Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: absame jr

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1451
ogaysiis

waxaan lasocdsiin dadka dhahaya ogaadeen mareexaan waa garb istaagayaa oo waa ood wadaag,taasi waabeen oo wax aan ugu hiilino ama ugu tanaasulno ooo ay haystaan lama'arko oo'aan ka'aheyn inaay kismaayo kuwaasheenoo kuqafiifeen ayadana dagaan ahaan umalaha waa layaqaanaa inta family oo mareexaana daganaan jirey aad bay u'adahtahay inaad aragtid qof sodon jira oo mareexaana oo kismaayo kudhashay anigu magaalaoyinka u dhow baan dagaa gudaheedana waxa ila dagan waa harti oo waad arkaysaa qof 70 jira oo awoowgiis kudhashay oo ogaadeena ama majeerteena sidaas darteed inaad cayr agency ama gacanyare u'ahatid garab kuguma siinayo loser baadtihiin oo dhulkiini dayacay oo magaalo kablalax cadaw usoo horkacey. daaroodnimo absame waa'aaminsayahey waaana u dhiman magaca daarood laakiinse maya mareexaan oo aan mowqif iyo mabda lagu raaco midna laheyn...nibankaas majeerteen inkastoo aysan aheyn my favoarite hadana waa niban gool leh oo markii run laga hadlo og meesha'ay u socdaan lana xarbinaya labada cadow ee guud oo daarood leeyahay,hawiye iyo isaaq...labadaba dhuuntey ugaleen oo waliba xagsiyaaseed waa kaqaylisiiyaan dhulkoodiina waa dhisteen oo puntland maanta waa carada kaliya oo daarood gunimada kaxoreeysay ogaadeena haduu runtii ogaadey waxeyna bilaabeen in aay dakada boosaaso istcimaalaan meeshii aay berbara iyo soomaaliland oo lagu xumayn jirey daaroodnimo darteed oo ethiopia loo dhibijeray inta layiraahdo waa onlf. sidaas darteed majeerteen hiil waa u qalmaa laakiin mareexaan oo aan ba iyo ta midna aheyn oo kismaanyo uun kukhafiifay wax aan ka'aheyn in aan kismaanyo kasiifaeyo jaahileenta hawiyaha u shaqeeya oo aan tuuladii caabudwaaq iyo tuulooyinka aygu isku laayaan ee gado kuceliyo baa'iga go'an.


Posted By: duulane

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1433
BEESHII TUUGADA

BEESHII TUUGADA IYO BALO U YAACAYSAY
BEESHII GABAR LIX JIR AH IYO BILCANBA FUULAYSAY
BEESHII ODAY BOQOL JIRA IYO CARUURBA BAADEYSAY
BEESHII BOOGTA SOOMALI AHAYD EE LAGA BOGSOON WAAYAY.
BEESHII BILILIQADA KU CAANBAXDEE BOOLIDA RUUGAYSAY
BEESHII BIYAHA WABIGA BEECA GALINEYSAY
BEESHII RAJADII BIDHAANTABA BOHOL KA TUURAYSAY
GOORMEY BAQARA IYO BARTEEN DIINTA BADANKEEDA?
GOORMEY BAHALADII HAWIYE NOQDEE NIMAN BISHAAREYSAN?



Posted By: Raadamiir

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1459
war heedhe

war illeen balaayo la arag, adoo Reer Siyaad Huseen ah oo doqnkaan ogaa oo ka soo baxay dugsiga Bada ayaa hada raba inuu ka sheego barre wax xun,,,,,
Waryaa adeerkaa Nuure Xuubey wuxuu yiri,
Reer-Diini waa Dab xagaa lagumana Dhowaado Lagamana fogaado.
doqon baad tahaye sida isku dhaan.


Posted By: ahmed abdille

Posted On: Oct 13, 2006
Views: 1487
maxaa inala gudboon

Horta Barre khalad buu galay xilligi uu kismayo joogay dhaqaalaha yar e dekedda ayaa indha tiray waxaanu ka cararay cid kasta oo ehelkiisa ah isaga oo ku sir qarsadey ragi ay wax wada qaybsan jireen. iyagina marki tolkood awood yeeshay way ku ballan fureen.Inti uu meesha joogayna ma tabcan ciidan habaysan iyo hub uu ku ilaashado dantiisa iyo siyaasadiisa.
Sidoo kale wax uu ignore gareeyey xirriirka kismaayo iyo degmooyinka kale ee gobolka oo maanta ay keentey in ragii degganaa degmooyinkaas lagu soo kaalmeeyo inay ayaga iyo raggii saaxiibbada uu ka dhigtey ay dabada usoo taagaan oo kismaayo kasoo saraan.
Si kastaba ha ahaatee ragga hadda u badan dhaqdhaqaaqa kismaayo waxa masuul ka ah Sh Xasan turki oo ah nin u dhashay dhoobley iyo afmadow ee aan kismaayo iasagu barre ka sheegan karin.waxa maanta imaatinkiisa kismaayo iyo ku adkaysiga barre inuu ku noqdo kismaayo ay soo kicisay colaado la yar illobay oo ka dhexeeyey dadka walaalaha ah ee mareexaan iyo ogaadeen.
oo aan hadda iyagu ahayn ragga dhabta ah ee maanta isku haya masraxa siyaasadeed ee Somaliya oo kala ah Cayr oo hawiye kaashanaya iyo Majeerteen oo harti kale kaashanaya iyo xabashi isla markaana doonaya xulafo kale oo Mareexaan ku jiro.
waxaan hubaa kismaayo cid joogtaba in ay faaiidada laga heli karo dagaal adag oo meeshaas ka dhaca oo usoo hoyan karta labada reer ee hadda laga yaabo inay toos saamayn ugu yeelato colaadaan ay aad uga yartahay khasaaraha ay ka kasban doonaan dagaalkaan.
waayo laba beelba waa dhaqaale daranyihiin mana haystaan deegnno istraatiiji ah oo dhaqaale iyo hogaan adag oo siyaasadee.
ma aha iyagu dagaalkaan somaliya ka socda ee weeyn kuwa iyagu toos uga macaashaya kol haddii dawaldnimada iyo xukunka dadka isku haya aanay iyagu ahayn.
Haddii maxkamaduhu ka adkaadaan Barre kismaayo haddana xabashi iyo igad iyo weliba mareykan ayay sugayaan dagaalkooda. Sidoo kale waxay sii joogistooda kusii xirnaan doonta hadba sida dagaalka weeyn ee dawlaada iyo maxkamadaha guud ka dhexeeya u dhaco.haddi kaas dawladda iyo xulafadeeda ay guulaystaan waxaa ay ku qasbanyihiin kuwa hadda kismaayo jooga in ay ka cararaan meesha iyaga oo col sii kasbadey iyo cadaawad aan hore loogu hayn.
haddii barre ku adkaado dagaalka waxaan hureyn faragelin xabashi iyo cabdullaahi oo isguba aan meesha uga maarmin deked madax banaan iyo airport caalami ah oo ka duwan kuwi Jawhar iyo baydhaba oo mar walba caga dhulka ka qaad lagu waalay.Taas oo ay u dheertahay iasaga oo waayi doona xiriir badan iyo dano isaga iyo dadkiisaba la wadaagaan bel weeynta hawiye oo lagu astaamayn doono nin u hiilliyey qabiilkiisi daarood oo gacanyare u ah cabdullahi yusuf.kaasoo hadderba aan wax dan ah u hayn barre iyo dadkiisa toona.
Waxaa haddaba ila habboon in si dhab ah labada qolaba dib ugu eegaan xaaladda oo iyagu dantooda iyo nabad gelyadooda ka fekeraan, iskana illoobaan shawahaadda amxaarada iyo cabdullaahi yusuf ama maxkamadaha ee ay ogaadaan kuwa mar walba deriska ahaanaya inay yihiin ee ama col ama nabad ha u dooreen dadkooda iyo ubadkooda halki ay ganacsi iyo waxbarasho iyo nolo ugu abuuri lahaayeen.Ugana so kabsan lahaayeen dib u dhaci ku yimid labadoda qolo halka Puntland iyo Somaliland iyo Cayr ay dhaqaalahooda gaarsiiyeen meel aan lasoo loodin karin.Waxaad ogaataan ragga aad u kala dagaalamaysaan magaalooyinkooda waxay mid waliba leedahay jaamacado ,bankiyo,iyo boqolaal shirkadood oo adduunka ka ganacsada. waxay isbuuc walba dhoofiyaan badeecooyin ay dayuurado ku duuliyaan idinkuna habaaska ayaad hilbhiinni u warteen haada idinkoo aan aqoon meel aad ku socotaan iyo meel aad ka socotaan.


Posted By: dhuusmareeb

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1498
i love visiting this web

stop qabiil lets be united and built our beloved the country...


mareexaan is the only darood u can deal with..or u can leave with peace, and agodene..

every qabiil is exit evil guy and we suppor him as qabiil and we never sit and ask why are we supported this guy and what is the benefit we are getting it..

pls let help somalian.....ethiopian gaajo/whit aids she is winning, what she done 100yrs ago

sayid m. a. hassan SYL VS majeerteen boqar suldaan and few warsengali

no is done with bare hiiraal and unprofessional governmnt VS syl (UIC Somaaliya)


vivo syl now is back we will win the will of god.

peace out


Posted By: dhuusmareeb

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1474
i love visiting this web

stop qabiil lets be united and built the country...


mareexaan is the only darood u kind deal with..u kind leave with peace, and agodene..

every qabiil is exit evil guy we suppor him as qabiil and we never set and as why are supported this guy and what is the benefit we are geting it..

pls let help somalian.....ethiopian gaajo/whit aids she is winning, what she done 100yrs ago

sayid m. a. hassan SYL vs majeerteen boqar suldaan and few warsengali

no is done with bare hiiraal and unprofessional governmnt vs syl (UIC Somaaliya)


vivo syl now is back we will win the will of god.

peace out


Posted By: Annas

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1471
Barre Barre Barre

Waxaa Hubaal Ah Barre in uu Ka dhashay Ree Diini uusan Rabina Cid Alla Uunntay Meel Walbana Xaniinyo Ree Diini uu Ku Marayo
ee Habaar Soo tuura oo Masaajidyada Gala

Wiil Absame: Ma adigaa Dad Ku sheegayo Boon ogaadeen oo Idil waaba Boon La iska Galee
Inan Gumeed Kaa Tahay Cun

Abaasna Wuu Shaqaysanayaa ee Maandhoow Cabaadka iga Daa Hadana Waxuu Joogaa Meel aad U dhalatay


Posted By: Annas

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1439
Barre is A Hero

Salaan Kadib' Waxaa Nasiib Xuma ah in Coll: Barre Wax Laga Sheego Asagoo ah Ninka Kaliya ee u Halgamay Magaca Sade Halka Corneelada Kale iyo Generaalada ay iska Hurdeen

Miyuusan Ka Dhici Karin Qofka Bini aadanka Qalad?
Sida aan La socono Barre waxuu Kismaayo Ku suubiyaya Qaladaad in uu Ku duulay Beelo Mareexaan ah'
Waxuuna isku Dayay in uu Xaliyo Qaladaadkaas uu Suubiyaya Walooow Dadkii ay Diideen Ka soo Jeeday Dadka Wax La Gaarsiiyay

anyway Waxaan idin Leeyahay Hadaad Mucaaradaan iyo Hadii Kale

Barre is Real Hero of Beesha Sade
Wuuna Ahaan doonaa


Posted By: Ree sadyaroow waxba hala harina

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1444
Sad yare

Marka hore adban uga xumahay in nin walba.u daacadisa uu fikrad ahan u soo qoro .shekh xasan tukri wan u dhashay kismanyo waligina an wardiyaynin bare hirale.kuna soo dulin dhul nin walalkisa u leyahay.inta ad sh.xasan ka hadlaysan away.h/gidirti u bare kismayo dadka walalihisa ku laynayay.sade ma marki bare kismanyo laga saray ayu so baxay?turki.iyo sade wa walalo.cadowgena fog an u midowno.


Posted By: gabarsade

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1456
hacay tamin hana dabaabin

gabaadha labaxday hodan abaayo waxaan ku sheegayaa horta marka hore ilaahey u noqo marka xigta way fiican tahay nabadu adigaan ubaaha ee ayadu kuma baahna xasan turkin waa ruun taa oo kis maayo nina kama xiigo cid wax kuyeelasana majirto markii mareexaan qabsado insha alaahu waayo shalayba xasan turki waxaa ku waardiyaayn jiray wuxu ahaa barre hadan cidi wax yeeli mayso oo waa xeer sade inaan qofkii dagaal kudhinta maahine aan dadka cawaanimo loola dhaqmin ama lagu dilin mida kale waadiga leh ninkaa munaafaqaa seed ku ogaatay inu munaafuq yahay cilmulqaybka miyaad ogtahay subxaanalaahu maxaad udan baabeeysaa waxaad iska dhigaaysaa qof wanaag ku hadlaaya markaas baad danbi kii ugu weynaa iyo hadal xumo yaad beeg sanaysaa waxaan ku sheega yaa mardanbe hadaad hadal xumaadaas soo qor to waan kaa gabday had laakiin inaan kaagaban doonin sifiican ayaan isu fara saaraynaa waa loo dhug maystaa dhabadaad maraaysoo aad ku dheelmanayso waa laga fiirsadaa hadalada


Posted By: muriidi

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1450
huraale wuxuu marayaa ,mahuu maray caydiid

barre wuxuu marayaa caydiid mahuu maray.
waxaan sudaa u leeyahay. waxaan soo joognay oo waayo araknimo u leenahay xaalka dhaqan dhaqaale iyo mid siyaasadeed ee soomaaliya.

hadaba tusaalle waxa inooga filan caydiin.
wuxuu u ahaa beeshiisa
suldaan , indheer garad, oday, siyaasi iyo dagaal ooge wayne.

tolkiisa way ku qanacsanaayeen wuxuu sameaynaayay iyo wixii uu ku kacaay.
maxay u dabeeyaa?.

waxay ku dameeyeen idinka ayaa xaadir u ah , idinkagama faaloonaayo , waayo aad araktaa .
meeye sacad?

hadaba wixi dhici doona lama celin karo , waxa soo socdana way naga wayn yihiin.

berra beesha uu ku dagaal galo waa mareexaan.

talo waxay iga tahay yaa dab laidin saarin , yuusan idin ku qamaarin hiiraale.

yuusan idinku qaraaban waa daalim.
yuusan godobkale yuusan idin gelin.

maad maseetaan oo aad arktaan qeerkiina oo aad dhisataa dhulkii , ilaahay iimaanka idinkama qaadinee, maxaa arli kale ugu han qaltaageesaan. yaa mareexaan.

awal baa damnaha la idin ruugayay oo la idin dhaarsanaa , ma'maanta ayaad ku darĀ“sateen hanqaltaag dhul dadeed.

ilahay kabaqa laidinkama karee, wixii alle idin qoray ayaad helaysaan ee isku soo biimeeya dhul aydaan lahayn waa KISMAAYO.
NABADEEY


Posted By: Suxufi Madax Banaan

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1466
Waxay ahaataba dagaal laga fursan maayo

ninkii wax hayoow hadaba wax hala harin dagaal wuu dhacayaa cid bayna guushu raacaysaaye.
waana lawada ogyahaye ee saadaaliya cida ku guulaysanaysa.
aniga waxaan u codeeyayna hala iigu danbaysiiyo


Posted By: deeq sowanx

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1467
waxuusan falin maysan dhicin

waxan kahadlayaah rayigayga ku aadan arintaan kataagan Jubada oo ah arin aad u xun bare waxuu ahaa ninka besha hogaamiyo talo iyo tusaalana ka qaadato waxuusan falina ma aysan dhicin taas ayaan kafaaloonayaa bare waxuu sameeyay wax laga faaloonkaro mahan ee ukusameeyay bashiisa iyo belaha dagan ee iyo kuwa uuka soo jeedo waan WAANA HEERYADIIS CUNE bare waxuu uhaystay in uusan gadaal ugu laabanayn sida ay uga dhaadhacsanayn ragii asaga lamid ka ahaa ee laga saaray xamar in uu kulaban doono geedkii waynaa ee uu shaxda uga ciyaari jiray baardhere taasan way dhacday hada waxuu wadaah abaabul qaldan oo uu kumarin habainayo besha qaarkeed oo wax magarato ah waayo qabiil walba wax garad iyo waxma garte waa kujiraah sida uu asagu u yahay waxma garte marka aniga rayigayga hadii aan soo kuubo bare oo kusoo laabto kismaayo waxay lamid tahay ragii qanyare muuse IWm oo kulaabtay xamar marka rayigayga waxaan ugu baqi lahaa besha sade oo aan kamid ahay in aysan lasafan bare hiiraale WABOLAAHI TOWFIIQ


Posted By: Hodan

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1470
waryaada niman yahow mareexaan isku xishooda

tolow xidid iyo xigaalabo waa la yahey ee hala kala xishoodo ogaadeen garab aan mareexaan aheyn malaha tan iyo maxamed siyaad alaha u naxariistee walaal aan mareexaan aheyna weligiis ma laheyn hadii maanta xasan turki kismaayo yimidna wax dhib ah oo uu mareexaan ku wado ma jirto maamulkii oo dhana idinkaa faraha la idinka saarey ee reerka meesha ku qatan ee weligood magaaladan sheegan jirey waa is yaqaanaan ee maxaad weligiin dan kale ugu dhimataan maad tiina ka hadashaan meelihii ugu mihiimsanaa ee gobolka ayaa farta la idinka saarey ee walaalihiin kusoo biira. cabdulaahi amxaar iyo harti lowyo kuus yeysan naga faa iideysan gaala raac mareexaan asal uma laheyn ee ninkan waashey yuusan idin ceebeyn Barre waqtigiisii waa dhamaadey ina adeerkiis oo caalim ah ayaana lagu badeley maxaad ukala xigsaneysaan labada nin ee mareexaan ee midna diinta wato midna munaafiqa ah ee cabdulaahi amxaar idiin wado. kuwa ogaadeen ee meeshaan ceytamaayana waxaan leeyahey ogaadeen anigaa ah oo idinkaga aqoon badan ee dad meel kale ka yimid yeysan dadkiina idinku dirin iyagaa wax walba idinkaga mudanee qoyska maxamed subeer ee afmadow iyo dhoobley degen waxaa dantooda iyo nabadooda ku jirtaa kuwa mareexaan ee faafax dhuun iyo gerileey degan dad intii isku deegaan ah ayaa isku dan ah ee yaanan dadkiina la idinku dirin oo soo dhaweysta iyagaa waxa kaloo dhan idiin dhaamee. wabilaahi towfiiq.


Posted By: Gacal

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1486
ILMA ADEERAYAALOW I DHAGAYSTA

Horta anaga Daarood ah yaanan labalabo isku qabsanina. Wayjiraan wiilal Absame ah oo Maxaakiimta lasocota, lakiin Absame siduu u badanyahay waa niman Daarooda oo aaminsan danaha Daarod. Way jiraan wiilal Mareexaan ah oo iyaguna maxaakimta lasocda. Jaafa jiriqu meel kastuu kujiraa. Marka yaan nalaka faa'iidaysan oo qabiil Daarooda kuwaas falaagoobay oo Cayr lasoo saftay daraadood loo caayin. Qofkii kuwaas kamida oo meesha wax kusoo qora, ha la is ilowsiiyo. Meesha waa ree Sade iyo Cayr oo ishaya. Kismaanyo waa magaalo Daarood qofkii aan is yeelyeelayn. Hadii Mareexaan soo dhiciyo iyo hadii Absaame soo dhiciyo, Darood buu usoo dhiciyay. Balse hada Cayr baa ku xisaabtamaya maalmahan waase la isaga dambayn. Marka naga daaya tafaraaruqa!


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 ] Next Page ->