Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: Ali

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1209
Sade haddii ay u dagaalaan barre waa wax ma garato

Salaan ka dib waxaan haddii barre Kismaayo weerarayo in ninkii raaca uu yahay qof daciif ah oo aan wax garanayn,barre&inta raacsan waxaan u hayaa arin ay maanat ku liibaanayaa labada daaroodba,waxaan kula talinayaa in ay Gobolka gedo ka xoreeyaan xabashida,
arintaas ayaa ah mid uu magac&jano labadaba ku helayo.
haddiise uu doonayo in uu boqolaal wiil oo kale oo xabashi horkacaya uu maantay la aado Kismaayo waxaa u galaya daariiqda ugalaya magac xumo,waana laga adkaanayaa inshaa allaah.
haddaba aqristoow ii sheeg taladaan talo ka wanaagsan haddii aad hayso.


Posted By: wiil taagtay

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1172
halyegii rersade ukacaba ayaga feylaha qabt

saxbayal bare idinkama rabo fakarkiina balse marexan iyo kii wax garanaya bey utal bare wa halyey marexan adinka iyo mid lamid ah bana balasha ka rifaya marka waxan u arkah hadalkiina shekadii orgigii yiri giiro seynta idhigleh kuleylka marexan wa taban qolokasta oo isa soo gaashan buursata ee calacalku una idinka dhamaaaaan halyeyga marexana dadba dusha ka ilalinaya asaguna marexan buu kalilalin wiixii soo jaleca guushii marexan garana kufaana wax yar markey qaldamana iska qeyliya milihiina


Posted By: Kamaal

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1178
bare anagaa jabinay

cayr wuxuu haystaa sh/hoose magalo kastana labo nin ama sedex nin oo cayr ah ayaa maamusha oo indhacade oo aabahood ah xamar ayuu shaah iska cabayaa rag cayr ah ayaana gobolka uu xukumo u maamula..anagana j/hoose iyo j/dhexe ayuu bare xoog noogu keenay bal ii sheega ninka mareexaan ah ee hal magaalo bare u fadhiyay haday ahaan laheed jilib,afmadow,bu'aale kuligeen waxaan iskugu nimi kismaayo iyo bare.bare keligii rag iskama celin karo bare rag buu u bahan yahay...dhalin yaro u dagalanta wuu haystaaye rag u hogaamiya buusan haysan..kuwa af-dheer oon u dagalamin oo meel uu kamaro wayayna way buuxaan.


Posted By: Gacal

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1231
Mareexaan iyo eediis

Waxaad ila moodaa in beesha Sade sida ay u badan tahay ay qofka ka eegto dhinaca xun oo kaliya dhaqana ay ka dhigteen sida wax loo eedeeyo. Barre waa hogaan xil wayn u haya beesha Sade qofkasta oo hogaankaas hayana carqalado ayaa lasoo gudboonaan kara, qaladaad ayuu gali karaa balse waxaa haboon in miisaan lagu sameeyo wanaaga iyo xumaanta hogaanka. Waxaan u arkaa qof kasta oo Barre kasoo horjeeda inuu eediisa kusalaynayo qilaaf shaqsiyadeed oo dhexdeena ah. Balse Barre, inkastoo la dhihi karo ma qalad la'a, hadana guulal waaweyn ayuu usoo hooyay beesha wuuna soo hoyn doonaa. Fadlan aan iska dhaafno is eedeynta dulqaadna aan u yeelano hogaankeena. Barre uma xuma hogaanada beelaha kale ay ku kalsoonyihiin.

Mahadsanidin


Posted By: jaamac

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1234
hadaan baraarugnay

maantaan garanay in nin reer u shaqaynaya uu hormood noo ahaa.maanta ceebta nahaysata mid aan kasoo waaqsandoono mudo uma eka...daaroodkii walaaleheenaa naga goo oo reer inta membership lasiiyay oo lagu daneystay hadana lasoo cayrshay buu nagadhigay oo maanta dadku maamulay leeyihiin anagu meel aan daganahay oo maamul iyo horumar kajiro lama'arko kismaanyaaana ceebaa naga raacday waxaas oo dhanna dad asagu u horeeyo ayaa masuul ka'ah.ninkaas dhibtiisu intaaas noogu filan ee maaanta wixii kadnbeeya bal carada iyo dhulka anugu aan dagno oo awalba kismaanyoo aanan ogaadeen iyo harti/majeerteen kaxigin aan kadooraney oo ilawney in aan maaamulo iyo horumar kasamyno....kismaanyana xaqiiqda inta dibloogu noqdo awalba magaalo mareexaan gaar uleyahay maahayne aan hora uga socono oo nolasha reerku dhulka ayaga lagu yaqaan aan uguntano oo wax kabadalno waad aragteen isaaq iyo majeerteen dhulkoodii booosaaso iyo hargeysa sida aay udhisteene!


Posted By: anab

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1210
barre muxuu taray

walaalayaaal waxaan ka hadalayaa xaalada kismaayo,walaalayaal waxaa la yir waxa aan kuu horayn kuu dambeeye.waxaa mareexaan lagu laayo cayr ma maantay ayay ka saareen barre oo cayr ahaayeen walaalo lagu dilo dhalinyarada sade .oo dhiigooda laga iibin jiray cayr .maantana ma waxa uu rabaa in uu inta haratay ku laayo .bare ma waxa uu xasuusanayaa sidii uu mareexaan u galay oo ugu dhameeyay .hadii uu naftiisa kabadbaadiyay dagaalkii .walaalayaa waa in laga tashado maaalinkasta raga iyo dumar iyo caruur toona mareexaan uma dhaqna .war waxaa ha laga waantoobo oo ha laga tasho. dhibaato aan dhamaanaynin.markii wadanka la qabto rag kale ku istareexayo wixii ka soo baxa dakada.wabelaahitowfiiq


Posted By: caaqil

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1191
dad un dhaliisha yaqaan

Barre, Ahmed warsame , cabdi cigaal, cabaas iyo kuwa la mid ah waa geesiyaasha mareexaan. qofkii maamula boqol kun oo ceyr ah iyo xaalada ay soo mareen baa garan kara ama qiimeyn kara. Ganacsi iyo shirkado maadnu geyn, heyado iyo mashaariic maadnu geyn waxa kaliya ood ku taakuleyseen waa eed iyo dhaliil. waxaad tihiin " Nation without Heroes". Ama Meesha taga oo raga bedela lana tartamaama afkiina xun heysta waxaan catow iyo eed aheyn ma taqaanaane.


Posted By: raamsade

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1162
WAA KUMA BARRE

Barre waxaan qabaa in uu baa iyay beesha sade,
barre waa shaqsi waqtigiisa qaaliga ah iyo naftiisaba u huray inuu u shaqeeyo beesha cayr,
barre kama uusan qayb qaadan dagaladii foosha xumaa ee ka dhacay gobalka gedo, laakiin wuxuu beesha cayr ku laayay beeshiisa isagoo goobaale iyo seeraar u adeegsaday dad mareexaan ah.
Maanta markii ay ku biyakeeneen nimankii cayr ee uu watayna, wuxuu isku dayay inuu ku beer laxawsado ragii uu cayr ku laayay hawiyaa duulaan igu ah.

Bare iloowsha dhowaa cayr soo maahan ragii uu mareexaanoo dhan ka doortay


Posted By: Bariir

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1131
Bare hada tag awalna talo mahayn

Walaalayaal yaanan lagu daahin shaqsi danayste ah isla markaana aanan garasho badnayn, bare markuu kismaayo joogayna wax horumar ah kama uusan samayn waana uu kala dilay beesha uu ka dhashay, wuxuuna ahaa nin u shaqaynaya siyaasada beesha cayr oo uu ku hoos jiray oo uu uarkayay inay yihiin awooda uu kismaayo ku joogo, kadibna iyagii ayaa soo tufay waadna ogtihiinoo markay ku dhawaaqeen inuu burburay isbahaysigii waa asagii meesha ka soo hadaafay.

Waxaana halkaa ka cad inay mareexaana waa hore kala dhinteen cayrna ay iminka soo tuureen, hadaba iminka ayuu doonayaa inuu hadana mareexaan la hoos galo cabdulaahi yuusuf Eithopia iyo harti, waxaan hadalkii ku soo gabagabeeyay mareexaan ka wayn dad maalin walba lala hoos ordo dadkale.

Bare inuu dadkale ushaqeeyo maahane tiisa iyo mareexaan midna uma shaqaysan karo, marka yaanan lagu mashquulin shaqsigaas ee halaga tashado.


Posted By: badraan

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1131
raabaa naga qabtaye wax kaxun ayuu rabay!

waa arin lagu farxo inaan qasaro badan nasoogarin wana wax laganaxo in haadka lahubsanwaayo marka ninkaas wax kadaran ayaa looga baqayaye aan katashano ayaha dambe


Posted By: nabadjire

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1110
mar idage allaha dego marlabaadna anaa isdagay

walaalayaal shaqsi qoomiyad wax umatarikaro waxaana jira wax aad shar moodid oo qeeyr ah waa bil ramadaan yaan danbaabin ee bal wax hala hubsado iyo xaalada halka ay ku danbeeyso wbilaahi toowfiiq.


Posted By: cabdiyare

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1102
xaqa ayaa mideya dadka

wan idinsalamay aqristeyaal ,waxan filayaa in adkawada dharagsantihiin tariq nololedka sarkalkan anigase ilama aha inuu wax midaynkaro ee halaga tashado taladana dadka wax halagasiiyo kamudan asaga hadiikale wax kaxun ayaa la dhaxlayaa, mahad sanidiin


Posted By: M.Jama

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1048
Barre waa "Hero" Marexan wase ibniadam khalad &

Khaladkii ugu weynaa oo maxkamaduhu galaan.
Dad baa yiri waa guul stratiiji ah in maxkamaduhu qabsadaan Kismanyo. laakiin waxay aniga ila tahay khaladkii ugu weynaa oo ay galaan. waxay lumiyeen kalsoonidii qabiilkii kaliya ee Darood ay ka heysteen.


Posted By: Abdimahad

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1074
Maxkamadaha & Kismayo

Runtii waa arrin murugo leh in ay gaashaanbuurta isku magacaabay maxkamadaha ay handa daad iyo weerar ula tagaan beel kale oo Somaliyed. Waana mid soo cusboonayn doonta booggii hore oo aan wali bogsoon.
Taladu waxay ku haboonayd in wadaadadu ay muujiyaan tusaale hordhac u ah wanaaga ay ku doodayaan: Sidoo kale waxaa ayana lagama maarmaana in aan kala soocno Diin & Siyaasad, waa laba aan meel wada geli karin marnaba, taasina waxay muujinaysaa inay tahay ficil aan laga fakarin, culayska ay keeni karto.


Posted By: abdullahi

Posted On: Sep 27, 2006
Views: 1084
barre waa ininka kalih ee sade u soo baxey

waxaa iltahay aniga in aan barre lag maarmin ee beesh marexaan isk dhiciya dadka idku wareer gardaro oo midood waxa hubaal ah in aad isk kicinaysaan maanta maalin wax la isk qabsado ma ahan barre he is best marexaan


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->