Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: mareexaan

Posted On: Oct 11, 2006
Views: 1579
hadda iyo talo

Akhyaaray waan idin wada salaamay.
salaan ka dib waxaan rabaa in aan u dhaadhaco mowduucauga ku sabsan kismaayo lahaashahayda.

walaalhayga sade aan dhalsho iyo dhiig aan wadaagno iga qaata talooyin kaan , isku bar bar dhiga runta iyo beenta, janno iyo naar, aduun iyo aakhiro, alle jaceelkiisa iyo alle caradiisa. Ka dib tii aad dootaan doorta waan idin kala cadeeyay.

1.kismaayo markii aan qabsanayney alle makaashanin ee waxaan kaashannay ceyr habargidir,annagoo u ordayna in aan dhacno dhul dad/dhul islmeed, nin aan ku tiirsan tahay raganimo loo ma sheegto siduu yiri oo kale suldaanka:maxamed weli .

2. ilaahay in uu CAADIL yahay waan ogayn laaakiin waxaa naga qarsooneed in uu alle ku gudaayo xoog, waayo cudud ayaan uga saarnay hart oo weliba dhiig ku daadinay , laakiin waxaa noogu shaagay shan farood iyo calaacal buuxda , xoog iyo muruq iyo inka badan aan hankan lagu soo koobi karin.

3. annagoo isasiinay dhul uu alle nasiinin , boob aan ku qabsanay , tuugo u heshiisay ayaan noqonay, anniga ka mareexaan ahaan iyo ka ceyr ahaan.

HADDA IYO DAM.

aan ku qanacno inta uu alle nasiibka naga siiyay ee dhulwaynahay soomaaliyeed ee nagu yaqiinay, alle aan uga baqno kismaayo shacabkeeda aanna u dayn in ay HART AY MAAMULATO IYO DADKA LA DEGA.
waa hadii alle aan ka baqeeyno.

haddii aan samayno talooyinka aan soo jeediyo alle cirka iyo dhulka ayuu naga arzuqayaa iyo weliba cizi fara badan ayuu nasiinayaa inshaa alaah.

ammaa hadii aad igu diidaam waxa kala dhaxlo barii ayaan ka ahay anniga iyo caruurteeda . waayo waan idin digay , runta waa idin sheegay.

ninkii iga horeeyayna ka dhageesta wuxuu idin sheegay anna iga maqla inshaa alaah waa liibaanaysaan.

waxba yaan been qayaxan la isku sheegin raad kuma lehin KISMAAYO , run u qaado ama been u qaado.

macasalaama


Posted By: SADE

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1610
BARE AMA BALO

AS.WR.WB.
WALAALAYAAL MARHORE IGA GUDOOMA SALAANAT AAN KOR KU SO SHEEGAY , SALAAM KA DIB.

WAXAA UU RASUULKEENII YIRI(WALAALKAA U GARGAAR HADDUU DAALIM YAHAY AMA MABLOON YAHAY , LABADA GOORBA).

MARKA AAN ISLA EEGNO , AAN ISXISAABINNO ILAYN ALLE AQLI AYUU NASIIYAY.

KISMAAYO ALLE AYAA RUNTA IGU JECELEE DHULKEENII MAHA, TAARIIKH AHAAN IYO JOQORAAFI AHAANBA, AAN U DAYNO WALAALAHAYN DAAROOD, AANNA ISKA DHAAFNO ISXIMINTA IYO ISCIILKAABINTA IYO BEEN ISKU SHEEGA, WAXAA JIRRI DOONTA MAALIN RUN IMAANDOONTA WAXWALBANNA RUNTA LAGA SHEEGI DOONO.

DHULKEENA AYAA NAGA BADDAN EE AAN U DEEYNO WALAALAHAYN.

HADDII KALE IGU QABSADA WAXA AAN QORE , BRITO /AAKHINA IDINKA AYAA KA MAS'UUL AH WAXA DHACY IYO WIXII DHICI DOONA, OO AH DULMI IYO DHIIG DAATA.

WALAALAYAAL BARRE JANNO KU GEYN MAAYO ,BALSE WAXAAD U TAHAY ZAADKII ABAARTA KAGA BIXILAHAA AMA BUUNDADII UU KAGA GUDBILAHAA DHIBAATADA.

WAXAAN ISKU OGNAHAY ISKU BALLAN SANAYNAA IN AAN DHISANNO DHULKEENII , ASAGA AYAAN KU LEENAHAY MACAG IYO MAAMUUS .

SIDAAS IYO IN AAN XAQIIQDA AAN ISTAABIINNO .
WSC


Posted By: mareexaan fayoow

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1618
mareexaan dhagarta diida

walaalaha sharafta leh reer sade meel walba oy dunida joogaanba salaan sharaf jaale mareexaan aniga rayigayga yarkaa markaan cabiro arinta kismaanyo iyo siyasada somalida maanta sadex arimood ayaan rabaa inaan kukala cabiro waa midee arinta kismaanyo ma ahan in ceyr na dhagray ama na qiyaanay ee jambal naloo tuuray dowlada fadhiidkaa ee baydhabo fadhida labada sano inay wasiir gaashaadhigeed maqaarsaar ah noo tuurto dhulkeeniina kuwayno hada wiilal badana ku wayno sade waa mid aanu kala xisaabtameeno dagaal ooge abdulaahi yusuf maya ceyr taladuna waa inaga cidkalena kama sugeyno waxaa taas daliil u ah in abdulaahi yusuf dhagarle yahay reer sadena garan wax walba reer sade jamkood ahna uu miidaaminayo waatii shirkii carte qodbadii tolki ugua warbixinayey aragteen oo ay hal heys u aheyd wax walba ha igu qaadatee marexaan iyo ceyr inta aa noolay kab kab umaqabaneeyso garowe iyo basasona in ay un malin casimad noqdaaan marka hada iyo tan waa mid aakhiro iyo aduunba aanu ku liibaaneyne aanu somali diinta wax kula qaybsano ama aanu wasiir gashadig difaaci dhul iyo wiilal labatan jiro ah aanu ku wayno markaas saas leeyahay wadaad mahi inkastoon ilahay aqaan salaadayda tukadoin tagero culimada awoodana laqaybsano sade waa leeyahay culumo siyasadu malinba waa ceyn maanta waa xaqa alle oo laqaato iyotaabka alle oo la isku dhiibo nabadeeeeeeey hooba naar galeesoo tiimbooy


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1657
war ninku dulmibadanaa

war ninkaan labaxaay wiil reer diini adeer reerdiiniiyo sadaha kaletoona dooqoon saan uhadlaa kama dhalaan ee adeer orodoo doqonimadaada daad kaad kala dhalaaya la aad magacaana hanaga ceebaynine


Posted By: gacaliye

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1641
to sede saxbayaal miyaadan ogeyin in uu dhmaaday i

waxan salaan qiima badan u dirayaa bahda sede yacnaa bahda mareexaan waxaan xasuusinayaa in shey qofkii kuudhiibtey hadii uu kaaqaato waxa aad u daba orodaa ay tahay danimo xumadaa tankale bare waxaad ogaataan shaxda in uu lagediyey c/yuusuf hogaamiya kooxeedka bare waxaadna arki doontaan in uu mardhow kaqaado xilka wasiirnimada sidii saaxiibadiisii xamar uu xilka uga qaaday tusaale waxaa idiinkugu filan maalintii bare kabaxay kismaayo durba waxaa uu c/yuusuf bilaabay in uu xilka kaqaado taliyihii c/booliska wasxa ku xigana waad taqaanaa waare oo laga qaado xilka hadii aad siinoolaato waxoogaa bilo ah waad arki doontaa hadlaah


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1711
shariif abgaal oo sitoosa uweereray reersade

waan idin salaamayaa dhamaan reer sade waxaa waaye harta waxaad ka adag tihiin is eedaynta dheexdiine ninka labaxaay shiiq shariif abkaal shariifa lama sheegine waraaysiga uu al jasiiro siiyaya soo midaan aqrinin soose midaan daawan u dhahaayo waxaay kismayo kadagi ladahaay waa rajiimkii sayaad bare asagana waqtibaan sinaynaa wanaanan usheegaynaa inasan waxba katarikarinin maxaa keenay hadl xumada diin bu sheeganaayaye waxaan idiinka cad saanayaa in sitoosa iyo sidaad baan ba loo can baareeyo hadal xumada kasoo yeertay waana inu sida ugu dhaq saha badaan u uga laabataa raajiin ilaahey dheereeyay hakaadhigo


Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1693
sharf abgaal oo sitoosa uweereray reersade

waan idin salaamayaa dhamaan reer sade waxaa waaye harta waxaad ka adag tihiin is eedaynta dheexdiine ninka labaxaay shiiq shariif abkaal shariifa lama sheegine waraaysiga uu al jasiiro siiyaya soo midaan aqrinin soose midaan daawan u dhahaayo waxaay kismayo kadagi ladahaay waa rajiimkii sayaad bare asagana waqtibaan sinaynaa wanaanan usheegaynaa inasan waxba katarikarinin maxaa keenay hadl xumada diin bu sheeganaayaye waxaan idiinka cad saanayaa in sitoosa iyo sidaad baan ba loo can baareeyo hadal xumada kasoo yeertay waana inu sida ugu dhaq saha badaan u uga laabataa raajiin ilaahey dheereeyay hakaadhigo


Posted By: caaqil

Posted On: Oct 10, 2006
Views: 1644
Barre abaalkiis buu helay

Barre Hiiraale oo ku habarwacan jiray Goobaaloow maantay buuryada iga goo markay tolkiis Mareexaan wax yar dhexmaraan ayaa maantay ku cataabay goobaale ayaa ikhiyaamay eemar hala'iiqabto meeshii.
ma xuma laakiin haddii maantay loo qabto soo bari ma orondoono c/llaahi yuusufoow Buuryada iga goo
Barre hiirale indheer garad mahan waanin colaada sokeeyahaa yaqaan colaad sokeeyana ciil loogama baxo


Posted By: dabcasar

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1676
Doqon dad kala qaybinaya


Wiilka la baxay wiil reer diini hadalka aad meesha ku soo qortay ka fiirso, mideeda kale anigu umalaynmaayo inaad atahay dadka aad sheeganayso, waayo saas umaadan hadasheen hadaad u dhalatay dadka aad sheeganayso.

Saaxiib mareexaan kala sareeya lama sheegin
Bare hiiraalana waxa diidan waxaa ugu horeeya reer diini , xataa ugaaskii joogay baardheere waa uu diiday waxa uu wado, aniga laftayda oo reer diiniya iyo kuwa badan oo ila mid ahina ma ay ogola duulaanka uu wado, waayo ma ahan duulaankaasi mid beesha ay dani ugu jirto ee waa mid afar nin oo danaystayaal ah ay wataan.

Mideeda kale saaxiib markuu Bare hiiraale baryayay Cabdi cigaal ee uu ku diiday inuu wax la difaaco, hadii bare ka maarmo wagardhac amaba reer siyaad xuseen muxuu ubaryay cabdi cigaal oo uu ogaa inuusan wanaag kala kulmayn, muxuuse u soo tagay markuu ogaaday cabdi cigaal iyo rag badan oo mareexaan oo dhan isugu jira inaysan hadalkiisa u soo jeedin....

Marka saaxiib wax lama socotid ama waa is yeel yeelaysaa ama dadka aad sheeganayso ayaa been ah ee dano kale iyo dira diraalanimo ayaad wadaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa....


Posted By: Yuusuf

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1692
hadaad horey jees u qiyaatey hadana turki marso

nimanka reer cabdille ee kula heshiiyey ceyr markaan soomaaliya qabsano ayaan galbeed idinla xoreyneynaa waxaan idiin sheegayaa imasa jeer ayaa daarood la qiyaaney ceydiidkii jees labada jeer qiyaaney kama duwana cabdiqaasinka barre hiiraale qiyaaney balan malaha wuxu waa wuxuush dad is moodey diinta daaha ka qaad dadkoo dhami ha arkee shabeelada hoose tuni iyo biyomaal iyo jiido muslim malaha maamulkooda qabta daarood nin lagu shaqeysto maahee muslin kale malaha beledweyne xitaa dadkii lahaa deegaanka ayaa la yiri maamul u sameysta cid idin soo fara gelineyso majirtee maxee Jubbooyinka iyo shabeelada hoose markii laga hadlo ey ceyr sas iyo sawaxan isugu daraan dalka amxaaro ayaa u soo socoto war adiga biyaha wabiga dadka ka iibinayo maxaad amxaaro dhaantaa adigaaba ka daranee maala qaado isbaarooyinka afgooye ilaa jilib yaala ee baada xaaraanta ah laga qaado dadka war dadow ilaah ka cabsada oo diinta yaanan la adinku qaldin reer ogaadeenoow arxan aad mareexaan oo weligaa madaxa kugu watey ka weysey walaahan ceyr ka heleyn ee dadkaaga soo raac yaan lagu qatalinee.


Posted By: dhuusmareeb

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1689
may allah somali one

firstable we pray for allah today is ramadan, no more qabiil wa are tired of it.

guys open your eyes ethiophian are poor and somali is rich country....ethipoian doesn't want to happen somali peace...........


inashall bare hiraal and his kufaar alliance if true the will lose..


somalian let put hand together built our country
kismayo is somali city it doesn't belong to qabiil


marxeen make your city clean firsty don't help beerdoofaar....lets clean clean luuq, balnable, baldhaawo gedo----ethipian has freedom to use those street...guys open your what is happening ogaden people or qabiilada somalia oo ethiopia gumeysta....open your eyes let help oneonether for get qabiil......




Posted By: gabar sade

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1681
wax laqariya waaqurun

walaal waxaan kusheegayaa waxba lamabeqee walays cadeeyaa adeer waad baqaysaa soomahan markaas baad waxaad adeeg sanaysaa burcad nimo isku dir xambaarsan adooga iyo aadooga alacadaab iscade adigoon ka dhuman qabiil kale horaan u sheega anigoo gabara idiin kar mashaya ee iska kay dhacsha wiil sade iyo raga lamid kaa idiin jawaabi maaye way beeqeen waayo wax iskuma hayaan markaasbay bilaabeen ineey dhan kale ka burcadeeyaan waxaad tihinba laydiin ku fahan dadkaad sheegayso siyaad xusaan & qalaf xuseen iyo maxameed amaan rer iyo raadamiir amaan reer xagaad ukala wada dad aabe wadadhalay weeye aqoon lawayahow bacda iska fur dadka ka dhex bax adigo kale waxaa layiraahada naag kaliite


Posted By: Aqoon yahan

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1662
War midkaan sirtii shacabka ku faafiyay muxuu ahaa

waryaa wiilsade2, waa qaldanatahay waayo sirtii oo dhan baad meesha ku soo qortay
yaa ku yiri adiga iyo siyaasiyiinta kalabo soo saara sirtaan inta laga gaaraya ujeedadeeda
ciddii idinla wadaagtay sirta adiga iyo kuwa kula soo saaray bayaankaanbo waa in dib la'idiinka fiirsadaa waayo aaminbo ma ahidin
haddabo ogaada hadii uu goolku dhalanwaayo adinkaa fashiliyaye


Posted By: Wiilsade2

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1646
War Saxaafadeed Kasoo baxay Siyaasiyiinta Sade

Kadib markaan dib u baarny Cidda kismaayo joogto,
Kadib markii aan ogaannay in meeshu ay wiilal Mareexaan ah iyo Saaxiibadood yar oo lagu qurxiyay ay meesha joogaan,
Kadib, Markaan ogaannay in uu Barre wada hadal Siayaasadeed oo qarsoodi ah uga Soo baxay Kismaayo,
Kadib markaan ogaannay in Barre loo soo diray in uu hagar-daamiyo Mr. Yusuf Beer-laawe iyo Xabashi intuu iska dhigo in looga toog-roonaaday Kismaayo uu waxa ay hayaan soo ogaado,
Kadib markaan ogaannay ujeedada ka dambaysa waxani in ay tahay siyaasad dheer iyo is af-garad, wax dhibaata ah oo Kismaayo ka jirto haysata beesha Sade ayna ku mudaharaadayaan dadkii masaakiinta ahaa ee horay meesha loogu haystay----meeshu ma Mareexaan siiboo Mareexaan Saar baa----:
Kadib markaan qiimaynnay ku samaynay curiya-yaashaas, waxaa inoo caddaatay in aan dub u taageerno Maxaakiimta Somaliyeed ii Amxaaro Diidka ah.


Posted By: Wiil Sade

Posted On: Oct 9, 2006
Views: 1664
War Mushkilad badanaa

War heedhe midkaan Wiil Reer Diini la baxay muxuu ahaa. Bala kula tagtay. Waa mid kaar uusan lahayn ku dhuumaalaysanaya. Waa ku fahannay adeer. Waa somannahaye hanaga hadashiine orodoo meesha ciddiina ku tashato naga aad waa kuu ducaynaynaaye.
Diini, Siyaad Xuseen, Weger-dhac iyo kuwa kalabo, waa dad walaala ah, waxa aad sheegaysanna ma aha war ka yimid Reer Diini waa war Shaydaan. Adeer We are too smart to figure who you are and what u are trying. Acuudu billaahi Minashaydhaani0-rrajiim. War hana dambaajinin, Bala kugu dhacdaye.


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->