Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: rageedi

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1962
yaa hawiye kudaneysanjirey?

waxaan umaleyn hadii laga hadlo qolo lagu dadneystay oo lagu shaqeystey ogaadeen baa u hareeyey oo waa kuwii markii xaalda somaliya u xumeyd soo raacey hawiye sidA CUMAR JEES walibana la'eedsiiyey oo dadkoodi wabiyada lagu guray hadan a aan is ogayen cidkaleba yeelkeeede ogaadeen marexaan kuma sheegi karan kabo qaad asan damiir laheyn


Posted By: rageedi

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1968
kkkkkkk/loooooooool

Ogaadeena mahadlayaa? loool waxa kugu filan in aad adigu dib u fiirisid taariikhdu waxa ay idinka tiri iyo cida aad tihiin...waligaa waalagu gumaadi jiray oo tiro iyo tayo midna wax kuumatarin ciilna kaama saarin. horaa waxa looyiri ogaadeen turkish kaqabwaayn haween katalo xun tukana kafulaaysan.waligaa dhul aad leedahay waa laga qaadi jiray oo waxa ka markhaantiya DOQONKII OGAADEEN AHAA DOOLO LAGA QAADYE. soomaalina reer sade waa taqaan dadna waxa waa laqeybsadaan oo cidna marti uma ah qolo labaatan kareebi kartana majirto oo aan ilaahey ka aheyn...kablalaxna hadii aay midoobayaan mareexaan waliigiis ayuu midaysnaa ee sooo midooboo sooo daaya waxaad ahysaan ooo natusa waxa kablalax qaadi karaan iyo ciddi aay labaatan kareebi karaan


Posted By: SADE

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1960
ABSAME GIRL

absame girl inkastoo aad gabartahey hadana aan ku xasuusiyo sade kablallaxa aad al'ordaso wxAB UMA OGA DHINAC KASTA mida kalana adigu ogaadeen waa la'is yaqaanaa qaxootinimo baad caan kutihiin somalduna waa idin taqaan dooro in iidan dhiig kasiidaynkarine maa meel fariistaid kablalaxase aad sheegaso iyo dadka aad isku dhajinaso kumana rabaan ayagana hartida sida majeerteen waa dad aan isk kaa badino oo nabad iyo colaad labadaba nadhexmaraan...laangaab ayaad mareexaan kusheegtey ilaahey baa wax kaa oran hadii uu joro magac kan ogaadeen kaduwan oo aad wax ku yeeli kartid waxba hanoo nixine adoo ciil iyo cuqdad kaa buuxdaaye soo daa oo geedkaat gaartaan miro kasoo goosta,mareexaan wax xushmada uma hayaan dadna uma yaqaanaan ogaadeen oo homeles ah aan dhul iyo dhaqaalo midna laheyn


Posted By: absame girl

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1984
mareexaan isma'oga

waxaa cajiib ah mareexaan oo ah dad yar marka laga hadlo daarood in aay absame u dhaaranayaan waa cajiib mareexaan ma tiro uu absame iskaga dhicin karo ayuu leeyahey...mida kale kaalay ma'is ogtahiin inaad laangaabyo tihiin aan diidayno inaan idin ciilno oo aad cuqdad qaadaan laakiinse aad idunku hada kalifasaan in inta la'idiin midoobo dhagaha la'idin kagraaco oo la'idin tuso awooda iyo tirada ilaahey kumaneystey KABLALAX DAAROOD/ABSAME/OGAADEEN, MAJEERTEEN,DHULBAHANTE & WARSANGALI...mareexaan is ma'oga cida aay yahiin iyo waxa'aay yihiin waase in latuso in aay qabiil yar oo daarooda yihiin sida leelkase balse aan u seeta dheeraynaney oo aan is lahayn waa walaalo daarood oo yar ee haladaayo intaad xisaabtantaan bal mareexaan mala barbar dhigi karaa absame ama kablalax? absame/OGAADEEN iyo majeerteen/harti midkiiba atleast 4 times ayuu kaa badanyahay oo kaa dhaqaalo badanyahay oo kaa aqoon badanyahay,adigana kuuma jeedaan dadkale ayaay tartan kula jiraan laakiinse hadii aay kuusoo jeestaan 20 qof baa la'idin ka reebin ee nibanyahow meel fariista oo walaalihiinka hormoodka'ah oo ilaahey wax walba kumaneystey ee kablalax ha'siku dirana ee lashqaysta oo iska daaya cuqdada marna cayr in aad kabaha u qadaan idinku kalifasa marna meeshii ayagii kusiray larabey in aad garatid aad absame iyo harti=kablalax daarood aad u hanjabtaan.magaca iyo haybada iyo tirada ilaahay siiyey kablalax daarood oo ah atleast 95 percent of daaroodka lasheego kudaaqa mareexaan.


Posted By: absame girl

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1974
mareexaan isma'oga

waxaa cajiib ah mareexaan oo ah dad yar marka laga hadlo daarood in aay absame u dhaaranayaan waa cajiib mareexaan ma tiro uu absame iskaga dhicin karo ayuu leeyahey...mida kale kaalay ma'is ogtahiin inaad laangaabyo tihiin aan diidayno inaan idin ciilno oo aad cuqdad qaadaan laakiinse aad idunku hada kalifasaan in inta la'idiin midoobo dhagaha la'idin kagraaco oo la'idin tuso awooda iyo tirada ilaahey kumaneystey KABLALAX DAAROOD/ABSAME MAJEERTEEN,DHULBAHANTE & WARSANGALI...mareexaan is ma'oga cida aay yahiin iyo waxa'aay yihiin waase in latuso in aay qabiil yar oo daarooda yihiin sida leelkase balse aan u seeta dheeraynaney oo aan is lahayn waa walaalo daarood oo yar ee haladaayo intaad xisaabtantaan bal mareexaan mala barbar dhigi karaa absame ama kablalax? absame iyo majeerteen/harti midkiiba atleast 4 times ayuu kaa badanyahay oo kaa dhaqaalo badanyahay oo kaa aqoon badanyahay,adigana kuuma jeedaan dadkale ayaay tartan kula jiraan laakiinse hadii aay kuusoo jeestaan wacadee 20 qof baa la'idin ka reebin ee nibanyahow meel fariista oo walaalihiinka hormoodka'ah oo ilaahey wax walba kumaneystey ee kablalax ha'siku dirana ee lashqaysta oo iska daaya cuqdada marna cayr in aad kabaha u qadaan idinku kalifasa marna meeshii ayagii kusiray larabey in aad garatid aad absame iyo harti=kablalax daarood aad u hanjabtaan.magaca iyo haybada iyo tirada ilaahay siiyey kablalax daarood oo ah atleast 95 percent of daaroodka lasheego kudaaqa mareexaan.


Posted By: koshin

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1973
ilaahay ka baqa.....

bismillaah....walxamdulillaah...asalaamu alaykum wa rahmatulaahi wa baraaktuh...waxaan salaamaya kurti walaalah reer sade khaasatan..iyo walaalaha kale ee somalieed caamatan... maraka 1aad waxaan u dardaarmayaa naftayda iyo tiinaba ilaahay inaad ka baqdaan..comments meesha ku qoran run ahaantii waa wax laga yaq yaqsado anagoo sheeganayna inaan islam nahay bil ramadaana lagu jiro..waxaan ognahay qofkii qof muslim ah dilla ama ku tageera inuu naarta ku waarayo xtaa hadii uu niyada kala jiro...marka walaalayaloow hala is ilaaliyo qofna qabiil qabriga lama galayo...mida kale waxaan u sheegaya walaahayga kasoo jeeda beesha sade in waxa faanka layiraahdo uu xaraam yahay..rasuulkeen scw wuxuu yiri qofkii ay waxa wax ugu yar oo kibir qalbigiisa ku jirto janno magalo..mida kalena walaalaha..wiil absame iyo walaalka oo sheegtay cayr waxaan kula dardaarmi lahaa inay xiqdiga iyo xasadka ka waantoobaan dadka somalieed waa iswada dhibateyeen..waxaan ubaahanahy inaan iswada cafino wadankena iyo diinteena dan aan kawda dgigano...walaalha maxaakimtu khayr badan bay somalia ka sameeyeen khaladaadna wuu ka dhacay marka walaalaha reer sade waxaan kula talin lahaa in ay maxaakimta u dulqaataan garbna siiyaan danta aakhiro iyo mida beeshuba saas ayay ku jirta..

wa bilaahi towfiiq wasalaamu alaykum wa rahmutallaah


Posted By: deeq sownax

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 1997
waxuusa falin maysan dhicin

bare waxuu ahaa hogaamiyaha mareexaan oo ugu caansanaa beshuna ay katalo qaadan jirtay ayadoo ay tasi jirto hadana kama marnayn in uu beshiisa kala faquuqid iyo dhibaatooyin xagjirnimo ah uuka dhexwaday taasna ay beshiisu ay arkaysay ayadoo wax lataaban karo aysan kaqabanin arintaas darteed ayuu waxuu u waayay garab mareexaan iyo wiil mareexaan uu ka horgeeyo maxaakiimta aniga rayi ahaantayda bare waxuu raacay ragiisii kahoreeyay ee qayare muse IWM marka hadan dadaalka uuwado waa mid lagu marin haabainayo beesha qaybo kamid ah ayadoon beshu udhamayn waxii asaga ku rayi ahna waa kuyo aad iyo aad uqaldan bare waxuusan falin ma dhicin ee taas lasoco bare in uu soo laabta waa muqdisho oo ay kuso laabtaan ragii laga cayrshay waa ra yigayga WABILAAHI TOWFIIQ


Posted By: Wiil Absame

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 2009
Baroor Sade!

To: Yusuf

Ninka la yiraahdo Yusuf waxaan u sheegayaa godobta qof ama qabiil walba uu galo mar bay dabartaa oo ay ku soo noqotaa.

Cabaas-ka aad sheegtay ee midgaha Talxe ka soo jeeda (Second class of Marehan) wuxuu ku sameeyay shacabka Absame-Waamo weli ma aaanan iloobin asagoo hub iyo saanad magac dowladii Afweye wata.

Mida kale Cabas maanta ma heysto magicii iyo awoodii dowladii Afweyne ee dadka uu ku leyn jiray ee Yusufow taas ha iloobin.

Maanta Cabas-kii midgaha Talxe ahaa bacaadka howdka Beerxaano ayuu jiifaa oo ay kaneeco ku cuneysaa, waana uga daba tegaynaa oo hilibkiisa aan Kismaayo keeni doonaa si haweenka Absame -Waamo ee uu wiilashooda horey u laayay ay saar ugu tuntaan meydkiisa insha-allah mar dhow.

Barre Huuraale Kismaayo cagihiisa ayuu uga baxsaday. Muxuu isu difaaci waayay markuu hada leeyahay waan weerarayaa Kismaayo? maxaase u soo kordhay hada? aaway kibirkii Reer Diini?

Wax badan baad ka taliseen Kismaayo idinkoo ka yimid Mudug & Gedo ee aan aragno Huuraale awoodiisa inuu Kismaayo dib u qabsado iyo in kale?
Wiilasha Mareexaan ee ka cararay Kismaayo waxay og-yihiin godobtii ay ka galeen shacabka Absame iyo kuwa deegaanka, markaasey dideen ileyn ragganimo lagu joogo meesha mala hee!!!!

Wallee xaalku sidii hore ka duwan. Kismaayo fudeyd kuma heshaan ee Absame iyo maxkamadaha oo ah kuwii aad ka cararteen maalin cad ayaa idin sugaya.


Posted By: nolosha

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 2038
Talo

Aniga waxay ila tahay in nabada la qaato Barre hadda ka dib iyo wax baan abaaabulayaa Dude, it's too late!!! Saaxibayaal dhibaatooyin cusub yuuna Korneylku noo horseedin bal aan dhagaha iyo indhaha furno si feejigana aan ula socono xawaaraha ay ku socoto siyaasada dalka saacado ayaa laga yaabaa iney wax walba isku badalaan ee si taxadir leh an ula jaan qaadno. Runta haddii la isu sheegayo Barre is failed... hogaan cusub ayaan anigu u codeyn lahaa Barre yuuna horseedin dhibaato cusub waxan kaloo u sheegi lahaa aqyaarta aaminsan Ceyr baa sidaan noo galay wow..get up you guys idinkaaba dhulka nagu jiidaya waa idin sidee saaxibayaal quwad dhan oo ajnabi iyo soomaali nooc kastaa leh ayaa si lama filaana nagu soo weerartay taas ayaa xaqiiqa Ceyr oo ah jufo hoosaad Hawiye iyo qabiil weynaha Sade Daarood ayaad isku cabir ka dhigteen ba waa idin sidee idinkaaba is dacaayadeynaya mise waxaad tihiin qolyihii oo shaarkeena nala xirtay...peace


Posted By: suldaan

Posted On: Oct 12, 2006
Views: 2032
FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO

salaan ka dib.
ninka wax ka sheegay reer garaad , wax aad u dhimi kartaa habyaraatee majirto , cay meel ay ka galaysana ma jirto.

ee gabalkiina waa dhacay, sida
reer caad.
reer fircoon iyo reer qowma luudh.

reer diini waxaa imindoonta xili la iswaydiiya , ma jiri jireen wax la yiraa reerdiini oo ka farctamay mareexaan.!
haddii kale dadka amaanka sii magaratay.
wiilyow gadaalka u qooqan.
wsc


Posted By: Nuur

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 2065
Aawey shariifkii hadalka macaanaa

Aawey shariifkii hawiyaha hadalka macaan kula hadli jirey ee wadaadka ahlu diinka ahaa!! ma maanta ayuu idaacadihii caalamka kaga dhawaaqey qabiileysi qaab daran iyo inuu yiraahdo haraadigii mohamed siyaad ayaa kismaayo dhibka ka wada allow maxaan idin lahaa war muska garaaca iyagaa waxa ku jira isa soo saariyee ma qabiil iyo diin ayaa isku meel gala war ma maqasheen wareysigii uu siiyey alJazeera iyo wixii uu ku hadley, xitaa weriyihii ayaa yax yaxey in meesha la keeno maxamed siyaad allaha u naxariistee oo mudo dhowr iyo toban sano ah mootan aawey kuwii Daarood ee lahaa diin ayaa lasoo wadaa maxaa horta diinta iyo qabiilka la isugu dhex wadaa, aawey culumadii kismaayo horey u joogey diin miyeysan aqoon sheeq axmed iyo macalin xuseen oo kismaayo horey u joogey maamulka waaba laga mamnuucey kuwo xamar ka yimid oo aan cidna magaalada ka aqoona waxaa la yiri waa culumo samada kasoo daahirtey kuwo kalena hab gashaan buureysi ayey meesha kusoo galeen waana allow sahal meel ey u jeedaan iyo danta laga leeyahey aan kala ogeyn, war meesha diin ma taalo ee maanta kuwaas diinta ku qaraabanaya iyagaa mudan in lagu jihaado maxaa yeeley qofka diinka ilaah ku ganbanaya oo dhibka muslinka kale u geysanaya waa ka danbi badan yahey kan mooryaanka ah ee cadeystey wixiisa.


Posted By: dhuusmareeb

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 2049
why wasting time

pls stop the war.......

firtable kismayo is land of somali.... it doesn't matter who rule or not but forget about qabiil let built the coutry....

juba sade people safe yourself ethiopian..gedo and baldxaawo,celwaaq...


pls lets be united. lets help onenother.. guys be smart don't allowed ethiopin aids in to kismayo....letb built the country no more qabiil don't give the chance ethiopian..


we have to free dhulk somalida--reer mayiga they are leaving hard time....open your eyes..


today is ramdan time next year it would be different


Posted By: duulane

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 2037
kismaay Xamar baa laga xukumaa

Kismaayo markasata waxaa laga xukumay Xamar Waxay ahayd hadey Xamar boorash qasato in Kismaayana Boorash qasato ma,ahayn iney baasto karsato.kkkkkkkk waa eraydii Midgaan Maxammed Wali uu ku hadlay markii uu waraysaynaye Universal Tv. Waxaa isweydiin mudan goorma ayeey reer Garaad ugaasyo noqdeen illeen laangaab waa ehulunaare ma waxay is yiraahdeen Hawiye ayaa Ugaas idinka dhigi kara.Waxaan uga digeynaa Midgaan Maxammed Wali haduu uu raali galin ka bixin waayo wuxuu ku hadlay in aan madixiisa lacag duldhigi doono markaasna wuu yaqaanaa dadka uu la joogo ee waxaa madaxiisa noo keeni doona dadka uu wadaada ku sheegayo


Posted By: R/guri

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 2036
bayaan

annigoo ah wiil sade waxaan u sheehayaa ninka isku magacaabay diini-girl in uu labeeb yahay.

bayaan.

haddii aannu nahnay reer sade gaar ahaan.
1.Reer siyaad xusseen .
2.Reer garaad.
iyo wagardhac .
waxaan barii ka nahnay fidnada uu wado huuraalle, meel kasto aan joogno.

waxaan ayidsanahnay maxkamadaha iyo ded reer guriga.

waxaa intaa dhaafsiisan waa xad gudub.

waxaa ka raali galinaynaa dhibaatadii uu dhaliyay huuraale , kana dhaliyay dadka walaala ah ee reer guriga ah.


Posted By: mohamed

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 2056
magaciina runta ah meesha ku soo gala

Dhamaan dadka meeshan wax ku qoro waxaan ugu digeynaa ineysan isticmaalin magacyada qabiilka xanbaarsan qof walboow magacaaga runta ah ama magacii kale ee aad jeceshahey ku soo gal laakiin waa mamnuuc inuu shaqsi kusoo galo magaca beelweyn aanu isagu mas uul ka wada noqon karin.
fadlan ilaali xuquuqda saxaafada xorta ah hana isticmaalin magacyada qabiilka wato dhiibo fikradaada adigoon cidna caayin...


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 ] Next Page ->