Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: Kamaal

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2404
bare waa sade,sadena waa bare

Xuseen walaale waan ku fahanay la'kiin ma doonayno inaan bare hubka dhigno inta uu indhacade hubka haysto.indhacade markuu hubka dhigo ayaan barena hubka dhigaynaa lakiin inta indhacade wato hub barene hubka wuu wadanayaa,teeda kale xuseen mogdisho ma ahayn meel wax fiican ka imaan jireen ee taa horta ha iloobin mogdisho waa meeshii maleeshiyadka indhacade baabuurta inta looga soo guro ay biliqada iyo kufsiga iyo dilka u soo aadi jireen kismaayo,,,marka intaad bare oo aan kufsi iyo dil kismaayo u soo aadi jirin aad hubka ka dhigayso maxaa kuu diiday inaad hubka dhigto abahii kufsiga iyo dilka iyo dhaca ee indhacade...walaale indhaha fur bare hubka nin buu u haystaaye adi kuuma haystee...


Posted By: Xusseen

Posted On: Oct 5, 2006
Views: 2466
Barrow Duulaanka Jooji oo nabada qaado

Waa maxey qorshaha Barre hiiraale ee cusub waa isaga duulaanka soo wadee muxuu soo wadaa oo cusub mise u sharaxey beeshiisa waxa uu damacsan yahey inuu sameeyo markii uu kismaayo yimaado, ilaa hada waa maya. waa yahee sidee ayuu ku heli karaa taageerada beesha uu ka dhashey isagoon wax qorshe ah aan miiska soo saarin oon u sharaxin qorshahiisa, war ilma adeerayaalow dadku xoolo maaha ee sida loola dhaqmayo halaga daayo iyadoo hada dhaliilihiisii hore loo jeedo ayuu weli dhiiqo isaga dhex jiraa ee ninkan tolkiisa ha qabteen, war reer diini ninkaan yuusan bohol ka ridin ee qabta maanta inta uusan dhib hor leh idiin keenin, war shaley ayaad kismaayo ku ceebowdeen sidii aad wadaadadii mareexaan isaga ilaalineyseen ayaa kuwo ceyr ah la'idiin soo direy oo ey Barre meesha kaa eryeen. Barre tii shaley waa ey dhacdey ee maanta orodoo la tasho wadaadadiina hubka aad wadatona iyaga ku wareeji sidaas ayaa nabad iyo caano lagu gaari karaayee, ma idinla tahey iyadoo ey kismaayo joogaan sheikh maxamed xaaji yuusuf iyo sheikh maxamuud macalin in Aadan xaashi ceyrow iyo xasan turki kismaayo imaan lahaayeen, jawaabtu waa maya, war mareexaanow culumadiina hogaanka u dhiibta oo ninkan iimaanka beeley yuusan cabdulaahi yuusuf iyo amxaaro idn hoos geyn. war qoraxdii cabdulaahi yuusuf waa ey dhacdey ee wax la qabsada nimankaan culumada ah iyagaa dalka u harayee, Barrow nin sii tageyo isaga soo har oo wax haku darsanin iimaanka ilaahey inuu dib kuugu celiyo ayaan kuu rajeyneynaaye, war mareexaanow dib isugu noqda shaley ayaad wiilashiinii culumada aheyd danbi gedo uga gasheen ee ilaah cafis weydiista oo iyaga hogaanka u dhiibta si aad soomaali oo dhan hogaankeeda u hantidaan war maxamed xaaji yuusuf ergo haloo diro oo raali gelin buuxda halaga siiyo wixii lagu sameeyey maanta ninkaas ayaa uun mareexaan kismaayo kusoo celin kara ee xabada joojiya dadkiina walaalahiin ah ayaad wax la qabtaan dalka shareecada islaamka ayaa lagu dhaqayaa Barre hiiraale iyo Fartaag midna diin idiinma soo wado ee yeysan qalalaaso hor leh idin gelinin oo cadowga xabashida dhulkiina soo gelin intaas waa iga talo walaaltinimo hadii uu Barre diidona, sida tariiqda soomaali lagu yaqaan oo ilaa Amiir nuur soo taxneyd mareexaan weyne dhinaca muslimiinta ayuu weligiis la jirayaa dagaalka uu barre soo wadena isagaa ku qasaari doona oo ka shalaayi doono aaqiro iyo aduunba.


Posted By: Burhaan

Posted On: Oct 5, 2006
Views: 2524
Arrinta maxkamadaha

Inta aanan u galin u jeedada hadalkayga waxaan hordhac usoo qaadanayaa qisadaan.Xiligii daraawiishta uu ku dhacay qixii Gaalo Eri ayeey daraawiish ka qaxday saldhigeedii Taleex.Dadkii Cadowga u ahaa oo dhan baa markaas usoo jeestay ineey Daraawiish waxyeeleeyaan.Nuugaal iyo Howd meel ay Daraawiish ku badbaado ayaa laga waayay.Qusuusidii Daraawiish ayaa markaas talo usoo fariisatay.Xaaji Suudi oo garawadeenadii Daraawiish ka mid ahaa ayaa soojeediyay Talo caan ah oo markii danbena ay soomalidu halqabsi ka dhigatay oo ahayd.Sayidii dad cadaabeed dal cadaabeed baa laga galaa.Waxaan qisadaan u cuskanayaa in dadka reer Sade ee ku fakaraya Barre muxuu qabtay intuu Kismaayo joogay iyo reer Diini dad aan ahayn ha la tijaabiyo labadaba ay yihiin caqli aad u liita waayo mu,aamaraadka maxkamadaha ee xamar lagasoo abaabuulay ayaa ujeedadiisu ay tahay qabiil iyo qabyaalad waxaana soo abaabulo dad dano gaar ah leh.Wixii gadaal ka imaan lahaaba hadda waxaa la joogaa xili aan Barre Hiiraale laga maarmin waayo maanta aduunkaan casriga ah ma,aha mid looga badbaadi karo in dad cadaabeedka laga galo dal cadaabeed ee waxaa looga badbaadi karaa in dad cadaabeedka laga galo dad cadaabeed kale. oo aan ulla jeedo Cabdul-Qaasin,Goobaale,Seeraar iyo Indho-Cadde waxaa looga badbaadi karaa oo kaliya in laga horgeeyo Barre Hiiraale,Maxammed Sayid,C/risaaq Biixi iyo Axmed Warsame.


Posted By: Ahmed Taajir

Posted On: Oct 5, 2006
Views: 2496
Barre Waa Nin Caqli Baden

ASCWRWB
Marka hore illaahay ayaa mahad iska leh mahadaas ka gadaaal
Haddaan u soo dhaadhaco topic geyga anigoo aan barre amaaneyn anigoo aan faanineyn lakiinse waxaan ka dhawaajinaya runta ,runtune waxay tahay barre waa nin caqli badan waxaan taas cadeyn u ah ,Qofka caqli badan waxaa lagu yaqaan tiisa kama fakaree wuxuu ka fakaraa tan dadkiisa,walaalihiis iyo umadda soomaliyeed ee la nool , barre markuu ogaaday in la soo weeraarayo ayuu ka baxay kismaayo si nabad leh , isagoo og inuu iska dhicin karro midowga maxaakiinta islaamka ,... marka nin saas u fakaraaaya muxuu u mideyn waayey beesha sadde, waad la socotaan intuu haayey hogaaminta beesha, inagoo aan been isku sheegeyn siduu wax uga qabtay magalaaddaa iyo kismaayo ,,
Wuuna ku soo noqonayaa kismaayo illaahay idinkiis

Mahadsanidiin


Posted By: Mohamed

Posted On: Oct 4, 2006
Views: 2439
Darood Jubba Waa Saddexdii Sacaad Vs Mr Libaax

ASC,

Bacda salaan hadaan ku horeeyo topic-ga qolka waxan filayaa in Barre aanu Sade qaybin waayo dadka hal qof waxba ma qaybsho hadii cuqaal iyo madaxyaweyn ay beeshu leedahay, waxaana daliil u ah Barre Galgaduud Mareexaanka iskulaynaya ma isagaa isku diray? Jawaabtu waa Maya ee waa caado marexaan ayaguna ma heshiiyaan dadka kalana qoonsimaad kama daayaan.

Mida kale dadka meesha wax ku soo qoraya oo dhan waxay ka wada calaacalayaan qabsashada dhibta yar ee 7sano ka dib beesha Barre looga qabsaday ayagoon iswaydiinayn waxa keenay, taas anigu waxaan u arkaa in lagula dhaqmay Daroodka Jubboyinka qisadii saddexdii Sacaad oo Libaaxu la heshiiyay oo maalintii hore yiri sacaas cad baa nalaku sooraacaya ee aan iska qabano, maantii danbana uu yiri sacaas madow baa dayaxa nalagu soo raacaya ee aan u galo sidi sac cadde, maantii saddexaadna uu si barreer ah u yiri kii soo haray waxaan raba inaan ku cunno.

Taas oon ula jeedo in markii horre Ina Cumar jees daroodka lagu laayey markii labaadna Barre Hiiraale loo adeegsaday sidii uu xiniyaha uga saari lahaa inta hadhay dabadeedna si barreer ah loo yiri iska tag maantii walaalkaa kuu noolaa baad Kismaayo lahayde.



Posted By: mustafe

Posted On: Oct 4, 2006
Views: 2374
MA Barre Mise Sade

Barre waa askari gaashaanle dhexe ahaa, waana nin markii hore ahaa nin hunguri yar laakiin sidii uu kismaayo u tagey waxaa ku dhacey hunguri weyni, waa isagii markiiba dekadii ayraboorkii gudoomiyihii degmada iyo meel walba geeystey rag ey isku dhow yihiin taasna askari ceeb kuma laha oo shaqadii uusan laheyn ayaad u dhiibteen barre waxey aheyd inuusan maamul sameyn faraha la gelin ayadoo ey meesha joogaan ragii labaatanka sano wax maamulaayey, intaas kadib waxaan idin weydiinayaa siyaasada ceyr kuma eka hal nin ee waa laabatan nin oo isku qabiil ah oo isku xiran Cabdiqaasim,Xasan Daahir Aweys,indhocade,Galaal,Seeraar,Goobaale,Aadan xaashi Ceyrow,Cirfo,Dhuxulow, weligiin ma maqasheen laba jiffo oo ceyr ah oo islaayey imasa jeer ayaadse maqasheen mareexaan qurunle oo meel walba isku heysto Gedo, Galgaduud iyo Kismaayo laftigeeda imasa jeer ayaa la isku fara saarey, aawey ragii labaatanka sano dibad iyo gudaha siyaasada soomaaliya faraha ku hayey Cabdiraxmaan jaamac barre,Abdulqaadri xaaji Masele,Axmed isaaq biixi,Axmed sheeq aadan, aawayese wadaadadiinii sheeq maxamed xaaji yuusuf sheeq abdinaasir iyo kuwa kale oo fara badan sow idinka maaha waxa dhibka iyo xinka isula taagan sideed reer kale oo mideysan ula tartami kartaan soow adinka maaheyn kuwii colaada iskula taagan bal horta midoowa oo isku imaada oo wada tashada markaas ayaad reer kale la tartami kartaan laakiin inta aad askarta caqli ka sugeysaan walee talo iyo tanaad idinka dheer.


Posted By: sagal

Posted On: Oct 4, 2006
Views: 2406
reer sade bare waa geesigiiniye taageera

dhamaan bulsha weynta mareexaanoow waan idinsalaamayaa salaan kadib waxaan idin kula talinayaa in bare la taageero ooon la dhihin waa qabqable dagaal waxuu la dagalamayayne waa cadowga mareexaan ee mareexaanoow islaaca iskadaaya mucaaradnimadee wasalaama caleykum warxmatulaahi wabaraakatu


Posted By: Kamaal

Posted On: Oct 4, 2006
Views: 2387
bare waa sade,sadena waa bare

Waxaan la yaabay raga meeshan ku soo qora waxyaabo uu ninka raga ah uu ka faano,,sida rag badan oo bare iska dhigaya inay neceb yihiin lakiin ay tamari meesha dhigtay..bare hadaad nacday ma af baad wax kaga qaadi miyaad cowryi ,,adeer dadkuu bare wax u dhimay ee xaqdaro ah raga reer sade ee xiniin yaha leh ee aan aniga ka midka ahay ayaa idinka raali gelinayna,,,hadii nacayb qof ahaan ah ay tahayna adeer adress kaaga isii anaa kuugu imaanaya meesha aad ku nooshahay kuna baraya bare wuxuu gudo iyo wuxuu galo,,,,teeda kale hadii ilaahay qaboojin waxaa soo socda dagaal faraha looga gubto,,,,waa hadii maxkamaduhu noqdaan qabiil hadii kale waxaa soo socda nabad warta...labadaa wax ka dhexeya ma jiraan......lakiin ilaahay qayr haka dhigo amin.


Posted By: runsheeg

Posted On: Oct 3, 2006
Views: 2431
wareersan

waxaa yaab ah reer sade oo dad xor ah wali good ahaa oo kujirey beelaha ubaratamaya maamulida soomaaliya oo doorna kaciyaara in hiiraale taladoodi cayr kuwareejiyey kana ogalaadey in uu ushaqeeyo...sidaas darteet kaasi xushmad iyo difaacid nagama mudna oo waa kan nagumeeyey oo maantey nagu kalifey daarod iyo hawiyeba kaan lakaftano nagu yiraahdaan cayr waa idn furay oo waa idin fire gareeyeen shaqadiinana soomaliya maanta waa taas oo waa ina aad raadsataan reerkale oo iyaamo idin qaba.qofkii reer sade in sidaas ay kudanbeeyaan guul u'arka awalba han weyn ma'uusan alhayn oo taariikhda reer sade soomaaliya kulahaayeena mo'oga qofkiise sharafta iyo jiritaanka reer sade rabaaa waa in uu kaxumaadaa waxa dhacay kuna fakaraa sidii aan uga soo kabsan laheyn midaan xataa caruurahayaga in aay niyada kajibaso kudhow oo ay isku arkaan dad dabiino ah oo siyaasada soomaaliya aan waxba kalasocon...aan qirno in uu naceebeeyey oo nakala qeybshey oo jahadii naga dhumiyey. mida kale maxaa damiirka adin kaqaadey inta'aad kismaayo awlaba aan reer agency oga'ahaeyn umadaharaadeyno maad umadaharaadan sidii aan mugdiga iyo maamula'aanta aan kujirno oga bixilaheyn,waad aragtaa abaar yar hadii carda'aan dAGNO KA DHACDO CEEBTAYADAA SOO BAXDA OO ISMA DABOOLI KARNO oo aqoonyahankayagu iyo qofka dabada katagaba kuma noolaan karo meelaha aan dagno maamula'aan iyo law iyo orderla'aan darteed.war walaalayaaloww oo lma'adeerayaaloow wax aan waxba nootarey yaanan dadka lagu maaweelin oo wakhtiga yaanaan iskaga dhuminin hadii aanan maanta meesha aan naalo iska qaadin oo daddal muujin ceebwaa tiinoodanbaysa....war aan sidaan waxka badalno oo gool iyo targad kan kaweyn yeelano oo maanta soomaliya waxay u kala baxdey 3 somaliland,puntland iyo hawiye/wadaadoland/koonfur midnana sade ma'ahan midkii kugu daneysankarana waa kugu daneysan asagoo tafaraaruqaaqa iyo hogaamiye yaashada aan hanka iyo goolka laheyn kafaa'idaysanaya,bal ii sheega sadexdaa qaybood waxa ugaarkaa oona dheeryihiin oo usahley in ay maamula sameystaan oo nolashooda waxka badalaan oo reer sade aaysan haysan oo ka hortaagan in aay magaalooyinkay dagaan isku xiraan oo maamulo usameeyaan? meesha maanta aan taaganahey hadaad fahmi waydaan oo aad guul u aragtaan wacada maalinba cidbaa meel noo dirsan.


Posted By: qarniga cusub

Posted On: Oct 3, 2006
Views: 2406
jawaab wilka labaxay hangool

waryaa aniga kujawaabaya wiilsade kujawaabi maayo sidaan hore usheegayba waxaa idiin kar baahsaya anaaga dumarka haween yohow waryaa horta waxaan kusheegayaa daarood kaad leedahay kuma baahna qaxiiqadaad kacaraataane sade waa idiinka maar maa laakiin waxaan kamaar miniin hadan aan afka dhigaaynin waa layaqaanaa waa gabdho daarood war horta mays taqaana anigase may taqaan soo gabar daarod matihid aniguse soo mahi geesi daarood maxaad xaqiiqada uga fooganaysaa hadaadse xaqiiqada kafoogato soo ma ogid inay jirto wax layiraahdo taariiq dadka kalareebta seed ii dhihi kartaa daarood baad ku ag wareegaysaa mida kale haday kastuumo jirto adiga waliba lagu kala dumaalay oo xalamarya iyo sanaawi kulala dumaaleen mara ahaan jiray kastuumo axmaaro mara ahaan ah kastuuma tigree cayr anigaaba isbaaro kasoo kaxaaysta asna waa ogyahay anigana waan ogahay mida kale cayr waa nimaan soomaliya ninka injirey kas tuumo uah mahadal baa ueg


Posted By: queen reersade

Posted On: Oct 3, 2006
Views: 2403
nolow barre

baroow kulaayso waligaa gadaal hamariin oo kul kasoo qado goobtaad fariisataba o geesiyada reer tolka haku garab kama gabiyaan gacan teen midig baad toho waa kugacal sanaa ee kuul kasoo qaado gooba taad fariisataba ilaaan iyo gaalo gacaan taada uga adkoow gaboow mooye raboow geeri kaadul qaad amiiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiin


Posted By: bariir

Posted On: Oct 3, 2006
Views: 2403
Aloow sidii dumarkii ma loo buraaanburay


Midkaagan la baxay cabdiqani ma buraanburaysaa mise waa ooyaysaaaaaaa.....

Walee waa yaab mana yara,ma waxay sheeko gaartay in sidii dumarkii uu ragu u buraanburo bal eega ninkaan hoos ku qoran wuxuu ku hadlayo.

Waryaa mareexaan waa dagaalami jiray waana samri jiray hadii laga awood roonaado ee muxuu yahay dhaqankaan, Bare kaligii lagama awood roonaan ee wixii Warlord la oran jiray oo dhan ayaa loo xiiray.

Miyaadan arkaynin qaylada iyo bulaanka ka baxaya Somaliland iyo Puntland ayagana dhowaan ayaa la qabanayaaaaaaa, marka saaxiib halkee joogaa bare oo ku tiirsanaa Cayr iyo dad cadow u ahaa, kuwaasoo meel walba dakano ka galiyay markii dambana yiri orod iska tag....

Marka cabdiqanoyoow hadaad nin tahay samir,ama dagaalan laakiin buraanbur dumarka fadlana meesha mar dambe ha ku soo qorin.


Hana ceebayn ala kuma ceebeeyeeeeeeeeee



Posted By: cabdiqani

Posted On: Oct 3, 2006
Views: 2439
wilkiiqarniga

baarow guullayso waligga gadal hamarin gabow ma eheeaaaaaaaaa alow geeri kaaa xijaaab maaarka xiga cadow jabiyewaxaan leeyahay cadowgaga dhulka hoostiisaaa waa laaagu difaaci kaaraamadaada lagaam asrrxaanayo cimridher cibaado suban baan ilaahya ooga baryayaaa waxaasna ku mutaaaystay wwuxuu qaabtay obesha sade uqabtay war maxaad ehedeen intaan kimaayo la qaban kismaayaad maagac ku yeelaaateen oodadku noqoteen maagacis ha jiro aamiin


Posted By: abdinasir

Posted On: Oct 2, 2006
Views: 2514
wadaad isku sheeg mase waa.........

dadka soomaliyeed waan ina salaamay meel kasto aad joogtaan ba waxaan na ina leeyahay ramadaan kariim. walalyaal horta waan ognahay dagaal meesha oo manta nakeenay hadana inaan ku naqono sanadkii 91. maxkamadaha ee soomaliyeed hadii ee rabaan guul hormar le waa ineey soo wareejiyaan sida ugu dhaqso badan
hadii kale ayaga baa ka masuul ah waxii kadhaca jubada hoosi iyo qabjalada cusob eey wataan
mida 2 .weey ineeysan ku dag dag farkufiiqa iyo gadareeysi dhinaca itoobiya . hada baa cusob tihiin ee marka hore shicibka soomaliyeed xaqooda ka soo baxa .ama dhabarjabin baa ku dhici sidii talibaan oo dadkii beey dhuunta u istaageen qofka hadii uu dheeganayo wadaad nimo uu inuu dadka qanciyaah qabiil na ka fugadaa
waa sidaas iyo nabad galyo


Posted By: hangool

Posted On: Oct 2, 2006
Views: 2451
jawaab wiilsade

wiil sade waxaa tahay nin xaqiqda iska indhatiraya waxbana haku dul waregin ssdf ,, cabdulahi ama tigre ceyr baa kugumeeyay ee oohintada orgiga ka wayn kkkkkkk adeer guryaha kismayo aa ka dhistay kama fiicna kuwii xamar oo aad kasoo carartay kkkk ragii ku bahdilay oo ceyr baa nool ee haku dul waregin daarood aan kuu soo jeedin ogowna hadii lays dagalo ceyr mardanbe kastuumo kaama dhiganayaan .


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->