Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: yuusuf

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1777
xoogaa caano boore ah ayaa laguu soo wadaa

wiil absame walaale aamus xoogaa caano boore ah ayaa laguu soo wadaa. hartigu horta ogaadeen maba maqli karaan oo waxey xasuustaan waxaad kismaayo ka dhigteen 1992gii ma ilowdey xasuuqii xeebta kismaayo ee cumar jees iyo hawiye, maantana hadaad hawiye la socoto wey ku maamuli ee sidii barre oo kele iyaga maamuli meysid doqon ayaad tahey aan aduun la socon, markii uu barre yiri maamul goboleed jubboland ah ayaan sameynayaa ee nimanyahow ceyr deegaankan waxba kuma lihidiine ordaya meesha ka taga ayaa maxkamad iyo xasan turki oo miskiin baahan ah ey hawiye dhaleen hadey ku jecel yihiin maxey mar hore kuugu soo gurman waayeen maantana waxaan rabey inaan kaa dhigo oo maamul daarood meesha laga dhiso bey kuu diideen wakaas ee aadan xaashi ceyrow iyo axmed yare oo ceyr ah cimaamad been ah kismaayo kugu maamulaayo ogaadeenka miskiinka ah ee magac u yaalka ahna lagu qaraabanaayo maad dhehdid ordaya labadaan nin oo ceyrka ah magaalada iiga baxa hadaad rag tihiin, mise caano boorihii ayey naga badhsheen war iyo dhamaantiis ogaadeen iyo mareexaan deegaan dheer oo jubbooyinka ah ayaa ka dhexeeya, afmadow iyo Badhaadhe ayaa deegaankaagu yahey kismaayona daaroodka kale ayaad wax la qabtaa maantana jubooyinka miyi iyo magaalaba anigaa kaaga badan ee hadii aad mareexaan Gedo oo laandheere ah isku dirto adigu un baa u aayi waad taqaan ilka yar waamo iyo reer guri waa nimankii siliga Kenya kaa bootin jirey CABAAS INA COODIYO CAG WEYN GEEL CEYRIYOO waa saarkii ey gabdhaha waamo tuman jireen, hawiye meeshaan deegaan kuma laha oo sidii berigii hore intey maalmo joogaan ayaa dib looga ceyrin doonaa laba jeer oo hore ayey hawiye kismaayo qabsadeen labadii jeerna waxaa meesha ka ceyriyey ilkayartii waamo iyo wiilashii gedo ka yimid hadana sidaas uun buu xaalka ku dhamaan ee adiga doqonow deriskaagii isku dirtayee xageed aadi tolow ma gaarisa ayaad u guuri doontaa.


Posted By: Wiil Absame

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1774
Cabaadka Sade

Absame maanta ma soo dhaweynayo midgaha Mareexaan ee dadkiisa ku gumaaday Kismayo iyo Dhoobley-dii ay gubeen.

Ka xaa-xaabiya maanta dhagarta aad Daarood ka gasheen ee aad gumaadeen Harti & Absame.

Yaa idiin ehel ah maanta? waa idinka Abdullahi Yusuf baryayee, soo ma aha ninkii aad horey u diideen ee Xamar iyo Hawiye aad ka raacdeen?

Waxaad u baahan tihiin inaad cilmiga siyaasadda barataan, raali-gelina ka bixisaan khaladaadkii aad ku sameyseen Daarood iyo Abdullahi Yusuf.

Maanta Mareexaan waa hal qabiil oo hub iyo tiro (Laandheera-nimo) uu qabiil keliya u yahay. Kismaayo Absame iyo isbaheysigooda ayaa ku dhaanteynaya ee Gedo ayaad leedihiin-e jooga deegaankiina.

Kismaayo waxaad ku imaan kartaa idinkoo shacab ah. Si kale ha ka yaabine.
Absame wuu toosay hub iyo saanad-na waa la siiyay.Dhibkii iyo gumaadkii aad ku sameyseena weligood ma iloobayaan.

"KAAN OGEYNOW ARLIGA ABSAMAA ISKA LEH"


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1740
kanaxoow nafta waa

ninkaan m s bare labaaxay waxaan kulyahay war huro iyo qurun waxaa leh ninkaan inu dadka caayo maahine aan wax iska celi bare ama sade aan dhehee hadu jabo hoorta ninka raaga kushu lama dhalaan guul daraaduna lama dhaalaan marka laga reebo adoo kale oomacnaha dagaalba aan fahan sanaayn mareexaan hadu jabo dad jaba uma hoorayn oo 2 bay mid tahay inu kuulaaysto iyo inu kuul daraaysta insha alaahu waa guulaaysanaayaaye xalkaaba sidaas ah oo wax kaa dheexeeyo malahaan guul iyo kuul daro labadaas bayna nooqonaaysaa wuuna kutalagal inaay labadaas mid nooqooto mida kale waxaan adiga kusheegayaa hadaad mareexaan tahay inaad ogaato waxa dhib ku gaaraayo inaay laga bilaabo adiga tahay taas naf taada usheeg maxaa yeelay lagu oraan maayo barre ayaa dhibaato soogartatay ee waa mareexaan baa dhib kaas gaaray hadaadan ahaayna walagu ducayne wa bil rabadaane mahadlikare nagatag meeshana talo bixin teeda malihide isaga bax


Posted By: sade

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1713
man sharafa nafsanu fahuwa shariif

Waraysi uu siiyey Guddoomiyaha Gudiga Fulinta ee Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho, Sh. Shariif Sh. Axmed bogga sida weyn loo akhristo ee Aljazeeranet ayuu ku tilmaamay dadka ka mudaharaadaya Kismaayo in ay yihiin haraagii xukunkii hore, taas oo dad badan oo Soomaali ah ka fajicisay, kuna noqotay mid aanay ka filayn Shiikha.


Posted By: m.s.barre

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1672
markii aan tabar lahaa talo mahayn

markii aan tabarta lahaa talo mahayn, markii aan talo hayay talo mahayo.

waxaan ula jeedaa mareexaan waxaa ka badatay I ARKAAY, LAAKIIN WAXAA DAHCAY INUU YIRAAHDO (HUURAALLK)I QARIYAAY.!!!

wuxuu iska soo hormariyay jen:axmed aaway huuraale , ilayn assaga ayaa damka shidaayee , waxaan rabaa in uu goobjoog noqdo. laakiin in uu baardheer in uu ku qaliyo madoonayo.

mareexaan dadkii waadka gasheen GODOB mid hore iyo mid dhexe iyo mid hadda la joogo.

aqlixumadiinii ninkii shalay uu ka soo carary oo uu hoosta ka soo galay cayr , ayuu maantay u laabtay hadda uu hoosta ka galay(cabdulaahi yuusuf).
barre in uu qof hoosta ka galo mooyee gooni uma sitaagi karaan miyaa mariixaanka.

hada iyo xaal
aan ka warsugno jabka reer sade inshaa alaah.
wsc


Posted By: Diini-Girl

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1684
Hadal haan ma buuxsho

Naacnaac meeshaan looma baahna. Barre nin nooga fiican nama soo marin, mana na soo mari doono!


Naceyb Barre idinkama ehee, waa cuqdad reer Diini.

War reer Diini cuqdada iyo naceybka idinku jira walaaheysan qolo marexaan ah uqabin.

Nimanka maxkamada taagersan; adinka iyo beeshaa ka dhalateenba, ogadeen xaar badne iyo hawiye futo madoobe baa la idin raacsinayaa marku Jaale Barre Hiraale kismayo ku soo noqdo.

Allwadanina waxaan ka leeyahay.....caloosha idin wareegtay, Marexaan diradiraadisa baad meesha ufurateen.

Reer siyaad xusseen awalba labo xabo baad eheedeen, cidnana tiro uguma jirtaan.......orda calaacalka meel kale la aada nasabdhimanyaheey.

Wagardhacna qashqashaada hadeysan deyn, booska reer siyaad xuseen ee maanta taaganyahiin ka hoos ba la idin geyn

Guul Barre & Co

Dabodhilif iyo adeegayaal

la jaba cadowga Barre iyo Marexaan



Posted By: sade

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1702
Barre Aaden Shire (Huuraalle) ayaa Uggaaska Beesha

Barre Aaden Shire (Huuraalle) ayaa Uggaaska Beesha Sade Kala Kulmay Waji gabax.

Warar hoosaad aanu ka helayno magaaladda Baardheere ayaa sheegaya in Barre Huuraale uu kula kulmay Uggaaska Beesha Sade Uggaas Cumar halkaas oo uu u sheegay Barre in uusan marnaba ku taageeri doonin colaad maanta laga huriyo Dalka Soomaaliya balse uu ku taageeri karo oo kaliya Nabad iyo sidii uu wada hadal ugu dhamayin lahaa qilaafaad kasta oo jira.

Col. Barre Huuraalle ayaa u sheegay Odayaasha dhaqanka uu kula kulmay Baardheere oo uu ku jiray Ugaaska Beeshu in loo adeegsadey dumintii Ururkiisi Dooxadda Jubba isla Rag kale oo ka tirsan Beesha Sade kuwaas oo la soo huwiyay Cimaamad Gaduudan.

Ugaaska Beesha Sade ayaa qodobo dhawur ah faray in ay kasoo arimiyaan Gudi loo saaray qodobadaas oo ay kamid ahaayeen mustaqbalka Siyaasadeed ee Beesha iyo hadii uu kamid noqonayo Barre Hiiraalle iyo hadii kale.

Warar kale ayaa waxa ay sheegayan in qarash uu ka helay Barre Huuraalle


Posted By: Harti Man

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1693
R. Sadow Hanyarida & Qoonsiga Iskadaaya

Salaan dhamaan, dadka halkaan wax ku soo qoray iyo kuwa barre ka midka yahayba ilaa iyo hada idinkama arag wax han ah oo macquul sida Cayr oo Jifa ah waxaa hankeedu yahay in ay dhul balaarsi ka samayso Koonfur iyo Galgaduudba waxaana la yiri "hanyare ma hanaqaado" waxaan ula jeeda hadalkiinii waxuu dhaafi waayay Kismayo hala qabsado, halaga saaro maxkamadaha, qaabkitaab halagu galo... IWM, waxaanan ilaa iyo hada aanan nina ka maqal aan shabeelle ku durugno aan Muqdisho galo iyo erayo hanku jiro. Ninkii ku soo handada asna waa la handada ilaa gurigiisaana loogu tagaa.

Anigu hada waxaan ka imid 7baad ka hor Galkacyo Mudug waxaana naga go'an hadii Baydhabo lasoo handado in aan gobalada dhexe oo dhan aan isku fidino sahankayaguna waxuu joogaa Bandiiradley waxaana macquul ah hadii xabad bilaabato inta Baladweyne ka sokeeyasa in aan cagta marino.

Any way way fiicantahay hadii aad aragteen oon cidina idiinka sheekaynayan shisheeye ninkii raaca waxa cawaaqibkiisu yahay. Annaguna Kismayo waxaan ka qabnaa in ay tahay magaalo Darood oo dhan qaada ayna ku heshiin karaan sida Muqdisho ay Bantuga Hawiye ugu heshiiyeen oo kale ee waxaan u jeeda waxaa weeye dalkaan sidii looga badbaadin lahaa Bantuuga xargaha goostay oo guryahooda inta loogu daato xukunka Darod loo hooskeeni lahaa.

Waxan kaloo idiin sheegaya Hawiye meeluu joogaba waa ka go'antahay in aan lagu heshiin Kismayo waxayna hadii dagaal dhaco u soo diraan dhamaan tikniko ay leeyahiin dhamaan beelaha hawiye xataa kuwo ku dirirsan Muqdisho dhexdeeda marka waxan la yaabanahay waxa Hawiye mideeyay Darood iska daaye Marexaana udiiday Midnimo. Tusaale R/sade fiirsha sida ay website-kan dhexdiisa xita isku cunayaan sidi Jirracii ceebey tacaal ......


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1711
doqoon ama shiban ama sheegxun

war waan idiin salaamayaa war waxaa layiri doqoontu meeshi lagu dagaaley ogaayde meesha lagu he shiiyay ma oga waxaan kugala jeeda inkas tooy maah maahd iyo hadlku kala jeedo hadan way isku iimaan kartaa waxaa waaye waxuu ogaa ninkaan ninka labaxay sade meeshi cabdi cigaal iyo bare ku dirireen oo kaliya laakiin ma oga ceebta maantay magac sade huwaan yahay waxuuba hadal ka dhiigtay kikiki bare reer kiisi wuu kacaray waa mar kii labaad oo uu hadal kaas meesha soo galiyo war wax iskufa oo hadal xumaalayahoow sade matihide sade ceebays baad tahaye xaladu meeshay maraaysaba lama soocdo naacle xuun baad tahaye


Posted By: SADE

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1710
MABDA'LAAWE MAGAC MAREEXAANE

BARE NIN HANWAYN MAAHAN KIKIKIKIKIK by seeraar.

Walaalayaal shaqsiga aad ku daalaysaan, waa shaqsiga 7 sano cayr u shaqaynayay maantana iska tag la yiri, waxaase iiga sii daran waraysigii seeraar " Barre nin hanwayn maahan" taasi waxay ku tusaysaa inuu ninku yahay nin la yeeshay.

Waxaan kaloo idin waydiinayaa waa iyada dagaal iyo abaabul ayuu wadaa la leeyahaye ma Harti iyo cabdulaahi yuusuf ayaa dumaalay markuu cayr soo ceyrshay, walee waa yaab waa moodayay in CIISE barre halkaa gaarsiinayo.

Waxaad ku quusataan bare waxaa kismaayo ka raacay Cisse,Cabdi shire, Aaadan koronto iyo xoogaa dhuuni qaatayaala, reerkiisiina bare waa ka cararay, culumadii mareexaan ee hubka kala wareegi lahayd ee maxkamad ku dhawaaqi lahaydna wuxuu yiri waa dagaalamayaaaa kikikikikikiii..

Ceeb iyo foolxumo ayaa kaa ilaahay la maagaya maanta amxaaro ayuu dan mooday ee walaalayaal ha ku daalina ................................






Posted By: SHARIIFKA

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1714
TALO

waxay ila tahay Maanta wax uu ahaaba Bare inuu Kismaayo nabad uga baxay, marka waxaan kula talinayaa Mareexaan inaysan noqon dabka lagu shidi doono maxaakimta ee ay ayaga la jaan qaadaan hadii kale waawareey inta la yiraahdo caruurta ha gumaadeen


Posted By: Wiil Mudug

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1694
Warda Ba'a

Adeer hada anagu xeer nooma aha inaan dadka cayno. Ninka waa dilnaa sharaftiisana waa dhowrnaa. Adiga kula yaabi maayo, oo cidaad sheegatay baasidaa samaysa. War waxaad iskagadaysaa, waa is haynaaye, nambarka xagso. Rag isdagaalay baan nahay anaga iyo Cayr wixii lakahelo ayaana aduunku arkayaa. XUUX!!!


Posted By: mareexaan

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1689
mariixaan DAALIN fii kuli waqti

waa salaamay mareen oo idil.
waryaa fulay ayaan tahay qurdo joog ah ,
goormaad u caga juglayn jirteen ceyr oo idil.

shalay siyaad bare oo hal kabwata ayaan xamar ka so saarnay , maantay bare aadan shire HUURAALLE ayaan asago macawiis wata ka soo hayaaminay golbolada dhexe iyo mahay xooga ku haysanay KISMAAYO , anniga ayuu nagu ahaa rag ee ragannimo meel kale ha ka dedeyinna .

nin aad taqaanid yaa tahay la yiraahdo yaa raaxaami.

sookagii adiga ayaa ka mas'uul ah haddii uu iga furmo.

yaa daalim , yaa nibiib , yaa saariq in taa iyo in la eg ayaan tahay wiil yaho fudud.

sidaas iyo darsin wacan , isku soo miidaami dersin ayaan ku sin doonaayee sidaa aan u siiyay cashar MOORGAN.
NABADEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY.


Posted By: Gacal

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1698
Allow tol la'aan hanadhigin

War gabadha Sade oo dadka maalayacnigaa meesha nagasaadhay hala abaal mariyo. Meesha ma waxaa loofuray ina diradiro is been la isku sheego? Qofkii ku qaraabta magaca Mareexaan ama qayb kamida oo isku daya inuu qadiyada Mareexaan kala qaybsho, gabdhanaga ayaan idiin jawaabaya.


Posted By: Wiil Mudug

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1686
Waa wiilashiina!

Waryaaya, wax ma idiin sheegaa. Waa wiilasha Ilaahay noogu dardaarwarinaya. Anaga Mareexaan baa nala yiraahdaa. Mid waxaan kaleenahay Ilaahay kacabsada da aad nagu bajinaysaa. Maxkamadaha dadka Islaamka ah oo nabada ku dagan, oo sooman inta soo weerara waliba biri magaydadoodii iyo ogaasyadoodii xirxiraysa maad Ilaahay ka cabsada ku dhahdaan??? Mid kale waxaan kaleeyahay Kismaayo Mareexaan iskama lehda aad ku hadaaqaysaan. Taariikhda idinkoon dib u baarin, ha iska hadlina ayaan idindhihi lahaa. Iswaydiiya ninkii ugu horeeyay ee doorashada kasoo galay dowladii Aaden Cadde ee Soomali ugu horeysay. Is waydiiya dadka ree guuraaga ee ilaa iyo hadda kugadaaman Kismaanyo. Ha arkina magaalada waqtiyadii Mareexaan uu nimcadii Muqdisho ruuqayay oo u dhisantay Harti.
Waxaase hadal ku dhan yahay, meesha Maxkamadihii diinta sheeganayay dadka Islaamka bisha barakaysan soo weerarayaan, Mareexaankii taariikh u lahaa oo ku gabyi jiray "Waligay Duulaan baan kunoolaa iyo Duul La Weeraro e" haka sugina in ay nabad qaataan. Hadalka iska daaya. Anaga iyo Cayr waxaan kala helno ayaan leenahay. Faraha waa isi saaraynaa. Asal iyo faracna waan isku naqaanaa. Mareexaan C/laahi Yuusuf na uma daneeyo, Cayr na uma daneeyo. Dantiisuu yaqaanaa, qofkuu doonuuna si uu dantiisa u gaaro la xulufaysanayaa xitaa hadii ay ku kalifto inuu cadowgiisa laheshiiyo. Hadalka iska daaya ayaan idin dhihi lahaa iyo beerjileeca. Mareexaan oo ladaandaansaday wax waakadambayn.


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->