Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: SIYAAD

Posted On: Oct 2, 2006
Views: 1294
BARRE CEYR HA EERSADO.

ASALAMU CALAYKUM SALAAN KADIB WAXAN AKHRISTAY AMA MAQLAY DAD BADAN OO DHACDADII KISMAYO KU EEDAYNAYA C|LAAHI WAANA WAX LAGU QOSLO kix kix XAQIIQDU WAA BARRE OO CEYR AAMINAY CEYRNA WAA KUWII LAHAA ANAGA BARRE GEENAY KISMAYO HADANA KA QADAYNA WAYNA NA TUSEEN OO MARKHATI WAXA KA AH ILMAHA ISKA DAA DADKA WAA WAYNE MAALINKII C|LAAHI UU BARLAMANKA BAYDHABO KA SHEEGAY IN MAXAKIMTU AY KALA DOORANAYAAN KISMAYO IYO BAYDHABO KAY KU HORMARI LAHAYEEN BARRE WAXAY LA AHAYD HADAL LAYSKA YIRI TANKALE C|LAHI MARNA JAWHAR MARNA BAYDHABO AYUU MARTI KU AHAYE HADUU BARRE AWOOD KU LAHAA MUU KISMAYO KEENO WAXA KASII DARAN TAAS MARKII LOO MAGACABAY WASIIRKA GASHANDHIGA WAA NINKII XAMAR INTUU WACAY GALAAL KU LAHAA CIIDAMADII XOOGA DALKA DIYARI HAKA HORTAGENA CIIDAMADA IGAD HADABA BARRE HADUU AWOOD LAHAA MA CARARAYN OO SIDA SEERAR UGU SOO DHAWEYAY MAXAKIMTA AYUU BARRE C|LAHI UGU SOO DHAWAYN LAHAA SEERAAR AABA SHEEGAY BARRE INUU AHAA NIN AAN HAN WAYNAYN KUNA QANACSAN HAWSHII UU CEYR U HAYAY HADABA CEEBTU WAA NAGU DHACDAYE ILAHEN CEEBTENA HA ASTURO.


Posted By: Qoslaaye

Posted On: Oct 1, 2006
Views: 1403
Heesh Barre Loo qaadiy oo ku luuqeeyey C/lahi Yuus

Cabdullahi yusuf ayaa maqlay in Berre waa ka soo cararay Kismayo. Markii warka soo yeeray ayaa cabdulahi wuxuu dalbaday in loo rakibo qalabka muuzikada, loona keeno ninka oogu mashaqaysan garaacidda kabanka, ee faraha looga gubtay.

Markii la rakibay qalabka ayaa Geeddi oo caan ku ah far-shaxanka iyo garaacidda kabanka ayaa billaabay Dan Dan Darararaan. Din Din, Dararaaa.
Kadibna, Cabudllaahi ayaa si hal-haleelka ugu soo booday makarafoonkii. Asaga oo ku bilaabay cod wayn oo xabeebleh, ayuu isla jiiday "Markaan ku lahaa Ugaaso, markaan urinaayay raad-kaa, waa adigii iga sii ordaayee, iimaanso, imaanso, waa xaq-isyeeshay".
Markii uu Mr. Yuusuf qaadaayay heesta ayaa waxaa la sheegay in uu Shariif Xassan kii baar-lamaanka, oo fadhiyay safka here ee macsharka in uu soo istaagay oo uu soo orday asaga oo madaxa ruxaayo oo aadna u qiiraysan ayuu labada dhaban ka dhunkaday, ayuu yiri "allow horay ma u raadinay intuusan qiima dhicin"."Waliin Baydhabo Imaadooy Barshin waylaki helooy" oo lagu macneeyey haddii uu baydhabo yimaado barkin unbaan u heli karnaa.

Dhanka kale ayaa la sheegay in uusan Barre ku farxin rag-ragashadaas, kuna dhaartay in ay xanuunka uga dambayn doonaan. Barre oo wajigiisa xanaaq laga dareemayay dhaartay ayaa waxaa qoslay la dhacay nin ka tirsan saraakiisha dooxada jubbo oo la joogay. wuxuu yiri, "ragga heesaya fooshaan ogaa ma u dhimantahay". "Wallee annagu hoy baan helnaye adinkaa naga daran markay sunaamida Maxaakiimta idin soo gaartay".




Posted By: GABAR SADE

Posted On: Oct 1, 2006
Views: 1456
salaan qaliya wiilsade

wiilsade aboowe macaane Aad iyo Aad ayaad umahad san tahaay aboowe waxaad tahaay dad ka meesha wax kusoo qaraaya ninka ugu figrada fiican ii noolw walaalkay wiilsade oo waliba fayoow oo cafimaad qabaad tahay ii noolow aboowe macaane figkir kaaga waxaad mooda kayga aboowe ukaarso reer beer laawe usheegna kama naac naaclayno wab sayd yadooda faraha hakala beexeen keena dadka jiraan ay noofureen kakakak
wabilaahi tawfiiq


Posted By: gabar gedod

Posted On: Oct 1, 2006
Views: 1468
ilaahoo nacaaawi

war aamiindhaha walee wayaab war maxaa fadqalaalada idiin ku riday dad yahow


Posted By: sade

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1383
salaan

walaalayaal waan idin salaamay,salaan ka dib waxa aan aad uga xumahay dadka magacyada qaldan ku soo gala halkaan isagoo cadiifad xun oo qurun ah ay ku jirto damca fakarkaas xun inuu dadka hor keeno kan isku magacaabay talo daarood hadaad adeer macaane jirran tahay dadka cudurka ha la soo dhex galin hadalka aad ku hadashayna ma ahan wax talo daarood ah, dhanka kale marka aad soo qaadayso magaca marxuumka maxamed siyaad si edeb leh ugu soo qor meesha tan labaad marka uu ilaahay caafimaad ku siiyo bulshada soo dhex gal cudurkaagana ilaahay adiga uun ha kugu ekeeyo magaca aad wadatana ha ku timaamin talo bixin daarood ee waxaad tiraahdaa talo bixin cudurqabe. waxaan hadalka kuugu soo koobayaa berre waa sade, sadena waa barre la'aantiisna waa abaar kanaxoow nafta waa.


Posted By: wiil sade

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1367
salaan

waan idin salaamay dhamaantiin salaan ka dib waxa aan aad uga xumahay dadka maanta barre ku tilmaamaya inuu sade kala qaybiyay waxaan u malaynayaa kan sidaa ku hadaaqaya inuusan xaqiiqda dhabta ah ee uu soo maray halgankii barre uusan la socon bal dib u baara markii gedo uu la wareegay caydiid iyo dhibaatooyinkii uu ka soo maray,tan labaad waad la socotaan gunnimada lagula dhaqmay kismaayo markii uu morgan haystay waxaan kaloo la yaabanahay sida aad ku hilmaanteen wiilkii lagu suntay kismaayo oo ay gaysteen kuwa daciifka ah meeshaas joogay dilkii marxuum cabdinaasir xaaji xaashi,dilkii dhakhtarkii marxuum xassan macalin, marka uma malaynaynin in aan caawo kaba hadlayno waxqabadkii barre uu u qabtay beesha sade iyo sida uu mar walbo ugu huray maalkiisa iyo naftiisa waxaanse idinku boorinayaa inta aydaan hadlka ku soo darin fariintaan bal inaad horta baartaan waxqabadkiisa iyo taariikhdiisa qofkaad ka hadlaysaan kolay maba hayno qof ka daacadsan maanta waxaanan filayaa hadaydaan ku taageerin barre hawlihiisa gunnimadii shalay inaad ku noqonaysaan gedo,
wiil harti niyadaada ka saar kismaayo harti baa leh taas way kaa dhamaatay kismaayo inuu sade leeyahayna cidna kalama tashanayno.
wasalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu


Posted By: xog ogaal

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1352
waa laga gardarnyahay barre

barrow guuleeyso waligaa gadaal hamarin oo gulka soo qaado goobtaad fariisataba islaan iyo gaalo gacaan taada uga adkoo aamiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiin


Posted By: Mohamed

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1342
Barre tag madax adeygna xalkii waa kaas

walaala yaalow Barre markii uu meesha joogeyna caqli ma heyn maanta oo uu dagaal baan qaadayaa leeyaheyna kaba daran, Barre waa askari daneyste ah reer sadena ayagaa intaas is gaarsiiyey maxaa yeeley markii barre wax laga sheego boqol iimaanka la' oo qabiil iyo qurun uu ka buuxo ayaa afka ku goosanaya, hadii aan la doodin oo uun isha laga fiirsho waxa dhacaya soow tan maanta dhacdey maaha Barre isagaa afcad ku diidey wiilashii Sade ee wadaadada ahaa inuu maamulka ku wareejiyo iyadoo dhowr jeer loo soo sheegey iney wadaadadu ka shakisan yihiin xiriirka ka dhexeeya barre iyo cabdulaahi. kuli calaa xaal wixii hore ee dhacey dhaceene maxaad talo ah oo aad heysaan meesha cay iyo calaacal loogama baahnee. ma waxaa idinla gudboon in aan cabdulaahi oo wata amxaaro oo ah cadowgii soomaali waligeed laheyd raacno, mise inaan nimanka wadaada ah ee sida qaldan ku yimid kismaayo la hadalno oo ey u badan tahey inuu qeyrku halkaas ka dhow yahey. tobigana hala iska bedelo barre waa shaqsi ee danta iyo aayaha beesha iyo nabada iyo sharata soomaali weyn ayaa ka muhiimsan in laga doodo.


Posted By: wiil harti

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1398
ilaah

anigoo wiiil harti ah, waxaan leeyahay, iftiinka kismaayo ka dilaacay, ha laraaco wixii qaldana ilaah hanaga suuliyo, soomalina ha lamideeyo qancinta hiiraale iyo jufadiisa taasoo nooga dhow in soomali lawalaaleeyo, kismaayo anagaa ku dhalanay hiiraale kuma dhalan , laakinn tuugadii oo dhan ayaa loo xiiray , markiisuuna qoystay. marka intii majeeteen ama harti ee rrer kismaayo wixii xaq ah ha raaco.


Posted By: ruun

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1440
bare xaal qaado

marka hore walaalkay bare xaal qaado marka xiga waxaa weeye hadal kaygo kooban inaad barre jabisaan hadana kudiigataan xaq maahan mida kale marku idiin jabhadeeynayay waad rab teene oo uu gulaha isdaba jooga idiinsoo dhalinaayay maantay oo aan laga gulaaysan laakin aad adi8nku jabiseen miyaad af lagaado ugu dhaqaadeen


Posted By: Abdi ali

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1441
Fakarkaaga dhiibo adon caytamin


Wiilka isku magacaabay Caaqil ina adeer arintu saa moodayso maahan, barana qabiil laguma dhaliilayo ee wax qabadkiisa ayaa lagu dhaliilayaa.

Bare aniga nin iga xigaa waa iska yar yahay jifo hoose ayaana isku nahay, laakiin wuxuu ku dhaqmay wax lagu dhaqmo maahan.

Ninka webka tafaftiraha ka ah waxaan maqlay inuu reer siyaad xuseen yahay, laakiin wuxuu sameeyay codayn kaliya fakarkaaga dhiibo say kula tahay dadkalana ha af lagaadayn, dadka wada hadlayaa waa mareexaan barena dadka kama xigtid.


Mideeda kale raga mareexaan ee ay bare is qabteen waxay isku qabteena waa la ogaa, oo nimanka cayr ayaa bare ehelkiis ku diray maantana ayagaa asagii soo eryay.

Marka yaa qaldanaa ma ragii mareexaan ee lahaa aanu taladeena iyo fikirkeena anagoo mareexaana aanu iska meel ka dhigno,wixii qilaafana aanu wada xalino anagoo kaligeena , mise waxaa qaldanaa Barihii wax walba ka hormarinayay waxa nimanka cayr ay yiraahdaan............


Posted By: abdi ali

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1408
BARE WALI MA DADBAA HADAL HAYA



Walaahay beesha sade ma quustaan, warheedhaha bare soo maahan ninkii sidii loogu adeeganayay hada la soo ceyriyay, meeshana u joogay dhuuntiisa kaliya.

Bare waa ninka inta nimanka cayr ay dadkiisii ku laayeen kadibna iska soco ay yiraahdeen.

Waxaase iigu yaab badnaa markuu cabdi cigaal inta u tagay yiri kaalay nimanka cayr igala difaac meesha.......kikikik.....waa layaab ma umulbaa umushaa iloowsha dhowe, miyuu iloobay markuu goobaale u soo ka xaysanayay, oo cayr ay isaga yimaadeen ilaa marka si ay cabdi cigaal iyo ciidankiisa u baa bi iyaan.


Arintii ka horaysay ee xeraalana waa la ogaa wixii xeraale ka dagaalamayay amaba hubka keenayay inay cayr ahaayeen, bare iyo in lamida ayaana diiday xataa cayr in arintaa lagu eedeeyo, marka nimanyohow naga daaya ninkaan
sheegsheegiisa ayaa ka daran ninka codayntaan sameeyayoowna fadlan ka tir tir meesha ....................



Posted By: talo bixin

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1402
waayaab

waxaan idiin sheegayaa dadka hal kaan yiri hala foodo walaalayaal ama fooda ama hafoodina mareexaan waa bare waa mareexaan taas ogaada waad maqalayseen sidii quruxda bad naay oo logu soo dhaweeyay gobalka gado waxba hays daalinina wabilaahi tawfiiq


Posted By: gabar sade

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1397
kabaxa afaaraha reersade dadgaan ahaynow

talo bixiin waxaan idiin sheegayaa dadkaa hadalada xuun xun soo qoraaya haka fiirsadaan hadal xumada iyo cayda dadka kasoo baxaayo waan kugu afuraaya istubit bad tahay qofka wata magaca talo daarood hadaad daarood tahay iyo hadii kaleb qabaan iyo wax ay waxay yihiin wax aan la aqoonin baad tahay


Posted By: gabar sade

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1369
ciilqabo cadaabtii gal

heedhahaya waan idiin salaamayaa walaalahayga reersade oo cafimaadka qabow oo cuqdad iyo ciilka reersade ka fayoobow intaas kadib walaalayaal waxaad moodaa inaay kamid yihiin dadka meesha wax kusoo qorayaa dad uciilqaba oo raba jabka iyo tafaraaruqa beehsa sade maxaa yeelay qosol iyo farxaad bay mujina yaan waa dadka wabsaydkaan iskale waxaadba mooda inaay ku farxayaan bare jabkiisa waxaan see idiin leyahay waxa jabkiyo magacxumadu kaartay waa beelwaynta sade waayo sade waa bare baranaa waa sade taas ogaada mida kale waxaa layiri gurbaanka ama gacaan taada hakugu jiro ama gacalkaa hakuhaayo kufarxi lahaydaa iyo kanixi lahaydaaba maantay kismaanyo gacalkaana mahaysto gacaan taatadan kumajirto waataas cabdi cigaal inta hubkiisi laga xayuub saday aan xataa lagu oraan garoortaadu waa meeq waxaa ayaan daro ah cadow gaago kugu soosocda inaa gacmaha ulaabato adigoo fiirinaaya ama aygugu jirto coolaad walaalkaa waxaa soomaalidu kumaah maahdaa hashu qadaowga aragtaye qalowga maogtahay macnihii qadow waxaa layiraahdaa geed ay xooluhu jecelyihiin qalowna waa boohool ama good hoos tiisa kuyaalo qadawga ay rabto hashu inay laacdo markaasna ay halis utahay inay ku dhacdo godkaas marka had dad baaba mareexaan nimadoodii waxaay kudhaf sadeen inaay kafiirsan waayaan qadiyaadoodii qof nimo oo maantay meelxun taagan waxaan adal kayga kusoo koobayaa dadkaasu walaalohoodna isdhaafshe qadawgiina macuunin oo qalawgii bay kudheceen waxaasee laayahau mareexaan idinka badan ninkii aan bare iyo mareexaan ubaahnayno dan iyo heelka barre waa hogaamiye mareexaan ayagayna utaal taladu laakiin adinka waxaan idiin layahay iska daaya book ta biskootay ood damqinaaysaan wabilaahi tawfiiq


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->