Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: aadan

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 873
bad-Baado

waxay ila tahay Maanta wax uu ahaaba Bare inuu Kismaayo nabad uga baxay, marka waxaan kula talinayaa Mareexaan inaysan noqon dabka lagu shidi doono maxaakimta ee ay ayaga la jaan qaadaan hadii kale waawareey inta la yiraahdo caruurta ha gumaadeen.


Posted By: Ahmed

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 845
kala saar Barre iyo Mareexaan

walaal Mareexaan iyo qadiyadiisa masiirka beesha sade oo ay hadda marayso inaan cayr gabdho siino boqolaal gaaraya ama aaan difaacno sharafteena waa arin,

arinkalana waa barre iyo suu noola dhaqmay oon ahayn wax quruxbadan marka aan taas meel iska dhigno una soo jeesanno xilligeeda haddana aan reeryada iska dulqaadno

mahadsanidin


Posted By: Ismaaciil

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 892
Barre iyo Tafaraaruq.

Soomaalidu Waxey ku Maahmaahdaa hal Booliyihi Nirig Xalaal ah Ma dhasho.


waxaan Uga Jeeda Col. Barre Waqtigiisi waa soo qaatey waxuu sameeyayna waanu arag....marka hada yuusan iska dhamayin Qarashka yar ee u haray.....Cafisna ha waydiisto Tolkii iyo ILlaahay Dembi Dhaaf.



Pages [ 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ]