Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: Talo Daarood

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1343
Barre Hiiraale wuxuu ahaa qabbaan Cayr

Bulshow waa idin salaamay. Bal ila eega amuurahan. Reer Sade soo ma waantoobo:

NIN ABEESO KORIYOW ADIGAA U AAYI - AXDI MA LEH HAWIYE (SIIBA CAYR) LAGU AAMINAA.

1) 1991 Xukunki miletari ee Siyaad Barre hormuuudka u ahaa ayaa la go'aansaday in Soomaali iska tuurto. Waqti yar kaddib, Hawiye wuxuu u xuubsiibtay, DAAROOD HA LA LAAYO. Waxay adeegsaneyeen caadaqaatihii Cumar Jees. Waxaan aragnay markuu Siyaad cararay, in maamulkii raggii la wadaagay 21 sano (Xuseen Kulmiye, Maxamed Sheekh Cusmaan iwm) ay tarabuunka Xamar ay kula ciidayeen reerkoodii Xamar qabsaday.

2) Markii xigay Cumar Jees ayaa Kismaayo Hawiye ku soo hoggaamiye, naceyb uu u qabo Harti. Wuxuu ka dhigay waa la ogaa. Muddo yar kaddib, Caydiid garabkiisa ka baxay oo u magacaabay caado-qaate kale Madaxweyne ku xigeen (Maxamed Xaaji Aadan - Majeerteen Ciise Maxamuud) waa la ogaa fidmadii oo ka kiciyey Kismaayo.

3) Markii seddexaad Barre Huuraale ayaa Ceyr ku soo hogaamiyey Kismaayo oo yiri, Mataanaha Galgaduud. Wuxuu ka dhigay waa la ogaa. Maanta, 15 sano kaddib, waa ka cararay Kismaayo asagoon xabbad tuurin. Waxaase ku haray Kismaayo kansarkii uu abuuray Huuraale.
15 sano kaddib, Barre Huuraale oo ahaa kabaqaadkii Cayr, kuna qabsaday


Posted By: luuq ganane boy

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1354
talo bixin

aqristayaasha webkani waan idin salaamay,hortu webkani ma waxuu u furanyahay aflagaadada mas uulka barre hiraale mise in lagu kala qeeybiya besha sade.war sadow waxad ogaatiin in barre uu ahaa shaqsi jira in badana u soo hoyiyay beshiisa guulo lataaban karo.mareexaan waxuu leeyahay korneelo iyo wax garad badani majiro barre inta uu qabtay nin qabto laga soo bilaabo xiligii doowladii sade eey dhacday.barre sida aad lasocotiin inta uu duur galay nin galay majiro.in kastoo barre uu qaladaad farabadan galay hadana lama oran karo waan ka maaranaa.soomaliduna waxeey ku maah maah daa fartaadoo xumaato firdhis kaagama harto. gushana qof eey la dhalatay majirto barre siyaasada wuu ka gabi dhacay oo shirqool ayaa loo dhigay sidaa darteed barre waa shaqsi waxuu awoodaa in uu iska fadhiisto gurigiisa raacdana danihiisa qaaska u ah hadana waxuu rabaa in beesha sade eey is garab istaagan qalad waa dhacaa waana laga soo noqdaa.fadlan waxaan idin ka codsanayaa in aanan la soo faar farin waxii tagay la iskuna tanaasulaa.sade ma qeebsami karo.soomaliya waxaa ka taagan siyaasad guracan oo laga leeyahay dano qaas ah laguna doonaayo in lagu qabsado gobolada besha sade.waxaan ku soo gabgabeenayaa fadlan hala iska tuuro waxii tagay boog biskootay yanan la dhaawicin markale hooshani waxeey u baahantahay wax garad siyaasi aqoonyahan odayaalka dhaqanka waxeey rabtaa in badan in laqaadaa dhigo teeda teeda wacan laraaco.barre lagama heesto kismaayo qofkastaa ha ku tashada arintaasi beesha sade ayu oola simanyahay.hada waxeey mareeysaa waxii dhiig lahoow kaca.......


Posted By: mesbal

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1366
masaanbaa udanbeeysay reer sade

waan idin salaamayaa dhamaan beesha sade dal iyo dibaadba marka xigta walaalayaal waxaan idiin rabaa inaan halkaan ka dhibto rayigaayga inugoo ah gabar beeshsade ah walaalayaa waxaan arkaa dad badaan oo eedaynaaya bare maxuma qofka waxuu yahay in lagu sheego laakiin wa xaa larabaa inaan boog bis kootay ladamqini oo waxa laka la saaro oo lamisamo qalad kooda iyo sax dooda

1 barre inu mareexaan difaaco maxaa dana oo gaaar uah oo ugu jira jawaabtu mida 2 barre maalintii gedo o dhan laqabsaday inu duur kasoo jahmadeeyo asoogo sidiinoo kale qaboow doonanakar maxaa kukalaifay 3 malitii nin mareexaana loo diiday kismaayo inu xataa farrist meel shaaraca oo ay guryahay kasoo bixi waayeen inu hadana duur ugalo maxaa dana oo ugu jirtay jawaabtu waxaa weeye wuxu difaacayay sharafta tolikiis 00 aad kamid tihiin ee iska daaya cuqdad iyo wabu nin xabaad kuriday


Posted By: samsam

Posted On: Sep 30, 2006
Views: 1306
waa dad cudad kukalaqaybsan

marka hore waa idiin salaamayaa sanaal kadib walaalayaal horta wibsaydkaano ma waxaad ufuraan tahay aflagaadada bare iyo kufarxida dhib kiisa horta barre maahan waxaa dhibku gaaray waa dhamaan beesha sade dal iyo dibaadba waana inu dareemo qof kastaa oo mareexaana dhibaatada beesha sade mana ahan inu qosool kikiki lyiraahdo baree hadu rerkiisiibu kcaraaray kikiki taas wax meelaha lala tago maahan ninka raaga guushu lamaa dhalanin ama waa gul daraaysataa mam waa gulaaysataa qalaadna waa dhacaa waana lasyska raalikaliyaa waan wada og nahay wixii dhacay beelweynta sadane ayaana xalisay waana laysaga hooyday maxaa kudamqanaaya oo aad rabtaa inaad so qood qoodo dakaan qaliga yaro iska had laayow ogaada kimaayo sadaa laga qab sadaye barre lagma qabsanin haween kiinni ba wiilal yaryar oo usc ah baa xabsiyada ku guraysa daka qaara waxaay la taagan yihiin qosool waayaab maqosalba mise waa hoohin koor ahoow bare adan shire warsame guuleed


Posted By: Wax Garad...............

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1248
do you know?

Horta Barre waa ninkii ugu wanaagsanaa qab-qable dagaal. Wuxuu ahaa nin siyaasaddiisu dhex-dhexaad tahay laakiin waxaa ku dhacay wax la yiraahdo "Fan-salakha", wuu yar simk-biriroxooday, yacnii waxaa la waynaatay caarka Gaashaandhigga oo runtii ahaa dhega libaax oo uu cadawga Somalia, Mr. Yuusuf u dhiibay Barre.
Laakiin Never too late. Barre maanta bisha iyo qorraxda ayaa lagu doonayaa sidii loogu soo celin lahaa Kismaayo, laakiin waxaad moodaan mid ku imaan doono qaab dagaal.
Tolow reer Gedood Askar uu ka helay wax u tari mahayaane,Raggii mudug-na meel ay soo maraan ma lehee, barre muxuu samayn? Midda kale barre miyaa gooyo talada dadka reer Sade mise meel kale ayay ka go'daa?
Haddii ay Barre ka go'do taladu, naga raadi beebaha Xabashida dushiisa, balse haddii ay jiraan odoyaal cuqaal ah oo wax garanaayo, Barre waxaa loo sahayi doonaa Baydhabo oo uu waziirka ka yahay.
Mareexaan tasho, ku tasho sida caqliga inshaanka ee fayow ogolyahay. Garana waxa danta uu ah.


Posted By: kaligiis wiil

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1334
xaalku eed majooto eee wixi dhiig lahow kaca.

Viva cornel barre, mariixaan afkanoolayaal ayaad iskugu dhuruteen, barre waa hogaamiye mariixaan inta qof wax kabadan inta uu isaga beesha uqabtay qabta laga helaayo, hadana waxaa baardheera loogu caleema saaray inuu yahay sheikha mariixaan, oo hogaaminaya maxkamada mariixaana ay halkaa ka dhisayan waayo kitabka ay sheikh goobaale iyo shiekh indhacade yaqaanan isagaba wuu yaqan, hada waa sheikh barre aadan shire jazahu lahu kheyr, waa mujaahid.


Posted By: Bulshale Aden

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1328
Barre ma midayn karo cidna?

Ugu horayn Barre waxuu iibsaday Daroodnimadiisa asagoo hawiye Qaaraan la gaalay waxuuna ajalay walaaladiisi Harti & Absame kuwaas oo la difaaci lahaa guud ahan Koonfurta Somaliya.

Waxuu ku xijiyay inuu Col: cigaal iyo Jamac dheere oo u laayay ka amar qaata Goobaale waxuuna ilaa iyo xad isku dhajiyay nimankii araxda ka jabinayay (Ceyr) ilaa uu ugu danbayn duhur ka huleelay Kismaayo hadana uu kaba cabsanayo in Gedo loogu tago.

Ugu danbayn waxuu ka so horjedsaday mawqifki dawladii uu wasiirka u ahaa ayadoo taas oo dadkii la cajabeen.

Almuhim ninkaas siyaasada Darood iyo mida Marexaanba waa fashiliyay marka waxaa u roon inuu retire qaato.


Posted By: cabdi raxman cali adan

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1322
talo bixin

inkastoo barre uu qaladaad farabadan galay oo sade dhaxdiisa uu kala qeeybiyay isla markaana uu aaminay idj mishin uu u dhigay c/yuusuf uu ku dhacay hadana waxi soo dhacay oo dhan waxaa ka daran tan haatan taagan oo ladonaayo in lagulala wareego goboladeena oo dhan sidaa darteed waxaan ku tala bixin lahaa in aan ka har waxii horay uu dhacay oon gacmaha isqabsano iskuna tashanaa isla markaana aan garab istaagnaa barre hiraale waayo guulo faro badan ayuu u soo qabtay besha sade hadaan nahay waxaan markale ku celinayaa in la iska iloobi waxii dhacay


Posted By: ali yasiin

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1219
barre

waxaa illtahay barre waan u mahadcalinyaa sida oo uga soo baxay kismaayo waxaa ku soo duuley kismaayo ajnabi iyo wadaado wado shaar qabiil.
waxaan uranlaha illahay ka baqa waa isk dhaaf dadka aad dhiigiis baneysateen, taas waa wadaad
waxaa uran laha barre isk samir kismaayo oo udaah wadaado ku sheek iyo amxaaro injirey waxaa kal helaan


Posted By: Maxamuud INdhaguduud

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1181
Talado mar bey Gacantaada ku jirtay

Dad badan oo arrimaahaan wax ka soo qoray ayaan meesha ka akhriyey, talo wanaagsanna waa bixiyeen, marka waxaa ila haboon Barre Hiiraale siyaasadda waa ku guul daraysatey , dabinkii uu Cabulaahi Yusuf u dhigay ayuu ku dhacay oo uu Mareexaanna ku riday, sidaas daradeed Barre siyaasadda ha isaga baxo, xoogii Marreexaan waa kala qaybiyey oo maanta dad isu soo noqonaaya uma eeka, halla magacaabo masuul kale oo xilkaas noo qaaada.
Mahadsanidii..


Posted By: jaamac

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1146
com

no more warlord any more we are tire of it
waryaada ha is daalina wadankan diinta islaamka ayaa lagu dhaqayaa. qabiilna waxba kuu tarimaayo aduun iyo aaqiroba. hadii ay nimankaan qabiil wadaana waxii ka dhacay xamar,jowhar,hiiraan, kama dhaceen kismaayo waxbaba kama dhicin.warlordna isku meel ayuu marayaa.intaad qabiil iyo qof difaaceysaan difaaca diinta iyo dalka taas ayaana aduun iyo aaqiro kuu roon. iimaankana alaha idin galiyo. iimaan haduu meesha yaalo qabiilba uma hadasheen.


Posted By: jaamac

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1109
com

no more warlord any more we are tire of it


Posted By: dahir cabdi xirsi fuje

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1076
xaalada lasoo daristay kismaanyo

a/ww
waxaan salaamayaa dhamaan beesha sade meelkasta ooy joogaan marka xiga waxaan ugubaaqayaa meelkasa oo joogaan in aay ilaabaan waxii dhexdoodaa karkaa kadib aay kadabaaqtamaan dhibaatada loo geestay oo dadkooda lala dultaagan yahay marwalba wax la ilaawikaro maahan gabdho aan sharci lagu xirin oo lagu xiray gardara cad oo dad qabiil sheeganayaa xirxirtay marka markaad gabadhaada sharafteeda dhoowrto ayaad sharaf leedahay hadii kale waxaa tahay nin ku gabanaya gabadhiisa oo naftiisa u huri layahay in uu kudhoorto sharaftiisa &xaqdarada lagagalaayo
dadkiisa walaalayaal mawaxaa la aqbalikarnaa usc in aay anaga maanta natiraahdo waxaan idiin fidineeynaa diin waa aduunyo madaxa kusocota taasu marka walaalayaal waxaa maanta xaq ah in aan isdifaacno oon dadka ujeedada gaarka ah leh ee kusoo duulay magaalada kismaanyo aad cashar lama iloowaan ah udhigtaan siidii gedo markeeysoo weerareen ama galguduud
intaas waa waxa aan qabo mida kale maanta in aan bare aheyn mahogaamin karo sade waayo waa nin dhiigleh kanadanqado afgobeedka ama aflagaadada loogeesto beesha sade mana ahan wax maanta aan isweydiineeyno oon leenahay maxuu qabtay laakiin bare hal cilada ayuu leeyahay meeshaasuna waa tabac la aanta ayadana waxaa lagarabay in aay saxaan dadka waxgaradkaa ee beesha sade
marka walaalayaal waxii dhici lahaa waa dhaceen waxii naloogeeysan lahaana waa naloogeestay waxaa haray waxaan kagadabaaq tamilaheen mida kale raga halkaan usooqoray kalmadaha aan ufiicneen in aay kuhadlaan dad udhashay beesha sade waxaan filayaa waa dad aan udhalan oo qasaaya figradaha beesha
wcs/ iliinge cabdi


Posted By: axmed xaaji

Posted On: Sep 29, 2006
Views: 1102
bare hiiraale

waxaan beesha sade kula talinayaa ineey ka haraan bare hiiraale oo shalayta ahaa ninki laayay beesha sade oo kala jirsaday beesha ceeyr marka maanta inuu yiraahdo waxaa la soo weraray besha sade oo waxa soo weraray beesha ceeyr aniga waxaan u arkaa arintaa in uu bare dantiisa ka hadlay oo uusan ka hadlin danta beesha sade marka waa doqonimo hadaan bare sii dabasocono waxaan qabaa naiga aan raacno dadkeena wax garadka ah aan raacno culimadeena akhyaarteena aan taageerno maxkamadaha islaamiga oon u arko in eeysan ku jirin wax qabiil ah sheeydhaanka yuusan idiin sheekeyn ilaahay ka baqo hana ka harina umada soomaaliyed
waa walaalkiin axmed xaaji


Posted By: ina shire adaan

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1156
qabyaalad dugsi maleh diinta raaca reer sadow

qabyaalad dugsi malaha reer sadow diinta raaca bare umada soomaali ma mideynkaraa waa may marka hadii aan nahay bahda reer sade waa waajib inla helo nin mideyn kara dadka soomali si loo helo nin masraxa meteli kara bahda reer sade
marka ilaah ka baqa
raaca mowqifka ugaaska sade sida uu ula nool yahay umada soomaaliyeed waa in la helaa nin dadka waanageena tusinkara iskari aqooon maleh nin dr ah waa in la sharaxdaa
layska ilaawa maquunin ama askari aqoon gaab ah viva diinta islaamka hanoolaadaan reer sade


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->