LAAN KABAXDA ALLCEELDHEER NINKA MAAMULA WEBSITE KAAN WAXAAN WEYDIINEYNAA MAXAAN WEBSITE KAAGA KA AKHRISANAA MAR HADII UUSAN ALLCEELDHEEER WAXBA KA DUWENEYN MAAN ALLCEELDHEER GALNO.MIDKALE WAA CAADI IN LABO JARIIRADOOD AY AKHBAARTA KALA QAATAAN,LAAKIIN MA,AHA INAAD U AFDUUBNAATID NIMAN SAXAAFADDA U FURTAY INEY KA SHAQEEYAAN DANAHA IYO BARAARUJINTA DADKOODA ADIGANA LAGUU ADEEGSADO DUMINTA IYO ISKOHORKEENKA DADKAAGA.WAXAAD OGAATAA MARHADII AAD LUMISO KALSOODIDA DADKAAGA IN WEBSITE KAAGUNA AHAAN DOONO SIDA CALANKA.COM


Posted By: Aadan

Posted On: Oct 14, 2006
Views: 1388
OK meesha waala isku afgartey ee shaqo wacan

hadii dadku wax ka doodo oo la isla fiir fiiriyo marka danbe wax un baa lagu heshiiyaa oo la isla meel dhigaa waxaan u arkaa sida meesha ka muuqata in daarood intiisii badneyd la isku af gartey meeshaan oo doodii socotey ey hal dhinac isugu biyo shubatey. ninkii hada ka dib qulub meeshaan keenana waxaan u aragnaa hawiye is qarinaaya. horta waxaa mahad leh ilaahii aadan xaashi ceyroow kismaayo usoo direy saa maanta daarood waa midoobey ceyrna garabkoodii ey gabaadka tobanka sano ka dhiganaayeen meesha waa ka baxey. hada waxaa loobaahan yahey in shaqada lagu dhaqaaqo oo nimankaan mooryaanta cimaamadaha soo xirtey ah mudankooda laga waraabiyo oo xabadii bilaabataa waa ineysan joogsan ilaa ukumahooda la tir tiro oo meel looga soo haro, waxaan u qabtey toban cisho Jubbooyinka iyo shabeelada hoose waa in toban cisho ka dib xamar lagu gor gortamaa oo guryaheenii aan xoog kusoo dhacsano balanteenu waa guul. ceyr oo maanta wanted ka noqdey soomaaliya I feel sorry for you your days are numbered murusade iyo abgaalna waa ku sugaayaan ar intee gali doontaa.


Posted By: SOMALI WANAGED JECLIYAA

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1353
AR AMAA DHIB IDIIN HAYSAA

AS WR WB WALALAHA ISLAAMKA AH WAXAAN IDINKU WANIN LAHAY QAB QABLE IYO QABIILAYSI INTAAD ISKU DALIN LAHEYDEEN OO WAQTIGA KU DHAMEYN LAHEDEEN WAX AADAN AJIR IYO AQOON MIDNA AADAN KAHELEYN WAXAA KAAGA FIICAN ADOO HALMAR SUURATAUL IQLAAS AMA QULWALE HAL MAR NIYAD WANAAGSAN KU AQRIYA OO AAD U NIYEESATAAN QALBI FURANA UGU DUCEESAAN UMADA SOMALIDA DULEYSAN IN ILAHAY DULIGA KA QADO WADANKIINA NABAD IYO DOWLAD CAADIL AH ILAHAY UGA BARISAAN,, HADAA SIDAAS SAMAYSO AJIR AYAA KA HELEYSAA , WAXAANA LAGA YABAA MIDKEEN INUU ILAHAY KA AQBALO DUCADA,, MARKA INTAAN QABIIL IYO QAB QABLE HADALKII ISKU DAALIN LAHEEN BAL AYNU TOOBAKEENO ILAHAY AYNU KA BARINO UMADAN 16KA SANO MUSIIBADA KU HABSATAY ILAHAY AYNU U TUUGNO IN ILAHAY FARIJ QEYREYSAN ILAHAY SIIYO AMIIN AMIIN AMIIN AS WR WB


Posted By: SOMALI WANAGED JECLIYAA

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1337
AR AMAA DHIB IDIIN HAYSAA

AS WR WB WALALAHA ISLAAMKA AH WAXAAN IDINKU WANIN LAHAY QAB QABLE IYO QABIILAYSI INTAAD ISKU DALIN LAHEYDEEN OO WAQTIGA KU DHAMEYN LAHEDEEN WAX AADAN AJIR IYO AQOON MIDNA AADAN KAHELEYN WAXAA KAAGA FIICAN ADOO HALMAR SUURATAUL IQLAAS AMA QULWALE HAL MAR NIYAD WANAAGSAN KU AQRIYA OO AAD U NIYEESATAAN QALBI FURANA UGU DUCEESAAN UMADA SOMALIDA DULEYSAN IN ILAHAY DULIGA KA QADO WADANKIINA NABAD IYO DOWLAD CAADIL AH ILAHAY UGA BARISAAN,, HADAA DIDAAS SAMAYSO AJIR AYAA KA HELEYSAA , WAXAANA LAGA YABAA MIDKEEN INUU ILAHAY KA AQBALO DUCADA,, MARKA INTAAN QABIIL IYO QAB QABLE HADALKII ISKU DAALIN LAHEEN BAL AYNU TOOBAKEENO ILAHAY AYNU KA BARINO UMADAN 16KA SANO MUSIIBADA KU HABSATAY ILAHAY AYNU U TUUGNO IN ILAHAY FARIJ QEYREYSAN ILAHAY SIIYO AMIIN AMIIN AMIIN AS WR WB


Posted By: liibaan

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1340
TALO

ARINTA KISMAANYONA AYADOO MAGAALO DAAROOD AHEYD QARNIYO WAXEY WALITAHEY SIDEEDII OO HADII TURKI NOOHAYO AMA HIIRAALE AMA GENERAL MORGAN WAA KISMAANYO LAAKIIN WAXAA QASAB AH IN MAAMUL LAGA SAMEEYO SI LOOGA BADBAADO JAHWAREEKA KAJIRA ANIGU SIDAAN BOOSAASO GURI OAGA DHISTEY ANOO UGAADEENA YAAN KISMAANYO MARKII MAAMUL LAGA SAMEEYO UGA DHISIN GEDONA UGA DHISAN HADAAN AWOODO ILEEN WAA DHUL DAAROOD ISMAACIILE WAANA IN AAN SAA UWADA FAKRNAA... GUUSHA OGAADEEN = GUUSHA MAJEERTEEN=GUUSHA DHULBAHANTE=GUUSHA MAREEXAAN=VICTORY FOR ALL DAAROOD LETS WORK TOGHETHER AND LOVE EACH OTHER WE ARE NOBLE DAAROOD ISMAIL OFFSPRING


Posted By: liibaan

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1331
to daarood jr

waa'ilaahymahdii wali dadka in laga heli karo qof saa wax garad u'ah oo'arimo badan u bidhaaminkara from A to Z sida wax ujiraan iyo sida 'aan wax aan najiijo keeneyn uga doodayno walibana waxaan rajeyn in hadalkaaga yar dadkayaga bildhan kudhumiyay iskuna haysta eedaynta nin aan u horeyn nin guul dareystay ee guuldaradu daaroodka dhan haysato hadii'aay ahaan lahayd dhinackasta soomaliyoo dhana kuhabsatey ayadoo reer aan sax iyo khalad kala'aqoon aay uku hogaamiyaan wadankii guuldaro walibana 'anaga sigaara hadii daarood aanahey noosameysay,hadaba walaalayaaloow talada walaalkeen inta qaadano aan atleast waxyaalaha'aan kadoodayno badalno oo hiiraale iyo kukalaba eedoodu iyo faankoodu midna waxnooma kordhinayee waxkastaa naga murugsane aan horay osocono dhiig isdiida iyo jinsyad isddida okala nooca manihine dhiigii daarood ismaaciil yaan nahaye magaalo xuna in aan kuwada noolaanwayno waa nooceeb,anigu nin absama'ah oo maraykanka dagan ayaan ahay hadana boosaaso ayaan guri kadhistey oo waligey aanan sanadkaan kahor horay cag dhigin maadaama reerkayigii markaay somaliland oo ay kudhasheen kunoolaan waayeen daaroodnimo daraadeed taas waxey cadeyn in daarood meelkasta isla dagi karo dhiigooduna isdiideyn cadow iney isku noqdaan oo nin lafkale ah yaa magaaladaan kataliya waa khalad dhaqana uma lahaan jirin waa dhaqan mooryaanimo ee horay aan usocono oo wax kasta wadaag no magaalo,guul,qaaraan iyo garaba maadaama walaalo nahey iskana deyno faro isku fiiqa dhexdeena'ah dhibaato kaweyn baa jirtee


Posted By: daarood jr

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1326
daaroodism

waxaan aad ugu mahadinayaa ABDI sida uu rabo inuu arko walaalihiis daarrod wayne oo ul iyo diir noqday taasoo dakayagii waawaynaa oo hogaamiyaasha noo'ahaa garan waayeen natiijadeedina aan aragney in magacii, sadkii iyo doorkii aay 100 sano somalia kulahaayeen daaroodba sii naakhusayo.libintii daarood lahaa damacyuun baa maanta inta isku dayay inay afduubaan oo marooqsadaan abusegareeyey.hadii'aanan sidaan wax kabadalin oo aannan iska dayn kana ogaadeena iyo kanaa majeerteena ama mareexaana ama dhulbahantaa maalin baan garnana cawaaqib xumadeeda iyo waliba cawaantaan aan beerka reebeyn oo wadankii inta bur buriyey hadana maanta kuhaya xabashi baa soo socotoo wadaniyiin baan nahey oon carada kadifaacaynaa...riducolous isnt it,nin sax iyo khalad in uu kal garto aay quarter of century kuqaadaneyso oo ayaguba isu aabe yeelin oo xataa habraha guntigooda inay baartaan kaxishoon waayey cawaanimadoodo see maanta ugu doodi karaa wadankaan difacaa ama xabashi aan ladagaalano kama hadli karno dabiinnimada iyo xadaarad la'aanta aay faraca u leeyihiin waa wax udhaxaloo buuugag uunbaa lagu qori karaa...laakiinse soo kama darna ninka awalba wadankaan awoowayaashii usoo dagaalameen xornimadiisa hogaankana uhayn jiray oo from xoreyntiisi... SAYID MAXAMED CABDILLE XASSAN/daarood,calan usameeyntiisa iyo hindisida mideyntiisa shanta xidigood...MAXAMED LIIBAAN CAWAALE/daarod,xukumidisa hab dimoqraadiyo ah markii dadku diyaarka u'ahaayeen...DR ABDIRASHIID ALI SHARMAARKE ama xoog iyo xeelad kuxukumidiisa markii dadku xumaadeen cawaantiina badatay si loo xakameeyo loona xadado oo uu garwadeen ka'ahaa MAXAMED SIYAAD BARE/daarood. Iyo waliba maanta wadankii iyo taariikdiisi yo jinsyadeeniba guurey oo barbarian ama savages wixii intaas oo qarni aan isku aruninaney oo wadanku lahaa ama anagu aan u dadaalney oo shaqsi ulaheyn'aan shaqeysaney burburshay inaan inta ka dhiidhino oon kadanqano umidowno ilee waan aragney waxa'aay kasameyn sanyahiine cawaantaan taariikhdu qoridoonto...intii aan sidaas sameyn laheyn miyaan inta xanjo dhagaha iyo indhaha iska saarnay waxaan websiteyada kaga doodaynaa kanaa majeerteena kana mareexaan ogaadeen ama dhuloos ah.shame on us,soomaalyana qofkii daarooda oo wax garada inta'iska daayo magaalo uu leeyahay xulufaa qabsatay iyo wax lamida munaasub aan aheyn ha'isku diyaariyo sidaa reerkiisa iyo wixxi xigaalaa u daadgureyn karo wadankaan cawaantu qurunsatey oga daadgureysanlahaa ogana guuri lihaa ileen diidnay inaan cawaantaan wadanka drive troughga kudhexmarey iska qabanee.


Posted By: abdi

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1340
maxuu daarood sidii hal ul ah unoqon waayay

anigoo kamid ah nalinyarada hada soo kacday ee Daarood waxaa iga yaabiyay sababta uu Daarood suu u dhanyahay uu isku raaci la'ayahay sida HAWIYE iyo ISAAQ-ba isku raacayn. Waa nasiib darro anaga dhaxdeena inaan wali is cuneeyno. ANiga waxay illa tahay inaanu u fiirino danahayna siguud ahaaneed ee aanan u fiirin qayb qayb. Waxaan dhihi laha HALA ISKA DHAAFO DANEEYSIGA QAAS QAAS KA AH EE DHAMAANTEEN AANU U DANEEYNO SIDUU DAAROOD U DHANYAHAY SIDUU U HORMARI LAHAA.

iska daaya naceebka dhexdiina inta ay HAWIYE iyo ISAAQ idin horfadhiyaan.


Posted By: Marexaan Hero

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1340
To the Webmaster

Salaan Bahda Website Ka Allwadani iyo dhanaam Dadka Kale Salaan Kadib.......Webmaster ayaan waxaa Rabaa in Uu ii Sheego waxa Ku qasbay in uu Hadalada Ka dhan Barre Dad soo Post Gareenayo oo Mar walba U soo Cusboonaysiiyaa Kuwa Kala U Galiyaa Page Yadii Hore

Teeda Kale Mareexaanka Uu Qaybiyay Waa Kuwama War Dadka Yaan Fakar Qaldan Laga Dhaadhicin,
Marexaan Gudihiisa Waxyaabo Baddan ayuu isku Suubin Jiray...Sida isku Xir iyo Qoora Goys..
Niman Yahow Topic Badala oo Xumaanta Dadka Ha u Horseedina

Salaaaaaaaaan All


Posted By: mohamud

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1357
Akhyaarey topic yaan la badelin

meesha ogaadeen iyo reer siyaad xuseen iyo reer diini midna looma furin in laga doodo ee waxey aheyd inaad barre ka hadashaan meel aan la idiin dirsan ayaad gasheen barre waa shaqsi mareexaana looma eedeyn karo reer diinina looma ceyn karo isaga ayaa laga hadlayaa hadii aan toobigaas dib ugu noqdo Barre you failled brother siyaasadaadii aheyd ceyr isku ilaali oo mareexaan iyo daaroodba iska ilaali waa ey qasaartey marka waxaa loo baahan yahey ninka raga ah markii uu fashilmo inuu qaladkiisa qaato oo tolkiis dhibka ka daayo waa hadii uu daacad yaheyee hadii kale sida markii uu ugaaskii la kulmey ee dhowr su'aalood uu weydiiyey ayuu ku yiri hadeer xaalad dagaal ayaa lagu jiraa ee hadhoow aan eeda dib u dhigno walee mar labaad ima dagtid oo waaba aan kuu dagaalano oo meeshaadii dib halaguugu celiyo oo hadana madax adeygii meeshiisa ka sii wad waxaan idin weydiiyey barre ma waxuu ka aabe fiican yahey cumar xaaji masale waa isagii markii siyaasadiisii fashilantey lagu yiri isaga tag meesha hadii cadaalad jirto ninkaan ninkii lagu bedeli lahaa ha lasoo diyaariyo intaan kismaayo lagu noqon hadii kale cid barre u dagaalameyso ma jirto oon ka aheyn inta uu madaxa iyo beerka ka galey oo moodey wuxuusan aheyn meelna kuwaas gaari maayaan ee hada inta talo ey kula taal waji cusub ayey siyaada beesha u baahan taheyee tashada tii hore dhacdayee..


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1350
cajiib

cajib cajib walle waa wax lala yaabo calamka lama araag ogaadeen han jabaaya oo hadan sade uhaan jabaayo absame girl walaaley ma maxakamadah miyaa xaniin dheeraada kusiiyay waayaabe han jabaada kaabaxaaysaa waa midaan calamka lagu arage cajiib walaahi waa yaab abaayo halyeey ogaadeen ninkii kadhashay waxu sayidkii ninkadanbeeyana kama dhalanin sayid kii asaguna waa tii u kayaabiya mareexaan oo uu kutilmaamay eerayadaan DOOD IYO DAGAAL WADA SOCDIYO DIRIC MAREEXAAN BAALEH marku hiil ka wayayna kugu yiri ogaadeen geed har waaynow ina hoos kala odoow walaaley tiradaad sheeganayso waa taas waxaan aad uga xumahay inaad tirbadni taariiq deeda 1 qarni kahoor laga hadlay aad maantay kumeeraysato walaaley taasu horaay ushaqaayn weydaye wax kale mahaysaa waxaa lagu qaatay inaad kuhan jabto ninmaaka gaashaan buurtaa oo eshiyaankiy meelahaas aad kawareegto adigoon tan soqaadan mida aad ledahay kablaalax kamaxumi inaad israacdaane su aashu waxaaweye ayagu makurabaan 1 mida labaad hoorta magac yaadaan aaad ku meeraaysanayso intaad iska dayso adigoo ogaadeena bal israac oo meel kasoo jeeso wabilaahitawfiiq


Posted By: brave

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1314
cajiib

ogaadeen bal adigu horta xoroow marka hora inta'aadan gaarin in aad cid garb istaagtid adigii baa homeless ah. kismaanyana mareexaan hadii uusan 30 sano kahor daganeyn maanta waa dadka ugu badan. mareexaan dantiisana waa yaqaan hadii labada qolo soomaliya stageka syaasada iskugu soo haray majeerteen iyo ceyr aay mid xulufo lanaqonayaan waa ufrantahey,daaroodna waa yahiin soomalina waa yahiin midkay rabaan nbaay qolo ku xulufoobi karaan. balse adigu ina adeeroow gacaliye somaliya arimaheeda waxaba kama ogid ee cidi waxnaqota dhalsho akbari waa intaas guushaadiye


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 ] Next Page ->