Total Comments 183 | Start A New Comment
Post Info Comment
Posted By: maryan

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1401
tuday

a/w/w marka hoore walaalayaal dhamaan inta ku abtirsada beesha sade waan idiin salaamayaa salaan qaliya marka xigta waxaan nahay dad eed kasamaysan walaalayaa horta barre hadu qaldamay malaagi mahaan ee wa ruux bini aadana oo waliba bare mahaan dadka talad matooxsada ee waa nin toolka udhaga nugu beelah nala midka beel kas taa waxaay leedahay hoogamiye kooxeed qaarkood waay dilaan wayna caburiyaan hadan waxaay wax kasta ku iloobaan siyaabo kaladuwaan haba uhoorayso inaan dagaal dhicin walaalayaal barre hadu qaldaomo waxaad tihiin dadkii qabaan lahaa marku qaldamana qabaan lahaa ee hadii qoof kastaa banaan ka ka nac nac leeyo maxaay tarayaa maxaase noo socanaaya walaalayaal maxaa idiin diiday inaad xasuusataan maliti caydiid qab saday gedo gees ilaayo gees bare soo maahayn nikii duurka ugalay soomahaayn ninkii malitii wiilasheena lagu laayay kimaayo oo shaarac yada lugu shabaaxayayiyo ayra boorad soo bare mahay ninkii ka dhiidhiyaay wax yaalaha diciifka markaad kukala geeynaysaan beesh sade war dub isgu laabta oo kamid nooqda dadka walaalayaal soomalidu waxaay ku maah maahdaa waxaas day adigu waxaa ka soo keeyo day waxaa ugala jeeda qalaadka baree haafiiriininee waxaad kudartaan sida uu naftiisa ugu galay difaacida beesh sdae wa
wabilaahi tawfiiq


Posted By: Farah

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1452
dumuuc Al-timsaax

Waxaa la yaab leh shacabka beesha sade oo uu horay uga istiqlaalay(exploited) maxamed siyaad oo 20 sano xukun-kiisii ku difaacayey dhiigooda, badalkeeda aan wax u qaban, oo aad ogtihiin wixii ka dhacay ee cadaab addunyo la dhan-dhansiiyeey caabudwaaq iyo nawaaxigeeda; iyo ayadoo sidoo kale maxamed siyaad ku raftey mrkii uu dhacy.. .. iyadoo barre hiiraale u kun jeer ka daran yahay maxamed siyaad uusana leheyn wax Political skills-ah haba yaraatee... in beesha reer sade aanay cashar ku qaadan oo wali in badan taageeraso qaladka iyo beerta miinada ah ee uu ku socdo barre.
miyena la mid aheyn: fircoonkii dadkiisu raaceen oo aakhirkii duleystay, maxaa yeelay markii horaba dadkiisu faasiqiin bey ahaayeen.


Posted By: ahmed

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1432
dar daaran beesha sade

waxaa wax la,isweydiiya ah barre waa shaqsi katirsan beesha sade awood uma laha marna in mooryaan uu dadka ku xiro marna uu amxaaro ku xiro marka waxaan dhihi lahaa 9 kii sano ee kismaayo uu cunayay dekada yuu wax u qabtay yuusa heshiis lagalay in dad la,laayo mooyee waxaan dhihi lahaa barre haday jiraan dad yaqaan shaqsiyan amaba lahadlo kula taliyah in uu iskaga fadhiisto dagaal kale in dhalinyarada lagaliyo ama beel dhan oo nabad ah ,oo gedo sanadna abaar ku layso sanadna daadka qaado yaanan sanadka sedexaadna dagaal lagu laynin su,al baan weydiinayaa dadka hadii barre sadoo dhan afar nin oo mooryaan ah is baheesi kala dhigay maxaa diidayo isbaheesi lala noqdo kuwa ka balaaran kana badan oo ah maxaakimta ???????


Posted By: ali

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1423
waxay tahay

kismaayo shaley mariixaan ayaa haystey cid abood kula tartameysey ama kula tartami karto ma jirin waayo cayr kismaayo ma degana mana dego afar wiil oo ku soo raacdey oo kula nool magac mooye jahooyinka xataa waxa jira kalama aysan aqoonin webi,bad ama duur meesha uu ka xigo dad garanaayo ma aysan aheyn daaroodna waxii miir qabey dagaal mariixaan looga har ayey war ku soo gabagabeeyeen war,marka ujeedada meesha taalo ma ahan diin iyo wadanka ayaan xasilineynaa ciidanka la wato xataa ma oga sababta wadanka leysugu balaarinaayo sababtu waa laba ujeedo oo kaliya 1.in dowlada daaroor aysan shaqeynin oo waqtigeeda meel cidlo ah lagu dhameeyo oo dadka diin lagu jalbeysiiyo bacdamaa dad diin jecel ay yihiin ileen iyagaa awalba dagaal dadka la dabo taagnaa booskii dagaalkana diin aan jirin lagu bedelo.2.in xukunka gacanta ceyr dib ugu soo laabto inta odeyga waqtigiisa la gaaraayana ay dadkii ay waalen ay sii dejiyaan si ay u kasbadaan in la doorto,laakiinse taladii ayaa ka luntey waayo seerar isbaaro ayuu ka soo kaxeeyey bare oo waxuu ka dhigey madax magac dheer ayuu heley ayagoo sacad ku shaqeysanaayo oo ciidan u ah ayaa dad laga dhigey oo magac loo yeeley,hadeerna haddii leys fara saaro sacad ayaa ciidan helaayo oo istafnimadoodii ayey ku noqonayaa,ogaadeena xoolo dhaqato ayaa meesha ka degto sanooyinkaani nabad ayey helen haddii ay nimanka baabuurta wata iyo kuwa itoobiya ka yimid ay u been sheegaan oo ay la dagaalgalaan iyagaa cirka roob ku og waxa gaaridoonana iyagaba wey ogyihiin oo in loo shego uma baahna,marka nimanka haddii loo bogi waayo wax cabsi ah ma ama guuldari ah oo laga baqaayo ma jirto taasi hala ogaado.


Posted By: Ahmed Amin

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1425
BARRE KISMAYO MA SOO DHICIN KAREE YUSAN IS DAALIN

WALALYAALOW waxaa barre u sheegi lahaa inuusan isku daalin kismaayo waqtigiisa wuu soo qaatay mareexan wax uu u qabtay iska daaye ayagii buu qaar u laayo & qaar uu Cayr u GACAN GALIYO noqdeen maaantana waxuu doonayaa inuuu mar kale dhiiga beesha ku daadiyo dhul aysan difaacan karin.
kolay hada baardheere hadii uusan iskaga tagin waxaan u maleyn in la soo qaban doono insha allah .
mahadsanidiin


Posted By: I Sugulle

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1428
Talo iyo wax isu sheeg

Ascww waad salaaman tihiin dhamaantiin.
Waxaa oran lahaa dhamaan dadka u dhashay beesha sade in ay iska dayaan is eedaynta iyo is qilaafka hadii kale waligood ka bixi maayaan dhibaato iyo rafaad, meel walbo oo ay beesha dego waa meel aad u baa ba san oo wax yaala aysan jirin hadan way isku haystaan kanaa reer hebel ah iyo kanaa reer hebel ah.
Waxaa loo baahan yahay in aan caqli yeelano oon aduunka la socono,oo qaladaadkii shalay aynu galnay aanu maanta galin, gedo shalay way bur burtay waxaana bur buriyay caqli xumo cidii doonto qaladka ha lahaatee wali kuma aynu caqliyaysan maantana kismaayo ayaa gacanta ka baxday,hadaba maxaa inoo diiday in aan la socono dadka oo mar walba nagu xiray hal nin oo reerka oo dhan taladiisa gacanta ku haya marna qolo noo geeya marna nagu dira?
Shalay Bare asagaa cayr la heshiiyay maantana way kala baxeen, hadaba maxaa beesha u dan ah ma in ay bare raacdo mise in ay noqoto mid la qabsata dadka wax?
War shalay ma mareexaan oo qura miyaa haystay Kismaayo mise dad ayaa kula haystay?
Maxaadse ku diidaysaa in aad maan dadkale la wadaagtid?
Waxaan aniga ku talin lahaa in beesha sade ay wax la qabsato maxkamadaha oo aysan sameyn qaladkii shalay Gedo ka dhacay oo aysan markale Amxaaro soo kaxaysan ninkii Amxaaro soo kaxaysto asaga ayay ugu hor cayrinaysaa.
Shalay Mareexaan ayaa xabashi soo galiyay soomaaliya maantana ma jidkii ayaan ku socnaa?
Maxaanse ka faaiidnay Tigreegii shalay?
Waa in aanu sidii shalay hormuud ugu ahayn soomaali oo dhan dhinaca diinta hada ugu noqonaa oon iska daynaa Hawiye ayaa nagu soo duulay.
Kismaayo qayb lixaad leh ayay beesha Sade ka ciyaari kartaa haday la shaqayso maxkamadaha waxayna ka heli kartaa in ka badan intii ay ku haysteen xiligii Bare Hiiraale.
Hadii aanu sidee sameyn wayno waxaanu maraynaa lahkii shalay aanu marnay iyo baa ba.
Intaadan falin ka fiirso ayay soomaalida tiraahdaa marka reer Sadow ka fiirsada waxa aad samaeynaysaan.
waxaan Allah ka baryaynaa inuu xaqa na tusiyo.
wscww


Posted By: Hassan

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1457
Barre Isagaa Is Jebiyey

Iimaan laawe barre Aaden shire waxuu u dagaalami jirey weligiis hungiri kii ku qabsadana wuu ku dili jiray mana ahan nin dan mareexaan baad sheegaysaaye dan reer shire xataa dan kaleh oo aan ka ahayn hungurigiisa iyo sadanadiisa taas waxaa tusaale u ah in uu laayey mareexaan ragii ugu halyeysanaa waxna uu dhaawacay qaarna ay isaga tageen isku soo duuboo barre cararka ceebtaa uga daran mareexaana waxaan kula talinlahaa ha u arkina bare hiro ee u arka danayste maalinba cidii u dab gelin karo galiya si uu danihiisa ugu gaaro, waxaad tiraahdeen gedo isgaa ka kiciyey waagii lagu soo duulay hadaba ragii ka kiciyey waa raguu laayey iyo kuwa uu dhaawacay iyo kuwa uga tagay dalka isga iyo kuwii uu markaas sokeeyaha dhaw ka dhigtay, hadii uu wax xoreeyey hadda ayuu is difaaci lahaa, haduuse wax xorayn . balse waa iga talee raaca qof alle iyo qofkii diinta alle idiin wadda kuma qasaaraysaane, barrena yaan laga yeelin in uu wiilashiina baadil ku laayo. Waad mahadsan tihiin.


Posted By: mj farah

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1487
kismaayo for mareexn

marxeenku waa daagalah ee siiyasid maa laah'
aaduunkan waxa waadah siyasad waxan ka xuumahay
iin laaga'caariiyo mr bare kismaayo
aasugu kaligi maaqabsan kismaayo mareexn baa laaqbat laakiin siidi shedan ciirid muraayad kaheelay aayu ku dhagay kaligis siiyaasad maalah
meesh wadado maajiireen
ee daagalmao yoyu can do it you did befor you can do it kno .


Posted By: wiil sade

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1471
about HIIRAALE

kani waa wiil sade oo ku nooldalka mareykanka waxan doonayaa inaan idiin sheego raga ka nac nac leh allwadani yow nin ba wuxuu ahaa buu noqon barre waad garaneysaan dhamaantiin waa ninkii kakicyay raga ayaga ah gedo dooni mayo inaan magacaabo raguu ka kiciyay laakiin hadiyo dan weydnu barran barre wuxuu ahaa buuna noqon ee daba dhilif yada daba socda nibanka daqsiga korka kasaaran yahow hadhow ha eedina kismaayana ninkii lahaa baa qaadan kuwa joogana waa kusimayaal kuwa imana waa shaqaalayaal ee ninba waa markiisa dagaalana rag waa kukala raayaa ee kuwa madagaalamayaasha ah ee sidii habrihii saxaafada la ordi waxaan kuma gacaabaa iygoo kale naaga lamoodyo


Posted By: Wiil Mareexaan

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1465
BARRE WAA MAREEXAAN, MAREEXAANA WAA BARRE!!

waxaa mucjiso ah in maanta niman mareexaan sheeganaaya qol isku soo xirtaanoo hadana ninkii 16 sano oo lasoo dhaafay mareexaan duudka kuwaday eey gaf iyo aflagaado kadaba qaataan.

Kismayo Barre lagama qabsane mareexaan baa laga heeystaa taas ogaada. tan labaad ama jeclaada ama nebcaada, Barre Hiiraale waa ninkii soo noqda ragii maanta shisheeye Mareexaan kala saftayna waajibkooda waa la marin.

maskiinka websitekan qora waan aqaan, waxaase kasiiliita dadka kabo-qolofkaas ka warqaata oo xarafkuu soo qoroba sidii quraankii u xifdinaaya.

waxaan warkan kusoo gabo gabeeynayaa, somaaliyu waa istaqaan, Mareexaana wuu isyaqaan marka ragii shisheeye raacoow Barre iyo Mareexaanba weey soo socdaane meeshaad gali laheeydeen raadsada.


Posted By: Wagad

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1482
BARE NIN HANWAYN MAAHAN KIKIKIKIKIK by seeraar


Walaalayaal shaqsiga aad ku daalaysaan, waa shaqsiga 7 sano cayr u shaqaynayay maantana iska tag la yiri, waxaase iiga sii daran waraysigii seeraar " Barre nin hanwayn maahan" taasi waxay ku tusaysaa inuu ninku yahay nin la yeeshay.

Waxaan kaloo idin waydiinayaa waa iyada dagaal iyo abaabul ayuu wadaa la leeyahaye ma Harti iyo cabdulaahi yuusuf ayaa dumaalay markuu cayr soo ceyrshay, walee waa yaab waa moodayay in CIISE barre halkaa gaarsiinayo.

Waxaad ku quusataan bare waxaa kismaayo ka raacay Cisse,Cabdi shire, Aaadan koronto iyo xoogaa dhuuni qaatayaala, reerkiisiina bare waa ka cararay, culumadii mareexaan ee hubka kala wareegi lahayd ee maxkamad ku dhawaaqi lahaydna wuxuu yiri waa dagaalamayaaaa kikikikikikiii..

Ceeb iyo foolxumo ayaa kaa ilaahay la maagaya maanta amxaaro ayuu dan mooday ee walaalayaal ha ku daalina ................................




Posted By: CILMI

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1497
KANI GALBAY KU KALE MOOYEE

Waxaa yaab ah in waqti xaadirkani leys weydiiyo Barre inuu mideyn karo beesha Sade. Qofka xilkaska ahi wuxuu dadkiisa wax taraa intuu talo leeyahay,Barrena maalintuu tabar lahaay talo malaheyn maanta uu talo leeyahayna tabar malahan, waxaana kusoo gunaanadayaa qoraalkeyga KANI GALBAY KU KALE MOOYEE.


Posted By: JAAMAC

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1509
BARR E MA MIDAYN KARA SADE

ASALAMU CALYKUM SALAN KABACDI WAXAAN AAN MARKA HORE CAN BARAYNAYAA MAXAKIMTA MAGACA US C HUWAN EE QABSADAY KISMAYO HADAN ADUULANKA KU AH KISMAYO WALAALAYAAL MANTA SHEKADU MA JOOGTO BARRE IYO HEBEL EE WAXAY JOOGTAA DAGAAL IYO WEERAR MARKII LAGARO XILIGA NABADA ARINTAAS AAN IS WAYDIINO WAA RUN WAA JIRTAA BARRE INUU AAMINAY CEYR OO MARNA UU KU DUULAYAY HARTI MARNA ABSAME MARNA JAAMAC DHERE MARNA CIGAAL WAXAAS OO DHAN WAXA KADARAN TAN JOOGTA MAANTA NINKII MOODAYA KISMAYO IN LOO SOCDAY OO KALIYA ADIGAA ARKI MAXAKIMTA SHAYDANKA OO BAARDHERE LAGA CEL CELINAYO. NABAD GALYO.


Posted By: Ahmed

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1542
boonnimo qofkii u dhashaa weligi waa boon

mareexaan xooggiisii iyo ciidankiisii oo dhooban buu 1991dii afar wiil oo reer miyi ah caasumaddii iyo guryihiisii uga cararay ,haweenkii iyo caruurtiina waxaa ka horbaxay taliyihiin guutada labaad ,taliyihii qaybtii 77 ,iyo talihii salaan sharafta ,intaas waa lama inkiraan oo qof kasta oo soomaali ah baa og(raggaasna magacooda dushaa laga wada xafiday).
maanta kismaanyo waxaan ku waynay waa qilaaf iyo liidasho asal noo ah ,wayna cadaatay inaan guul dagaal gaaei karno weliba si fudud ,laakiin aynaan haysan karin guushaas ,oo midkiinba kan kale rabbi tuso markay ahayn in la wada xagsado guusha dhiigga dhalinyarada lagu soo hooyey .
Barre taalo in loo taago buu mareexaan ka mudan yahay ,wax badan oo aan qof walbaa garan karin buuna ku tooran yahay,barre iyo ragga uu ku tiirsan yahay (dhalinta u hiilisa)waxay ka soo hareen boqlaalkii sarkaal (sarreyayaal-gaas ,sarreyayaal-guuto ,G/sare ,G/dhexe etc) ee beesha u dhashay ,ayna ahayd inay difaacaan sharafteeda.
barre qalad kasta oo yeelan karo ,waxaa looga cafiyayaa ,wanaagii hore iyo sida uu mar walba beesha sharafteeda ugu tafaxaydan yahay.
reer sade yeysan afka marmarsan qabiil iyo reer hebel baan saaxiib ahayn oo na siray ,dhabtu waa inaan innagu isjebinay ,oo qaarkeen na jebiyey.
aan baranno in guul la garo haysashadeedu ka hawl badan tahay.
aan barano inaan siyaasadu saaxiib joogta ah lahayn.
aan barano in cadawgaaga cadawgiisu saaxiibkaa yahay.
aan barano in dantaada hara eey loogu seexdo.
w/s/caleykum.
Ahmed Ali



Posted By: Ali

Posted On: Sep 28, 2006
Views: 1529
Sade haddii ay u dagaalaan barre waa wax ma garato

Salaan ka dib haddii barre Kismaayo weerarayo ninkii raaca uu yahay qof daciif ah oo aan wax garanayn,barre iyo inta raacsan waxaan u hayaa arin ay maanta ku liibaanayaa labada daaroodba,waxaan kula talinayaa in ay Gobolka gedo ka xoreeyaan xabashida,
arintaas ayaa ah mid uu magac&jano labadaba ku helayo.
haddiise uu doonayo in uu boqolaal wiil oo kale oo xabashi horkacaya uu maantay la aado Kismaayo waxaa u galaya daariiqda ugalaya magac xumo,waana laga adkaanayaa inshaa allaah.
haddaba aqristoow ii sheeg taladaan talo ka wanaagsan haddii aad hayso.

Ali .
Ali ama caasho magac kasta lahaw ,waxaan ku oran lahaa ,hadal haamo ma buuxsho.
hadaladii raadiyo kulmis yeynaan ku daalin,waxaad u haysataa shiikh goobaale iyo rag lamid ah inay janno qaybinayaa ,waxaan hubaa inaadan aqoon raggaas ama aad kamid tahay.
Ahmed


Pages [ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 ] Next Page ->