Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: mesbal

Posted On: Oct 8, 2006
Views: 2170
to dabcasar

dacabsar walaal waan kusalamayaa salaan kadib waa ruuntaa waa inaan dagaal aanaan u adini kismaanyo meel haday difaac nooga bahan tahay waxaa nooga baahan gobalada gedo oo axmaaradu galoobaxa ka dhigatay inaan kujahaadno oo matadeena kadul qaadno duliga iyo dhibaa tada ay ku hayso axmaarada laakiin iska bilow ina adeer adiga laftaada maxaad ufadhidiin ma fadhiga laga kaco ninkaan meesha logutago intuusan wiilasha naga dagaal galinin wax badan ayaan hal kaan ka aqriyay kuligiin waxaad kujirtaan fadhi kudirir fadhiga kakacoo arintaan meel halagu turo waxaan marayna inaan katirtirano aduunka walaalayaal waxaan idiin sheegayaa yaan ninba nin eedaynine halaga kaco meesha waayo xalada reer sade maantay meel xunbaymaraysa ilaahey oo nabixiyo maahine barre waxaa lawaynaatay gashaan dhiga waase waxaan jirin taasu maxakamadaha iyo cabdulaahi waxaa mantay dawlad nimo udhaw maxakamadaha hadii dad wax lala qayb sanaayana waxaan ognahay inaysan isku mid ahaayn inkasto ay kudag dageen bare laftoodu wabilaahi tawfiiq


Posted By: Dabcasar

Posted On: Oct 8, 2006
Views: 2179
Waryaa geela leh oo ciinka ka ceshada


Walaalayaal waan idin salaamay salaan ka dib, waxaan beesha sade ka codsanayaa inay ka hor tagaan abaabulka guracan ee uu wado Bare Hiiraaale.
Waxaan sade u sheegayaa ina maanta kismaayo wax uga maqan aysan jirin marka loo eego markii uu bare maamulayay, waayo maamulkana waa ku jiraan dadkana nabad ayay kula nool yihiin.

Walaalayaal maanta inaanu Eithopian iyo cabdulaahi yuusuf u adeegno maahan, duulaanka uu bare wadana maahan mid beesha wax loogu reedinayo ee waa mid uu bare kaligii saldano ku raadinayo, taasoo aanan la hubin in uu heli doono xataa hadii la qabto magaalada kismaayo.

Mideeda kale wiilasha masaakiinta ah ee xabada la galinayo ha laga fiirsado, waayo maxaakimta maanta sade ma loodin karo, ciidamada maxaakimta ee difaaca ahna sade waa ka buuxaa marka ma waxaa talo ah inaanu wiilasheenii isku layno.......

War ninkaa joog hala yiraahdo , mar ayuu wax dhadhamiyay waaba la qaban la yahay.

Maxaa kaa bi i lahaa haduu arag ku yeelan lahaa intuu meesha joogay


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2252
KUSOCOTO WIILABSAME

walaal wiilka labaxay wiil absame waxaan ku sheegayaa waxaad cadaaysatay in 7 sano kismaanyo maamulaayay aadna qiratay inaan kudilay hadana aad maamulkii ii dhibatay jagooyin mihiima waad iidishay kismaanyana waan kaa qabsaday jogoyona waan ku dhiibay horta isma galaane kala jooji mida kale barre ama sadaba nimaankaad sheegayso oo seeraale iyo baree asaga isbaaro kasoo kaxaaystay wax la inkiri karana maahan siyaasaduna waa geed ka hoostiisa meel kaliya kuma hagaagto awal waxaay ahaayen ninmaan labaxay cayr sade hadana haday ku laab teen toolkoda maxuma laakiin adiga waxaan kusheegayaa isku dhan raac waayo inaad ku calaacasho waad idisha kismaanyana xoog baad igaaga haysatay hadana waxaas oo jago aha aad ii dhiibto kikik waxaan kushaeegay siyaasadu maxakamaduhu saan ahaan mayso oo way way is badaali waadna ogaan doontaa ilkayarna waad isku dirtay hadal xumayohow


Posted By: Daahir

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2233
ceyr meeluu u qaxuu heystaaye cabdiyow xageed aadi

waxaan ka xumahey wiilka absame ee maanta yiri maamul ayaan heystaa anigu maacuun kugu sheegi maayo laakiin cid walba waa ogtahey shantii gaari ee xasan turki la yimid inaan kismaayo lagu qabsan laakiin cumar jees mee allow nimaan wax ogeyn ha cadaabin soomaaliya siyaasadeeda meel ay ka socoto iyo meeley u socoto midna lama socotaane waa la idinku danbaabayaa adeer ceyr anigaa soo saarey dantii aan ka lahaana waan ka gaarey hadeyse cimaamad igu dayaan iney igu qaldaan ka yeeli maayo adiga oo miskiin absame ah iyo kuwa mareexaan ee wadaadada masaakiinta ah ee lasoo qaldey waxaan idiin sheegayaa hadii cadaalad jirto meeshii cadaalada ka timid imasa booli xaaraan ah ayaa lagu heystaa maad ka hadashaan sheekada maanta aduunkoo dhan wada qabsatey ee ah BARAKAAT U DHIIBO AAD HADHOW BARAKAAT KA QAADATIDEE!!! hadii dadkaaga iyo deriskaaga laguugu diro ma waxaa xalkuu keeneya nin guraceel ka yimid oo dan iyo xukun u socda hadii aad caqli leedahey imasa sano ayey absame iyo xasan turki ku hoos noolaayeen awooda Barre iyo mareexaan yaase wax u dhimey abaal laawayaal, miyuusan aheyn indhocade iyo Goobaalaha aad hada u yeerateen nimankii dhoobley gubey iyagoo moorgan idinka raadinaya maantana moorgan uu gurigooda joogo isla iyagii caqliga idinka maqan anaguu nagu jiraa ee nimanka faraha inooga qaada inagaa meel isaga soo hareynee Jubboland waxaa loo sameynayaa maamul uu daarood iyo inta la degtaba ka siman yihiin oo cadaalad ah markaas aan wiilasheena wadaadada ah xukunka u dhiibano xasan turkina iyaguu ka mid yahey haduusan hada ka dib danbi kale geysan wadaadka ceyrka ah ha iska dhiibo xaqa ey reer xamar iyo dadka masaakiinta ah ee shabeelada hoose degan iyo barawaaniyiintu ku leeyihiin kuwaas ayaa daarood ka mudan in loo gar gaaro daarood xaqiisa waa yaqaan ismana gumeysto sida hawiyaha oo kale, kismaayana maalmaha soo socda ayey gacantii barre kusoo noqoneysaa ee waa la doogiyee yaan la dacaroon.


Posted By: Wax garad Sade

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2200
is that true??? 30 KM to Kismayo??

WAA MAR LAAD IYO MIYIR DABOOLKII KU DHICI JIRAY SADE.
WAXAA AH MID LAGA NAXO IN UU BARRE KU SOCDO WADADII GEN.CUMAR XAJI MASALLE.
WAA MARKII UGU HORAYSAY EE MAREEXAAN AY SAMBLE AMA MIITAAL U NOQDAAN QOWMIYADO KALE.
MAANTA AYAA MAREEXAAN 400 OO WIIL OO GEELJIRA YAAL AH INTA FAAFAXDHUUN, GARSAAL IYO BOWSAAR LAGA KEXEEYEY LOO WADAA IN LAGU TIJAABIYO XOOGAGGA MAXAAKIIMTA EE LA HUBI WAAYAY AWOODOODA INTA AY DHANTAHAY.

WAA MAR LABAAD IYO DHAGO LIBAAX!
GAASHAAN DHIG LAGU QOOLAY BARRE AYAA SABABAY MIDDAAN. MAANTANA WAXAA LAGU YIRI SOO TIJAABI KULAYKA MAXAAKIIMTA ANNAGA WAA KA BAQNAYE.

SHALAYTADAYDEE MAXAAN DAGANAHAY.
WAAN KA XUMAHAY IN WIILASHA REER GURIGA GEDO LOO ADEEGSADO SAMBLE AHAAN. FOR DATA COLLECTION TO FIND OUT HOW HARD-EAZY THE COARTS COULD BE.

MA SIDAANBAA II DAMBAYSAY


Posted By: Wiil Absame (To Yusuf)

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2163
Kismaayo tagtay!!!

Ninka la yiraahdo Yusuf waxaan u sheegayaa in beesha Absame aan la laheyn ee Ceyr-ku ay lahaayeen Mareexaan mudo 7-sano ah. Markii la fahmi waayay siyaasadda Mareexaan- a maalin cad la yiri ka dareera Kismaayo oo Goobaale & Seeraar ay shirqooleen, kana ceyrsadeen Barre Kismayo oo ay ku dhaheen " Nabadey Barre wakhtigaadii wuu dhamaaday"

Absame maanta maamulka Kismaayo waxay ka wada dhigeen dad Daarood wada ah. Ma jirto Goobaale iyo qab-qable la dulsaaran yahay Kismaayo oo laga heybeysto sidii Goobaale iyo seeraar.

Adigoo Ilka-yar ah oo Harti iyo Absame labadaba wada gumaaday ayaan hadana maanta kuu dhiibay maareeyaha madaarka Kismaayo. Yaa labadeena maaacuun ka ah Kismaayo? ninkii Goobaale & Seeraar ka amar qaadan jirey Barre Huuraale!!!! bacaadka Baardheere ku afur dheh.

Absame ayaa maanta ah madaxweynaha Jubba-land ee reer Sade ama ka naxa ama ku farxa!!!!


Posted By: sade marexaan

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2166
bare waxaa u jiraa kismaanyo 30km

here we go again,ka naxoo nafta waa


Posted By: suxufi madax banaan

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2165
Ciirtaada Dhamaa Caydaada Yaqaan !

Salaan diirad Kadib Dadka Bare wax daran ka sheegayoow xagee jirteen Bare markii uu kaxoraynayay Dadkii kasoo duulay meelo badan oo ka tirsan Somalia, kuwaasoo ku andacooda inay iyagu dhulka kaligood leeyihiin ?

Xagee jirteen markii bare hiiraale iyo ciidan aad u yar oo kismaayo laga soo saaray oo damacsanaa inay kismaayo ku laabtaan ay xaafada madaxtooyada markay gaareen Bare iyo kistiisii yarayd mar qura la laayay. loona baxshay xasuuqaas RAQDII BARRE HIIRAALE ?

Barre waa ninka kaliya ee maanta ay somalidu carabka ku wada hayaan.

waana ninka labaad ee marka daarood layiraahdo soo buuxin kara siyaasada dalka.

C/laahi yuusuf iyo Barre hiiraale waa labada nin ee maanta Daarood ugu Tugtugta roon.

marka hal meel yaan laga eegin hadalka aad tuurayso waxa uu Barre haleeyay waxaa ka wayn waxa uu kuu qabtay. ha u hadlin maalin ayuu lacag ii diiday iyo maalin hebla ayuu ilma adeertay xumeeyay iyo sidoo kale afkaygaa qoyan.

mahadsanidin ( suxufi madax baan) ( Puntland Somalia )


Posted By: Ruug cada

Posted On: Oct 7, 2006
Views: 2133
Barre waa fashilan yahay. maxkamaduhuna wa deg deg

in kasta oo ay ramadaan tahay oo aan iska ilaa linayo aflagadada balse runtu waxa ay tahay , alxaaji barre kama faa iidaysan mudadii uu katalinayey kismaayo , waxaa lasheegayaa baabuurta uu wato xataa qaar ayaa lacagtoodii loo haystaa oo uusan weli iska bixin ,inkalena wadada ayeyba ku hallaaben tiknikada uu kararay ee maxkamadaha waa kuwii Dekedda gacan ku samayska ahayd ee ceel macaaan lacagtii laga helay lagu iibshey.(xasuusnow lacagta ka soo geli jirtey Dekedda oo boqolaal kun us$ ahayd aaway???? marka ninkaasi waxa uu u muuqdaa matoshe ma tashiishe ..


Posted By: omar

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2130
beenta iska daaya

salaan ka dib waxaan la yaabanahay dadka barre uun ku haayo waryaaya beenta iska daaya oo aad leedihiin sade ama mariixaan,waayo marka sade la yiraahdo waa facayo iyo mariixaan,facayo wax tixgelin ah oo uu reerdiini u hayo ma jirto waaayo iyagaa dadka horboodaayey oo sade oo dhan matalayey,shirkii dowlada lagu soo dhisey xildhibaanadii la qeysanaayey oo sade ka dhaxeeyey xubinteedii barre hiiraale ayaa u diidey iyagoo jooga,warqadii khilaafka aheyd oo ay qorteen kharash ayuu ku bixiyey in la tuuro ogaaskiina wax uu ka qabtey ma jirto wuuna ka talo diidey,mariixaankii kalena waxuu isaga dhigey in uu buurtii qaaf ka hayo,war marka ay maqan yihiin kaalinkooda buuxi laakiinse qof kula taagan sidee ayaad xubintiisa u xoogi kartaa arintaasi waa yasid,laakiinse waa arin daarood u taalo,waayo lacagta uu odeyga daarood keeney barre hiiraale kama xigo oo in ay helaan ayaaba dhici karta oo aan waxba ka baaqanin waayo cabdulaahi yuusuf wuu garanaayaa facayo barre hiiraale ayaan aqoonin laakiinse wuu baranidoonaa haddii ilaahey yiraahdo,tii facayo markaan halkaasi ku daayo.mariixaan sida fudud oo ay maalin kasta ku jabayaan iyaga oo aan meesha looga badnayn waa maamul xumo kuwa madaxda u ahna danahooda mooyee mustaqbalka dadka ay meesha ku joogaan kama fekeraan marka waxba yaan mariixaan oo dhan wax laga sheegin dadka xukunka jecel oo hadana waxa soo socda aanan ka fekareyn oo inta ay dadkooda wax u qaban lahaayeen reero kale ilbixiya bal suga hala yiraahdo mariixaan waa badan yahaye rag kale hala tijaabiyo,waayo cayr mariixaan ayaa soo saarey marka laga bilaabo cabdiqaasin,inta la kexeeyey ayaa madaxweyne laga soo dhigey arintaasina mariixaan ayaa ka masuul ahaa waxii magaca soomaaliya ama kaartada mariixaan uu ku heley waatan uu ku sameeyey waxaysan raali ka aheyn,markuu seeraar col soo hogaaminaayo marka horeba waa meel uu sahan sadey soo ma ahan maxaa goor hore leysaga qaban waayey oo waxuusan ku soo damcin loo tusi waayey.markii alle ha u naxariistee af gabdheedle uu joogeyna sidaasi iyo kadaran ayey aheyd barre ayaaba dadkiisa la baxay kaasi isagoo kaligiis ah ayuuba is arkey oo waxuu moodeyba dadka dhex qulqulaayo in ay dadkiisa yihiin ileen waxuu ogaa meesha oo dadkiisa kaliya joogo goor la soo buuxsamey oo dadkiisa laga saarey ayuuba ogeyn,marka weligeedba dabaal halagu jiro ama dadkaasi xukunka xun ha leyska qabto.


Posted By: yuusuf

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2145
Aamus lax yahey

waryaa wiil absame anigu marabo inaan qabiil caayo laakiin afxumadaada ayaa igu qasbeysa inaan kuu jawaabo waxaad tiri mareexaan dhulkey leeyihiin waala wada yaqaanaa walaal adiga iyo aniga arintaas inaan kawada hadalno qalad ayaan u arkaa maxaa yeeley dhulka dad ayaa yeesho laakiin adiga qudhaada ayaaba lagu leeyahey ee maxaad yeelan kartaa alaab meel taalo wax ma yeelan kartaa? waa maya marka sidaas ayaad tahey ee aamus meesha dad ayaa doodaya ee markii maacuunta iyo badeecada la gaaro ayaa laguu yeeri doonaa ee wax sheeg waqtigaas hada howl kalaa socotee.


Posted By: Wiil Absame

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2202
Kismayo dadkii lahaa baa qabsaday

Qabiilka Mareexaan (Sade) waxay leeyihiin deegaan la wada yaqaano oo ah Gedo iyo qeybo kamid ah Gal-guduud oo lala dego.

Waxaa la yaab leh in Mareexaan uu u qaatay inuu magaalada Kismaayo oo uu xoog 7-sano ku deganaa uu leeyahay ama deegaan ay u tahay. Waa cajiib!

Reer Sade waxay 21-sano dhisanayeen Xamar. Hadana 7-sano ayey ku lumiyeen Kismaayo oo ay dhaqaalle badan geliyeen.

Goormuu Mareexaan xaqiiqda wajahayaa oo uu dhulkiisa Gedo & Galguduud dhisanayaa, maamul iyo kala danbeyna ka sameynayaa?? Mareexaanow Jubba-land nimankii aad leyseen (gubitaankii Dhoobley iyo dilkii Xaaji Qorraxey) ee Absame ayaa yimid oo iinan dabka kala qaadanin ee ogsoonaada.

Barre Hiiraale dhulkiisii (Gedo) ayuu hada joogaa ee yuusan wiilasha reer Sade ku leynin jamaahiirta maxkamadaha oo cid walba ka adkaaday.


Posted By: Wiil Sade

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2222
Gabar-Sade

Waa hubaa in aan walaalo nahay sida aan isku aragti u nahay. -----------


Posted By: gedo gril

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2184
sadow baraaruga

walaalayaal waan idiin salaamayaa salaan kadib waxaan ahay gabaar kamida beesha sade oo dagaan wadanka uk in taas markaan uga box is barashada walaalyaal waxaan idiin waydiinayaa soo ma baraaruug taan 15 oo dagaala ayaan kusoo jiray oo aan xalada kala duwaan la soo maray waxaan ugala jeeda maalin walba anagaa nala qaldaa soo kama waynaano inmaalin walba cayr na qaldo hadan aan jid kii wali hayno waxaan soo joogay ayaado xilyadii qaraara 92dii ilyo 93/94/ gal gaduud lagu yiraahado mareexaanow waxaan rab naa inaan heshiine meel hebla isgu keen keena kadibna miino jidka loo dhigo ay hadana ku baabaaan o mayd kooda lasoo daadsho cabud waaqiyo marka wali waxaa ii muqata wadadii oon hayno waayo saan saanta waan ujednay nimaan kaan dal balaar siga ujeede maxaan uga tashan waynay


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 6, 2006
Views: 2153
sade iyo daacad aan dalkaba kajirin

waxaan layaabanahay reer sadow horta daacadniimo aan jirin maxaad uraadisaan hadna qof kiini wax kaqaldamaa hadaana duudka uga fuushaan axaan ugala jeeda walaalayaal niman ka cayr waad og tihiin soomaliya meel aan nin ayaga joogin malahan oo aysan hub kuhaysanin anagana kimaanyo oo aan mareexaan loga badnaayn baad leedihiin bare waa inu hubka dhigaa walaalayaal dadka mar kii talo laa soo jeediyo oo uu kadiido mar kaas hala eedeeyo laakiin qof mar ku sax san yahayna aan cidi kutaageerin marku qaldan yahayna aan laga qaban soo qalad ka lamalihidiin shqsi wax matarikaro intaad dibadaha fariisataan ayaad nin naftiisi iyo maalkiisiiba uhuray difaaca dad kiisa iyo dal kay dagaan ayaad eed uraadinaysaan bal is waydiiya intii aan kismaanyo haysanay ninka reer sade ee wax qabad la taaban karo sameeyay wax kastaad qaban karteen ninwalba oo adinka ah wuxu kabadin waayay reer kiisa iyo ilmiihiisa bare oo u turay reer kiisa iyo ilmihiisa maxaad u eedaynaaysaan oo karab taan bare waa hal qof waxaa layiri far kaliya fool madhaqdo barana waa saas marka eeda baare walaalayaal halayska daayo oo bal kismaanyo waa nadaysaye bal hada intaan kale mideeya oo maamul usameeya waa hadaad ruun sheegay saan hadii kale fadhi kudiirir nimadiina dad ka ha ku kala geynine dad ka meel ka fariista eeda iyo inta xuun baad taqaanaane


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->